Koow iyo labo marnaba aqbali mayney in hal qof oo hogaan hayaa noo duleeyey na dhinac mariyo sugitaanka jiritaanakayag soomaaliyeed marna aqabali mayno in naloo tuso in amarka jiritaanakayaga soomaaliyeed leeyahay hal qof oo hagaan hayaa waxaan si cad ugu taaganahay u raaceynaa jidkii soomaalidii hore waayo waa kaan ku leenahay karaamada waa kaan ku dhaxalney soomaaliya waana aanu magacaiisa sidano kuna nahay soomaali ma nihin itoobiyaan waana ka qab iyo karaamo wayn nahay.
Isha kama daawaneyno markaan maanta helney fursad aanu isaga faydi karno gumeysiga qarniayad dalal badan oo reer galbeed ahi noogaga eexanayeen.
Meel dhaxaad kama ahaan karno iyo inaan indhaha ka daawano sugitaanka jiritaankayaga soomaaliyeed.
waxaan si cad oo banaan u garab taaganahay kacdoonka ka socda gobolka tigreeyga itoobiya waayo waa xaq u dirir waa gumeysi diid
Shallay markii ay xukunka hayeen qabiilka tigreey waxaa ku rati kacsaneyey amxaarada oo soomaali ku layneysey maantana waxaa xarfiga oromada hayaa waa amxaaradii oo isticmaaleysa qabiilka hada xukunka haya ee oromada waxaanse leeyahay amxaaro marnaba ma ogolaan marnaba ma yasan aqabalin anaga soomaali ahi qabato xukunka itoobiya maanta waxaay wadaa waa b eer ,laxoowsi maxaase loogaga waayey beer laxoowsi maxaarada ka hor intaan itoobiya burburi.
waa inaan sugaanaa amaankeena waa in nin kasta oo soomaaliyeed la seexdaa lana soo toosaa qorigiisa waa in inta hub qaadka ahi iska caadiriyaan xeryaha ciidamada liyuu booliiska iyo kuwa miltariga ONLF.
Waxaan joognaa wakhtigayagii mana aha maanta 1990 markii aanu caleemo qoyan kusoo dhaeyney itoobiyaanka isu badalayyey xukunkooda isbadalkaan waa isbadlkii tigreeyga soomaalida iyo waliba oromada waa isbadalkii dadka dulman ee loo gumeeyay amxaaradareer galbeedka isaga dhigeysa iney nabi ciise masuul ugaga yihiin bariga afrika.
Waa in ummadda soomaaliyeed aysan jiritaankeeda u gadaal fariisan itoobiyaan waa in aanu ogolaan hadba qof xukun hayaa nala gadaal ordo itoobiyaanka gumeysigiisa nala ogoleeysiiyo wax aanu rabin iyo hala ka xukumo addis ababa gurigaagana hakuugu taliyo amxaar xun waa wax aanu aqbaleyn in hadba kii xukun qabtaa u noqdo raaciyad amxaarada fuliyo dantooda oo ah in hadba aanu la bkhti afuufno itoobiya markey hadba dhiman rabtana aanu wada gashano shaati itoobiyaan anoo nala ka marin habaabinayio halgankii dheeraa ee ay soo bilaabeen awoowayaasheen aanuna u hurnay naf maal iyo dhiig dantaya ayaa ka wayn fulun ta danta itoobiya jiritaankayaga soomaaliyeed ayaa ka wayn inaan ku jirno gumeysi.
Waxaan leeyahay kuwa hadab haya hogaanka shacabka soomaaliyeed ee soomaali galbeed shacabka soomaaliyeed meel uagama banaana inaad ku hagtaan wado lagu gumeysanayo meel ugama banaana iney noqdaan kuwo lagu lahaado dhulkmooda hooyo meel ugama banaana inaan ahaadaan kuwo ku dulman ciidooda hooyho meel noogama banaana inaan jiriktaankayaga su gadaal fariisano itoobiyaan xun waalidkayana barey cunista hilibka ceeriin anagana naga mudan inaan ka cayrino ciida soomaaliyeed waayo lama xukuno anaga soomaali ihi jiritaankooda itoobiyaanimo anagana analama xukumi karaan nagumana xukumi karaan taayada waxksta waxaa ka wayn soomaalinimada.
Waxaan markale leeyahay kuwa haya ama dafey hogaanka shacabka soomaaliyeed ee soomaali galbeed ka daaya shacabka soomaaliyeed ee aad qalbiga kaga dileysaan ereya aad ku beer laxaowsaneysaan itoonbiyaanka si aad u sii haysataan hogaanka shacbka aad mar hore dhiiqayseen. hogaanka ummadda soomaaliyeed waa wadaan isu dhiib ninba meelgaarsiiyo kase mug wayn in jiritaankayaga soomaaliyeed loogu riqaayo buunbuuninta iyo samata bixinta itoobiyaanka idinkoo isticmaalaya magacayaga soomaaliyeed waxaan leeyahay si khaas ah gooni ah u buun buuniya una tusa inaad la jirtaan kuwa aanu uurka ito afkaba ka nicibnahay ee itoobiyaanka ah waligayana aanu dagaalka dulm i iska feydka ah kula jirney.
Kuwa hada haya hogaanka shacabka soomaaliyeed ee soomaali galbeed waxaan l;eeyahay xasuusta kuwii idinka horeeyay halkaay ku danbeeyeen waa xabsi xukumid danbi ku soo oogid iyo bahdilid adduun waxaana idiin danbey idinkana sidoo kale waxaan kaloo idin xusuusin in hada talada shacabka soomaaliyeed iyo xukumida hadba kii danbi ka gala aan loogadaal fariisaneyn ee aan anaga soomaali ihi xukumayno waa hubaal.
Qofkasta oo soomaaliyeed maanta ha uu qaato qoriga jiritaankiisa hana ilaashado ciidiisa jirtanankiisa qof soomaaliyeed yyusan xabad ku ridin qof soomaaliyeed waa yo waa dhmaatey wakhtigii laysu kaayo isticmaali jirey laysku kaaya layn jirey waxaan ka sugeyneynaa jiritaanakayaga waa gumeystaha itioobiya waxanuna dooran horgalayaal soomaaliyeed kuwasoo u qalma horkaca jiritaanka shacabka soomaaliyeed waxaanu unkan maamul dowladeedc oo gooni ka ah kan itoobiya una gogol xaara ka shaqeyn mideynta horkacana dhisada jiritaankayaga cusub ee soomaaliyeed soomaaliya soomaali ayaa leh mana ah wax kootoro baan ka ah bariga afrika inaan ahaano soomaalidii laheyd dhulkeed amagaceeda gacnat birta ahna ku haysan laheyd jiritaankeeda soomaaliyeed.
Qof kasta oo soomaaliyeed waxaan leeyahay inta malaa'ig cirka noogaga soo degto noo sugi mayso jirtaankayaga nagama cayrineyso gumeysiga ee waa inaan anagu ahaana dadkii lahaa dhulkooda soomaaliyeed.
Waa dantey faynuustii itoobiya waxaa daaran shidan faynuustiii soomaaliya sidaas darteed waa inaan mardanbe aysan nagu dhicin wixii nagu dhacay 1990 wakhtigaasoo aanu jiritaankayaga soomaaliyeed la sugnay gacantana u galiney kuwa hada isdilaya ee itoobiyaanka isla shalay waxay aheyd tigreey waana na dulmeen maantana waa oromo waana na dulmayaan waxaana wali baaqi ah oo dhiman in amxaaradu kusoo noqoto qabashada xukunka dalkaderis ku sheega ah ee been abuurka nagu sheeganaya dushana nalaka saareey ee itoobiya,waa halageena hadii aanu sugno inta amxaaro dib u qabaneyso xukunka guemsytaha itoobiya ee nala u dulmo waa inaan ka madax banaanaa sheegashada itoobiya na sheeganeyso waa waajib soomaaliyeed waa xoriyad doonid xaq ah waa u istaaga dagaal xaq ah ah soomaaliyeed
kuma ahaan karno ciidayada hooyo gun dad kale ku gumeystaan kheyraadkeena lagu maamulo lagu laayo.
Wxaan joognaa wakhtigayagii soomaaliyeed waa inaan gabi ahaanba xukunaa bariga afrika qarnigan iyo kuwa soo socdaba waa waajib soomaaliyeed waa gudida ficilkii qarniyada dadkayaga lagu dulminayey.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.

