Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Sunday, February 16, 2020
MAAMUL GOBOLEEDKA SOOMAALIYEED EE SOOMAALILAND MA SAARNAAN KARTO GEEDKA LA LA KOREY..
MAAMUL GOBOLEEDKA SOOMAALIYEED EE SOOMAALILAND MA SAARNAAN KARTO GEEDKA LA LA KOREY..
Waxaa xaqiiqdu tahay ineysan soomaaliland aysan noqon karin dal kale waayo midnimada ummadda soomaaliyeed iyo soomaaliya waa lama taabtaan waxaana hubaal ah ineysan maamulka soomaaliland aysan waligeed aqoonsi heli karin go'i karin tahay soomaaliya qayb ka mid ah,waana mid aan muran ku jirin dooduse ma joogto waa go''i kartaa iyo ma go'i karto waxayse arini mareysaa sidee loogaga soo dajiyaa geedka horjoogayaal dafey hogaanka shacabka gobolada waqooyi ay la koreen maamulka soomaaliyeed ee soomaaliland.
Waxaan marnaba loo dul qaadineyn iney dafayaasha hogaanka shacabka soomaaliyeed ee gobalada waqooyi mugdi ka galiyaan shacabka ay afduubeen iftiinka u baxaya ummadda soomaaliyeed daba mariyaana jidka saxan ee ay ku taagan tahay soomaaliya cusub.
Waxaan aad u dhaqiilayaa horgalaaysha soomaalidiidka ah maamuskooda iyo hadalkoodu sidan tahay sbabata aanu ugu daawaneyno iney madxa ka saarnaandaan shacabka soomaaliyeed ee gobolada waqooyi waa waajib na saaran inaan ka fujino waayo uma qalmaan mana laha haykal maamuusid iyo hogaamin maamul goboleed soomaliyeed ee soomaaliland umana qalmaan lagumana aamini karo sii haynta hogaankooda waxaa hadalka u eg caruur hadaaqeyse ee lagaga dhex qaylinayo golha guurtida shacabka soomaaliyeed ee soomaaliland ku lifaaqan isir naceyb,soomaaliidiidnimo,dib u dhacsanaan siyaasadeed iyo maamuus ku saleysan qaylo dhaan qabiil iyo geed waaba warkiis.
Waxaan leeyahay dowladii dhexe ee ummadda soomaaliyeed ayna hogaankeda hayeen golihii sare waxaa ka mid ahaa beel kasta oo soomaaliyeed waxaana burburkedii sababaey waxyeelo shacab iyo halaag dhacey,waxaanse mar labaad ku celin xukuumadaha hada qabta hogaanka ummadda soomaalliyeed ee dolwada federaalka soomaaliyeed xaq kuma ah iney raali galin ka bixiyaan waana danbi qaran hadii ay raali galin ka bixiyaan ayna raali galiyaan hal beel oo soomaaliyeed halka halaagu soowada marey ummadda soomaaliyeed oo dhan.
Waxaase waajib ku ah dowlada federaalka iyo xukuumada hada hogaanka haysa iney isu keenaan ummadda soomaaliyeed horseedaan wadi iscafis oo ummadda soomaaliyeed oo dhan ah waayo halaagii ummadda soomaaliyeed soo marey looma kala harin.
Waxaan mar kale ku celin hadii aysan hoorgalayaasha dafey hogaanka maamulka soomaaliland maamulka ee soomaaliyeed ka soo dajin geedkeey la koraan waa laga soo dajin af iyo adinba anagoo kulifaaqeyna sameynta iyo hir galinta dardar galinta maamul gonboleedyada xaqiran khatumo iyo awdal.
Midnimada ummadda soomaaliyeed iyo soomaaliya waa wax aan laheyn gorgortan miis loo soo fariisto xataa dhulka iyo shacabka wali ku jira gacanta gumeystaha kase xoroobi doona isnaha ALLAH.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
Subscribe to:
Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
We all strive hard to achieve something in our lives at the highest place. many other ways some of us serve nations and do it well and maint...
-
Dowlada federaalka soomaaliyeed & Maamul goboleedyada waxaa u banaan oo kaliya iney hal jid raacaan.Ilaa hada waxaa soo if baxaya jaah wareer ku saleysan fahamwaa siyaasadeed ku kalana dhex jira dowlada hada xukunka hays...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...