Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Tuesday, June 14, 2016
WAXAAN SUGNAABA WAA BIXINTA DHIIGA UMMADDA SOOMAALIYEED EE ITOOBIYA MAGACEEDA LAGU XASUUQEY.
MAANTA IYO DADKEENA.
WAXAAN SUGNAABA WAA BIXINTA DHIIGA UMMADDA SOOMAALIYEED EE ITOOBIYA MAGACEEDA LAGU XASUUQEY.
waxaa halkan inooga cad in dadka soomaaliyeed doorteen nabbada ayna walaalo helmeel kasoo wadda unkamey yihiin.
ilko iyo carab ayaa wax isqanaaiina isugu dhow, dadka soomaaliyeed waa hal ummad lehna HAL DIIN HAL DAL HAL AF waana mida aan kaga duwanahay ummaddaha kale ee adduunkan,waase laysku kaaya direy nala kana faa'iideystey,qowm dhani qalbigiis ma qaribmo waxaan qirayaa in soomaali hadii aan nahay inaan garaney danteena.
waxaan halkan ugu soo jeedinayaa maamulka soomaali galbeed dhowr arimood iney wax ka q
WAXAAN SUGNAABA WAA RAALI GALIN IYO BIXINTA DHIIGA UMMADDA SOOMAALIYEED EE ITOOBIYA MAGACEEDA LAGU XASUUQEY.
MAANTA IYO DADKEENA.
WAXAAN SUGNAABA WAA BIXINTA DHIIGA UMMADDA SOOMAALIYEED EE ITOOBIYA MAGACEEDA LAGU XASUUQEY.
waxaa halkan inooga cad in dadka soomaaliyeed doorteen nabbada ayna walaalo helmeel kasoo wadda unkamey yihiin.
ilko iyo carab ayaa wax isqanaaiina isugu dhow, dadka soomaaliyeed waa hal ummad lehna HAL DIIN HAL DAL HAL AF waana mida aan kaga duwanahay ummaddaha kale ee adduunkan,waase laysku kaaya direy nala kana faa'iideystey,qowm dhani qalbigiis ma qaribmo waxaan qirayaa in soomaali hadii aan nahay inaan garaney danteena.
waxaan halkan ugu soo jeedinayaa maamulka soomaali galbeed dhowr arimood iney wax ka qabtaan kuwaaasoo muhiim u ah midnimada ummadda soomaaliyeed iyo jiritaanka ummadda soomaaliyeed.
- waa iney joojiyaan xasuuqa ummadda soomaaliyeed ee ku taxan xuduud beenaadka,waayo dhulku waa dhul soomaaliyeed dadkuna waa dad soomaaliyeed.
- waa ineysan liyuu boolisku fulin danta ay wataan itoobiyaanku tasoo ah mid ay doonayaan iney soomaali soomaali kale ku laayaan dadka soomaaliyeedna kaga qixiyaan xuduud beenaadka tasoo aan macquul noqoneynin waligeed waayo soomaaliya waxaa leh soomaali meelna ugama banaana itoobiya danaheeda iyo siyaasadeeda iyo waliba dhul balaarsigeedaba.
- waa in dadka soomaaliyeed ee dhiigooda ay daadiyeen liyuu booliska ee ka amar qaata maamulka soomaali galbeed hoosna taga cadowga itoobiya ay kasoo qaadaan magtii iyo dhibtii dhiiga ay u daadiyeen danta itoobiya dowlada itoobiya.
dhiiga ummadda soomaaliyeed ay daadin jirtey absiiniya wakhtigii mililik waxaa itoobiya ka bixin jirtey boqortooyada ingiriiska hadase xabaal iyo ninkeed loo kala tag waa iney magtii ummadda soomaaliyeed ee ay itoobiya ku laysey liyuu booliska bixisaa dowlada itoobiya qofkasta oo gacantooda ku baxey dhulkaas baaxada leh ee soomaaliyeed.
- waxaa kaloo muqadis ku ah dowlada itoobiya ineysan danaheeda ku gaarin soomaali soomaali ku dil ka dibna wadda maamul,waana in maamulka soomaali galbeed sugtaa qaxa shacabka soomaaliyeed ee ay dusha kaga habsadeen jiritaankoodii iyagoo gacmaha u haya cadwoga itoobiya.
intaas ka dib waxaan ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa ineysan ka qixin dhulka baaxada leh ee saaran xuduud beenadka owoowayaashii soomaaliyeed uga dhinteen dadkooda waa anagee labada dhinacba.
itoobiya waxay wadda dhul balaarsi si cad ay ugu fushaneyso soomaali isku leynteed.
ummadda soomaaliyeed waa ineysan dhiigooda u daadin fulinta cadow soo jireena.
waxaan halkan baaq ugu dirayaa maamulka soomaaliland uguna baaqayaa iney si buuxda uga qayb qaataan jiritaanka ummadda soomaaliyeed waxna ka hogaamiyaan dalkeena gaabiska la'aanttood u noqdey.waayo far kaliya fool ma dhaqdo.soomaaliyi waa mid soomaaliya waa kalama guurto hal dalla.
AMIN MUSSE
musharaxa madaxweyanaha.
Subscribe to:
Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
We all strive hard to achieve something in our lives at the highest place. many other ways some of us serve nations and do it well and maint...
-
Dowlada federaalka soomaaliyeed & Maamul goboleedyada waxaa u banaan oo kaliya iney hal jid raacaan.Ilaa hada waxaa soo if baxaya jaah wareer ku saleysan fahamwaa siyaasadeed ku kalana dhex jira dowlada hada xukunka hays...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...
