Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Sunday, April 17, 2016
TACSI - Tahriibayaal Soomaali ah - .Ayeeyo 80 jir ah iyo ilmaheed.
waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan eheladii,qarabadii iyo ummadda soomaaliyeed,dadkeena ku dhintey badda ahaana tahriibka iyo waliba ayeeyada birmageydada ah iyo ilamheeda gacanta ka xaq darani ku dishay ciideedii.
hadii dadkeenu heli lahaa hogaamiyaal daacad ah waa laga bad baadi lahaa masiibooyinkan foosha xun ee saameynta weyna ku yeeshay dadkeena iyo magaca soomaaliyeedba qaseyna mooralka ummadda soomaaliyeed iyo noloshii ummaddeenaba.
SAMEYSO MADAXWEYNE AAD ADIGU DOORATEY WAXNA KA BIXI TABARUCDA DOORASHADA.
An unfortunate part of modern-day politics is the fact that money is far too involved in our elections
qofkastoo soomaali ah waxaa ka dhex guuxaya inuu helo madaxweyne daacad ah waddani ah dadka soomaaliyeedna u simin yihiin,dibna usoo cesha dadnimadayadii la duugey iyo jiritaankayagii,
inyar ayaase arintaas u istaagtey kuna dhiiratey wax ka qabadkeeda aniguna waan ka qayb qaadan kartaa,
hadaba sida aan la socono madaxbeenaadka dalkeena waxaa watta meeshana kuhaya waa dad dhaale jeebabka ugu guraya iyo boob xoolo qaran waxaase ka weyn arintaas rabitaanka shacabka
shacabka soomaaliyeed shillin ma gado soomaaliyana asaga ayaa runtii samaysankara diidina kara madaxweyne lamoodkasta oo dusha looga soo tuuro.
halkan waxaad kaga tabaruci kartaa wixii awoodadaada ah oo aad kaga qayb qaadaneyso madaxweynaha aad adigu rabto inuu ku matalo hagana dalkeena iyo dadkeena,
wixii tabarucaad ah waxaad ku soo hagaajin kartaa
AMIN MUSSE-musharaxa madaweynaha
amal
dahabshiil
golobal
iftiin
oslo norway
iyo midii aad doorato.
ku tabarucaada lacag doorasho waa wax ka caadi ah adduunkan tanise waa ka duwan tahay waayo waa mid ku saleysan jiritaanka dadkeena iyo dadkeena
waa u tartanka bad baaddadii dalkeena
waa sameyntii madaxweunhii runta ahaa
waa ka saaridii mugdiga dadkeena iyo ku hagidii iftiinka iyo horumarka
waa sameyntii madaxweynihii kaa dhex guuxayey laguuse sameyn waayey
waa rumeyntii riyadaadii
waa bil kuu dhalatey iyo sameyntii madaxweynahaagii.
SOMALIA BEFORE EVERYTHING.
I saw how they tore you apart but i wanna unify you for good
I saw your difficulties and i stood up for you for good
i saw everyone dared you but wasnt doing you good
i am telling ya it is my time to brighten your star for good
i m yelling now it is you before everything for good
for my people for my country AMIN MUSSE.
SOMALIA BEFORE EVERYTHING.
I saw how they tore you apart but i wanna unify you for good
I saw your difficulties and i stood up for you for good
i saw everyone dared you but wasnt doing you good
i am telling ya it is my time to brighten your star for good
i m yelling now it is you before everything for good
for my people for my country AMIN MUSSE.
Subscribe to:
Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...
-
World like age wars, the wars of the middle centuries. the wars that brought the world fronts in one place which continents cross fought eac...
-
........ INTELLIGENCE ........ For the human faculty of thinking and understanding is called intelligence. Intelligence has been defined i...


