Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Tuesday, September 27, 2016
WAA MUQADIS IN BARIGA AFRIKA SOOMAALIDU KA TALISO.
WAA MUQADIS IN BARIGA AFRIKA SOOMAALIDU ISKU TALISO KANA TALISO.
ma yeelin taadana diid toodana yee markey arimahu diin isugu soo biyo shubtaan,
ummadda soomaaliyeed waxaa loo jajuubey dad dhul iyo dadba ka haysta,shilimaanta ay dadka,adduunku ugu tabarucana wax ku yeela jiritaanka ummadda soomaaliyeed qaarkoodna kuba laaya kuna af xira si aysan qayladoodu u gaarin fagaaraha adduunka iyo dadyowgii bixiyey shilinka dadkeena laayey,

hadii aan hogaanka ummadda soomaaliyeed qabto waxaan balan qaadayaa in dadka soomaaliyeed xukumaan itoobiyaanka, dadka soomaaliyeedna waxaan ka hoos saarayaa xukunka itoobiya.maadaama ay u jan jeeraan ilaa hadana leeyihiin astaamaha xayaanka iyo dhaqankiisaba macquulna aysan noqoneyn in bini'aadam dhaqan xayawaan lihi xukumo bini'aadam taam ah.itoobiyaanka iyo kenyankuba uma qalmaan iney soomaalida xukumaan.
waa danbi weyn in dalal badani u jujuubaan ummadda soomaaliyeed itoobiya iyo kenya iyagoo qiil qarsoon uga dhigaya diin.
ma aha af lagaado aan qowm u saarayo lakiin waa wax jira oo xaqiiq ah,
hilib ceeriin oo la cuno waa dhaqanka xayawaanka iyo oontiisa.
jirka oo la jeex jeexana waa u dhwaanshaha xayawaanka iyo astaamo xayawaan.
ummadda soomaaliyeed waa qoomka ay muqadiska tahay iney isku xukumaan xukumaana geeska afrika.
waana mid ay muddan tahay ummadda soomaaliyeed hiigsigoodu khasabkana ah.oo aan cidna loo daba fariisaneyn.jiritaanka ummadda soomaaliyeed malaha GORGORTAN.

bariga afrika cida loo daba fariisan karo waxna laga weydiin karaa waa dadka soomaaliyeed,waayo dalalka dareiska la ah soomaaliya ama dadyowgooduba waxay isku dayeen iney tirtiraan jiritaanka ummadda soomaaliyeed iyagoo mar marsiiyo ka dhiganaya arimo diimeed,oo aan meeshaba ool waxayna kalifeen in dadkii soomaaliyeed siiba noqdaan xagjiro macangagiin ah,taasna waxay keentey kala qaysanaanta ummadda soomaaliyeed waana gundhigii siyaasada ay nagu soo weerareen markii lakala soko marsadey dadkeenii laysku direy dadkeenii,
arinta ummadda soomaaliyeed loola yimid waxay aheyd taadana ka tag tayna yeel,
ficilkaas foosha xun ee dadkeenii siyaasad ahaan lagula dhex raftey wuxuu dadkeenii ku noqdey nabar aan daawo laheyn ilaa lala jaro adinka mooyee,
waayo marka arimaha diinta laga hadlo dadkeenu waxay u kala baxaan dhowr qaybood,qaybta uga darana waa kuwa yiraahda waxa meesha marayaa waa cadow guud ee ma aha mid anaga noo gaara,
marka lasii baarana waxaad arkaysaa dal soomaaliya dad iyo ciidan ugu soo direy MATALAAD CAAWIN xaga kalana ku dulminaya soomaalidii ku hoos nooleyd ee khasabka uu ku haystey,
hadaba waxaan leeyahay soomaalida aad u soo gurmateen iyo tan aad jajuubka ku haysataanba layneysaana waa isku mid waana isku dad,waana isku magac.waana isku af isku dal isku diin.
inta kenyta ku jirta ee la khaldtayna WAA XAGJIRIINTEE anagaa naqaan sida loo soo af jari lahaa ,loogana soo reebi lahaa kuwo la dan ah ummadda soomaaliyeed waxna ka hiigsan kara GEEDIGA UMMADDA SOOMAALIYEED KU JIRTO EE AH SUGIDA JIRTAANKOODA.

MAANTA BARIGA AFRIKA WAXAA KA ISTAAGEY UMMADDA SOOMAALIYEED DOONEYSANA XAQII KA MAQNAA ILAA QARNIYO,DOONEYSANA INEY KA MID NOQDAAN ADDUUNKAN LAGA WADA RAADINAYO NABBADDA IYO HORUMARKA,LAGUNA WADDA NOOL YAHAY XEER IYO MAAMUUS KALA SAARA JIRITAANKA QOWMAMKA HORE U MAREY.
ummmadda soomaaliyeed waxaan leeyahay waan hurudney intii awoodeena aheyd waana nala haystey intii aanu hurudney,adduunkana waxaa looga hadlayey danteena afka ummado kale ee aan u istaagno jiritaankeena dhisano dhulkeena,gacmaheena ku haysano tallada dalkeena iyo dadkeenaba iska dhex doorano madax u qalanta hogaanka ummaddeena laga bilaabo DERIS ILAA BAARLAMAAN,ILAA VILLA SOOMAALIYA ,SI UU DAGAALKA MACNO DARADA AH,GAAJADA ,QABIILKA,IYO MURANKA HOGAANKA UMMADDEENUBA INTAAS UGU HARAAN.
Sunday, September 25, 2016
UMMADDA SOOMAALIYEED MA AHA XAWAYAANKII ADDUUNKA LAGU QALANAYEY.
UMMADDA SOOMAALIYEED MA AHA XAWAYAANKIII ADDUUNKA LAGU QALANAYEY.
ugu horeyn ummadda soomaaliyeed
- uma qalmaan in hindi jiid jiidto daadinayo dhiigooda,uma qalmaan in sudaani gado sidii xayaankii,
- uma qalmaan in liibiyaan xero ku xareysto sidii dulaalkii xoolaha kala gadayey,uma qalmaan dumarkeenu in ragga soomaaliyeed oo xaadira lagu dul qabsado ayagoo waxba u qaban karin lehna TOL BEELI WAAYEY SOOMAALIYEEY.ileen masiibadu waxay mareysaa mid soomaaliyeede.
- uma qalmaan in badda looga soo guro sidii kalluun sumoobey,
- uma qalmaan in lagu qiimo tiro qaxooti ahaan adduunka daafihiisa,
- uma qalmaan in ayagoo dhulkoodii hooyo jooga hadana lagu maamulo gacan hoorsina ku noolaadaan,
- uma qalmaan in dal boobey qayb dhulkeena ka mid ah uu dadkeena ciidooda hooyo ku xaqiro soomaalidii ayaga nafta kula cararaytey meel kusoo oodo ayagoo laga dhigayo laaji.magacoodana adduunka looga tuugsanayo,marna adduunka in loola qaylo tago waanu ka musaafurin ciidadooda hooyo.xaqna ma leh.
- ummadda soomaaliyeed uma qalmaan in hadba madax looga dhigo safka horena loogu soo tukhaan tukheeyo soomaali dantiisa raadinaya jeebka loo soo galiyey sanuud,si loo sii jahh wareeriyo hogmaanka uummadda soomaaliyeed iyo jiritaankoodaba.
- ummadda soomaaliyeed uma qalmaan in qaarkood adduunka daafihiisa isku gubaan inteey quus gaaraan.
HADABA AYADOO LA HELI KARO WADDADII WANAAGSANEYD EE JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED SUGEYSEY LOONA MARI LAHAA MA AHA HADBA IN LA DAFO HOGAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED LANANA MARO WADDO QARDO JEEX AH HALISNA KU RIDEYSA JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED.MEELNA AAN U DHAQAAJINEYNIN HORUMARKII UMMADDEENA HIIGSIGEENIINA KA DHIGEYSA WAXBA KAMA JIRAAN JAAH WAREERESAN.

sida aan wadda ogsoonahay dalkeena waxaa ka dhacay dagaal sokeeye,kasoo dhibtii uu nagaarsiiyey nooga sii darnaatey in dadka soomaaliyeed dunnida naloogaka sheekeysto WARARKOODA ayagoo la sheeg sheegayo masiibada dhulkeena iyo dadkeenaba saameysey qiimahayagana ay hoos u dhigaan wuko aan noo qalmin,anagoo intaas ka qab weyn kana dhaladsan,dalal badanina dadkoodu magacayaga isku cabsiiyaan iyo dhibaatooyinkayagaba,,sidii qisadii ka dhacdey mareykan,
shacab ku gadoodsan booliiska ayaa qaarkood waxay ku andacoodeen xataa iney lasoo dagaalameen burcad baddeeda soomaaliya,waana yaab.
waxaan mudo labaatan iyo lix sanno ah ku mashquulsanaa sababta keentey dagaalkii sokeeye ee dadkeena,wareysi badan xog ururin badan iyo miisaamid xageyga ah ayaa waxaa gunaanidkii noqdey dagaalkii sokeeye ee dhibtaas weyn noo geystey wuxuu salka la galey cadow qarsoonaa iyo mid muuqdey,

dadka soomaaliyeed waxaa dhankasta looga keeney dagaal noocyo badan leh,
mid dhaqaale bur buris af,
mid dhiigooda isku daadin ah,
mid dhulboob ah,
mid bad boob ah,
mid dal burburis ah,
mid xoriyad ku qabsi ah,
mid diin ka badalis ah,
mid dhaqan ka badalis ah,
mid jiritaan diid ah,
iyo in kaloo badan lana soo koobi karin.
waxaase ugu sii darnaa dagaalkii loola yimid maskaxda muwaadinka soomaaliyueed dagaalkoosoo lagu soo dadey bir adag,lagana soo hormariyey kutiri kuteen dabeyl hordhac ha wadata,
si been kastaa u rumoowdo dadkuna kala garan waayaan runta xaqiiqda ah iyo neebta dabinka wadata.

dadyow qaarado kale jooga ayaa ku guuleystey iney dadka soomaaliyeed isku laayaan kuna fuliyaan dantooda ka dib markay u isticmaaleen kaarar kala duwan kuna kuna guuleysteen kaarkii qabiilka kasoo sababey isir ku slaysan qabiil dadkeeniina kaba insho saarey in sopomaalidu hal meel wada soo jeedo isku qabiil guud yiihiin,dagaalkaas sokeeye wuxuu sababey baqdin iyo in ummadda soomaaliyeed kala qaxaan kalana cararaan,
waxaa nalookaga guuleystey habka maanta adduunka looga yaqaan dhibaatadooda sii ama (ku dhex tuur halaag) ha is laayeene kadibna markey jaah wareeraan is dilaana sii xalkeeda haku adeeceene si aad ugu fuliso ugana gun gaadho dantaadii kuu qarsooneyd.

maanta waxaa adduunka daafihiisa kuwada xiran dhalinyaradii soomaaliyeed,laguna silciyaa,gacantana ugu jira qoowmam aan u qalmin iney xoriyada ka qaadaan muwaadin soomaaliyeed,
ma lihi burcad badeednimada waa sax laakiin waxaa khalad ah in inta soomaaliya dagaal lagu soo qaadey laysku laayey ayadoo la gaadey dadkii soomaaliyeed hadana anaga lanaku eedeeyo,tuke cambaar lehna nala ka dhigo iyo kuwo wax maragato ah,

dhalinyarada soomaaliyeed ee noqotey burcad badeeda daafaha badweynta hindiyana natfana kula carartey wuxuu ahaa qorshe qarsoon laguna damacsanaa in badda soomaaliya laga dhawro in qof soomaaliyeed cagahaba galiyo iskaba daayee in laga munaafacaadsado,
waxaana tusaale fiican kuu noqon kara in maanta uu wali socdo dagaalkii badda ilaa cadowgiiba qaarkiisba sheegtey baddeeenii,waxaa tusaale fiican kuu noqon kara in maanta hadiiba baar ama resturante yar laga furo badda uu waddaad waalini isku qarxinayo asagoo ogeyn sababta uu isugu qarxinayo ileen waxaa qalbiga kaga qufulan jihaad waana jihaad wax laga walaaqayase ayna ushiisa hayaan ummaddo kale kana fog danta ummadda soomaaliyeed iyo jiritaankoodaba.
dadka soomaaliyeed ee caqliga la saaxiibka ahise u arkaan iney dadkaas is qarxinayaa ay la shaqeynayaan cadowga ummadda soomaaliyeed si dadban laguna rati kacsanayo laakiin aysan is ogeyn ileen maanta waxaa adduunka ka socda waxna aysan dad badan uga bilowneyn waa DAAGAALKII MASKAXDA BINI'AADAMKA,ka soo laga gaarey heer sare ilaa in qof la siticmaalo asagoon is ogeyn.
dhalinyarada soomaaliyeed ee dhalatey dagaalkii kadib maanta wax saas ah kama yaqaniin badda ka manaafacadsigeeda ku raaxeysigeeda ku agnoolaanshaheeda,waxana socda weli qalbi ka tirtiristii badda ee ummadda soomaaliyeed.
waxaan ummadda soomaaliyeed lee yahay waxaa weli ciida soomaaliyeed lugaha ku haya dad soomaaliyeed hor joogayaal ahaa ama dhiig soomaali kale daadiyey dagaalkii sokeeye lana cafiyey ayna mudan tahay in la cafiyo waayo waxaa ku jira danteena iyo inuu so gabo gaboobo aafadii dagaalkii sokeeye ee sida sibiqda ah noogu yimid,
dhalinyarada soomaaliyeed ee loo haysto burcad baddeednimada waxay xaq iyo caquuq uleeyihiin ayagana in la dhaqan toosiyo lana siiyo fursad nololeed,xabsiyadoodana loogu soo badalo dalkooda hooyo,inta ay xiran yihiina wax la baro si ay marka ay dhameystaan xabsigooda uga mid noqdaan ummadooda soomaaliyeed ileen ayagu sabab uma aheyn masiibadii geysey badda kana dhigtey buracdbaddeeda,waxaa burcad baddeda ka dhigeyna ay tahay sababta dhalinyarada kale ee soomaaliyeed ka dhigey alshabaab,
waxayse alshabaab kaga duwan tahay burcadbadeeda waxay alshabaab weli sii wataan qorigii dabka lahaa e wali lagu gubayey aqalka soomaaliyeed,qorigaas dabka lihina waxaa u dhiibey shisheeye aan dooneyn iney soomaaliya degto,waligiisna ku andacoon jirey waxaan nahay jasiirad lagu hareereysan yahay,iyo cadow fara badan dano badan oo kala duwana ka leh dhulkeena soomaaliyeed iyo ummadda soomaaliyeed,

cadowga soomaaliyeed ee qaylo dhaanta u dirsadey adduunka daafihiisa qarniyo ka hor wali waa nool yahay,cadawgii usoo hiiliyayna wali waa nool yahay asagoo waliba wata cilmi ah habka loo badalo loona siticmaalo maskaxda bini'aadamka haystana agabkiisii.
cadowgaasi waa kan maanta kuwo badan oo siyaasi soomaaliyeed sheeganayaa ku hadaaqayaan magacooda markii ay dhex dooda wax kala tabtaan una kala dacwo tagaan.dadkeena qaarkiisna uba maleeyaan iney dalkeena mas'uul nooga yihiin soomaaliduna tahayba caruurtii beesha caalamka.
beesha caalamku waa badan tahay waa meel laga wadda mid yahay xataa waxaa ka mid ah soomaaliya,laakiin waxaa beesha caalamka walaaqayaa waa cadowgii soomaaliya kasoo xarigii noo xirmi lahaaba furaya si aanu diba uga soo kaban dagaalkii sokeeye,naloona maamulo,

waxaan dowlada hindiya leeyahay dhalinyarada soomaaliyeed ma musteysan dil ayagoo cidna aan idinka dilin dhalinyarada soomaaliyeed ee xabsiyadiina ku xiran waxay xaq iyo xaquuq u leeyhiin in lala xiriirsho hay'adaha u dooda xuquuqda bini'aadamka siiba kuwa soomaaliyeed,
waxay kaloo xaq iyo xaquuq u leeyihiin dhaqan toosin mase mudna in dil lagu kumo waayo sababtii geeysey badda dhankooda markaan eegno waxay ahayeen dhaqaale raadis laakiin ma aheyn dhiig raadis,
hadii aan usoo noqdo dhalinyarada soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa iney ka faa'iideystaan baddooda ka kaluumeystaan ayada ayaad hanti ahaan u leedihiine idinkuna filin,waayo biyo sacabadda ayaa looga dhargaa,
kana waan toobaan burcad baddeednimda waayo waa halaag waa ceeb waa dhimasho waa qoom kale oo aad gacanta u gashid qoomameysidna inaad ku fiicneyd wax la'aantaadii.iyo waliba adigoo lagu laanahayo cidii rabtaana dil kugu oofineyso adiigoo aan naf kaled jarin.bucad badeednimadu waa halaaga naftaada iyo wax ka fulinta duminta dalkaaga.

dhalinyarada ku aafowbeysa badda waa kuwii beri u hari lahaa dalkeena waa kwuii beri noqon lahaa madaxda ummaddooda,waa kuwii ayaguna reebi lahaa kuwii kasii dhaxli lahaa dalkeena,
waxa socda ama gaarey ummadda soomaaliyeed waa masiibo qowm loona baahan yahay inlooga baxo si wada tashi ah walaaltinimo soomaaliyeed, isu tanaasul ah,is cafin qalbiya saafiya wadata.runtana ku dheehan tahay.beentuan ka dheer tahay.

waxaan balan qaadayaa hadii aan qabto hogaanka ummaddeena in dhalinyarada soomaaliyeed ee burcad baddeednimada ugu xiran adduunka daafihiisa ay xabsigooda ku dhamyetaan dalkooda siiyana dhaqan toosin,ayna u nqodaan dhalinteena kale tusaale fiican oo ay kaga waantoomaan halaaga burcadbadeednimada.
hadii aan qabto hogaanka ummadda soomaaliyeed waxaan balan qaadayaa in ummadda soomaaliyeed dib danbe qabiil isugu dagaalin waxaan gogol u dhigayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed tasoo ah ISCAFINTA GUUD EE UMMADDA SOOMAALIYEED.
waxaan ummadda soomaaliyeed ka dhigayaa ummadd wallaalo ah,hal ilna ku arka cadowgooda qarsoon iyo kooda muuqdaba.
waxaan soo celin kala danbeyntii dalkeena iyo qiimihii dhaqankeena soomaaliyeed.
waxaan soo afjari alshabaab,waxaan hirgalin ciidankii qaranka soomaaliyeed.waxaan dalkeena u jeexi wado cad oo siyaasadeed anigoo hab raacaya mabda'a federalka si buuxa oo dhameystiran waayo waxaa dalkeenu cagta ta saarey habka siyaasadeed ee federalka mana aha weli mid si rasmi ah mid u dhaqan galey ee wuxuu ku kooban yahay afka waana mida keentey in maamulada dalkeena ka jiraa isku jaah wareeraan islana soo hor fariistaan diidmada arimo badan oo danteena ah.
waxaan ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay u codeeyaan hogaamiye iyo madax u qalanta naftooda dadkooda iyo dalkoodaba,meel kasta dalkeena daafihiisa.

Subscribe to:
Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
We all strive hard to achieve something in our lives at the highest place. many other ways some of us serve nations and do it well and maint...
-
Dowlada federaalka soomaaliyeed & Maamul goboleedyada waxaa u banaan oo kaliya iney hal jid raacaan.Ilaa hada waxaa soo if baxaya jaah wareer ku saleysan fahamwaa siyaasadeed ku kalana dhex jira dowlada hada xukunka hays...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...