Wednesday, June 21, 2017

SHACABKA SOOMAALIYEED EE SOOL SANAAG IYO CAYN WAXAY XAQ IYO XAQUUQ U LEEYIHIIN MAAMUL AY KAGA MID YIHIIN DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA.


shacabka sool sanaag iyo cayn inta laga tuuro calanka soomaaliya oo ay sitaan luli mayaan calanka maamulka soomaaliland,waxayse calanka soomaaliya dhinac surayaan calanka maamulka khaatumo.waana kan kaliya oo sugaya jiritaankooda maamul soomaaliyeed ahaan.astaanta siadashada calanka soomaaliyeed ee shacabka sool sanaag iyo cayn waxay cadeyn u tahay soomaalidoonimada iyo ka dhab ahaanta shacabka soomaaliyeed ee sool sanaag iyo cayn.har cad lama dadi karo doonista shacaka soomaaliyeed meelaksta.

waxaan leeyahay duli cidna kaama feydo ilaa aad naftaada u istaagtid shacabyahow,maanta waxaa hadba dhinac loola cararayo waa jiritaankina wuxuuse ku jiraa idinkoo israaca una istaag diidana waxa aad diidan tihiin.kuna dhiirada.ummadda soomaaliyeed inteeda kalana waa idin garab istaagi.

AMIN MUSSE-afhayeenka ummadda soomaaliyeed.

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...