Friday, May 27, 2016

JIRITAANKA UMMADDEENA.





MAANTA IYO DALKEENA.
JIRITAANKA UMMADDEENA.
jiritaanka ummada soomaaliyeed iyo ciideena markay tagto afka kala xishoon maayo hadalada qaarkood hadii fooli timaado gudo qarsi dhamaa.maanta waa wakhtigii hogaan soomaaliyeed oo sugan iyo soomaali canaqsan oo nolol iyo horumar hiigsaneysa,
ima qanciso waxaan idiin tababareynaa ciidamo soomali hanata dekadahayagana waxaan idinkaga soo dhoofinaynaa haraadiga qashinka nukliyeerka.waa DALALKA AFKA KA SHEEYAGA CAAWINTA DALKEENA.
wararka caalamka iyo wargeysyada madaxa banaan ayaa isla dhex maraya in maafiyada dalal dalkeena gumeystey u suuq geeyaan soomaaliya qashinka khatar ah ee haraadiga nukliyeerka.
arinta qashinka lagu daadinayo dalkeena waa mid xataa bar kulanka wargeysyada adduunka gaartey.waana mid iyagu afka kaga sheekeysanayaan laakiin qur goyn u ah ummadda soomaaliyeed,waayo xataaa ma lihin hal cisbitaal oo baari kara ama dabiibi kara shacabka soomaaliyeed ee buradu kansarka kawada laa laado jirkooda.
hadaba marka ugu horeysa hadii aan qabto hogaanka dalkeena iyo dadkeenaba waxa ugu horeeya ee aan fulinayaa waa tirtirista alshabaab waayo waxay noqdeen xarigii gacmaha looga xirey l ummadda soomaaliyeed kii nala joogaa alshaabaab ayuu ku andacoon inuu nala dhameynayo kii naga shira ama nala shirana wuxuu miiska soo saarin argagixiso,kii naga soo hoejeedana ayaguu kaalmeyn si uu arimhiisa u gaaro,amaba ama anaguu nala feersafan si uu noo hogo.waxna looga qaban waayo. marka waa muqadis in tallada iyo hogaanka dalkeenu kusoo noqdo ummadda soomaaliyeed.,heer waxaan gaarney xataa dalal dhul iyo dadba naga heystaa ay dalkeena intii soo hartey ciidamo ka joogaan halkii ummadda soomaaliyeed waligood qalbigooda iyo maskaxdoodaba kusoo dhicin.
marka labaad waxaan magdhow miiska u saaraya dalalkii gumeystey dalkeena iyo dadkeena waayo waa danbi weyn lagana galey dadkeena iyo dalkeenaba dhibtii ay nooga tageen ayaa ilaa maanta soomaali la ildaran tahay waxaana ka sii daran waxay noo sii geysteen wakhtigan xaadirka ah waxana cadeyn u ah in adduunka inta kuwooda ku lug leh danbiyada la heshiiyaan ummado kale hadana dhulkii aan adduunkaba ka laheyn ka dhigeen lama dagaan abid'
hadii aan dalkeena xoog lagu qabsadeen maanta soomaaliyi ma kala qayb qaybsanteen,dadka soomaaliyeedna waxay ahaan lahaayeen kuwo mideysan,
hal dal ah,
marka saddexaadna raadinta soomaali mideysan sharcigana u wada siman,ilaa iyo inta ay soo noqotey dowladnimadeena waxaa dadkeena qaarkis afduubeen sharcigii dalkeena iskana sareysiiyeen ummadda inteedii kale.waana mida keentay in dowlada soomaaliya loo arko hadba madaxweynihii kursiga ku fadhiyaa reerkiisu meesha leeyihiin ummadda soomaaliyeed inteeda kalena ku hor baarqabeeyaan.ummadda inteeda soo harteyna wax uga sheegaan hogaanka xukuumadaas markaas jirta.ulana shaqeyn waayaan.
marka afaraad ka ilaalinta ciida iyo dadka soomaaliyeed wixii waxyeelaya sida jiritaankooda sharaftooda iyo waliba habkii dadkeenu u amba qaadi lahaa nolol ay ayagu sameysteen iyo ka weynaanshaha baryada beesha caalamka ileen nin ku quudiyaa kuu taliye.si aan anagu isugu talino.
adduunku wuxuu gaarey meel waxkasta oo qarsoodi lagu wadda shiri jirey ummadda horteeda laga sheego sidaas darteed hore ayaan u iri uma soo hor istaagin umma soomaaliyeed horteeda inaan dhegdheer uga sheekeeyo.ee waxaan usoo hor istaagey inaan ku hago iftiinka horumarka iyo sidii aanu u noqon laheyn ummad jirta hanatana hogaanka dalkooda iyo talada noloshooda.
dadkeenu waxay ,maanta u baahan yihiin hogaan adag madaxweyne fuliya waxna ka qabta si cad qaylo dhaanta shacabka soomaaliyeed ka soo yeeraysa.waayo dalkastaa jiritaankiisu waa dadkiisa hadii aan wax loo qaban waxna laga qaban waxa dadka soomaaliyeed dhibaya lama oran karo dalkeenu wuxuu leeyahay hogaan madaxweyne.iyo madax hoos timaadaba.
markaan eegey dalal badan oo adduunkan ka mid ah dagaalna uu saameeyey waxaa ii cadaatey in dalkeena lagu hayo fara galin qarsoon kuna salaysa arimo badan hawguba horeysee yaysan soomaaliya soo kicin,waana mida aanu dooneyno inaan ka gudubno isku tashano,waxna qabsano,anagoo soomaali ah,cid kalena aan dantooda waddin.saan maba qaadi karnee.
dadka soomaaliyeed waa dad mid ah dagaal sokeeyana lagu khaldey amaba loo isticmaaley dagaal sokeeye iyagoo moodaya inuu midba midka kale neceb yahay indhahooduna wax kale aysan arkeyn isla iyaga mooyee.laakiin markii dhibtii soomaali yar iyo weyn gaartey waxaa soo noqday miyirkii soomaaliyeed arina waxaya gaartey halkii shaqsiga soomaaliyeed ku hadaaqi jirey tolbeeli waayey reer hebeloow maanta tolbeeli waayey soomaaliyeey waana wax lagu farxo waayo waxaan arkaa dadkeenii oo ka kaaftoomey qabiilka iyo dhibtiisa waana mida kaliya oo lagu wadda bad baadi karo.waana mida ay isku raaceen wadarta soomaaliyeed ama inta badan soomaaliyi shalay iyo qabiil maanta iyo soomaali mideysan..
hadaba dooro madaxweyne u qalma hogaanka dadkeena iyo dalkeena.

AMIN MUSSE.
musharaxa madaxweynaha.

..SOOMAALIYA MA AHA QASHIN QUBKII HARAADIGA NUKLIYEERKA.



MAANTA IYO DALKEENA.

SOOMAALIYA MA AHA QASHIN QUBKII HARAADIGA NUKLIYEERKA.

markaan eegey cadaalad darada ka jirta adduunkan kuna saleysan aan noolaadee adigu dhimo,markaan eegay ku xad gudubka cad ee loola tagey balankii dadyowga adduunku isku raaceen ee ku aadanaa adduunkoo mida,deegaanka koonkan lagu wadda nool yahay oo lawada ilaashado,markaan  arkay  dadyowgu adduunkan iney kala hor mareen ayna qaarkood samaeysteen waxay u baahi qabeen qaarna wali qaawan yihiin laysuna naxeyn laysuna xaqirayo sida loo kala cudud wayn yahay.markaan eegay dalkeena iyo dadkeenaba,waxaa muqdais noqotey inaanu sameyno waxkasta oo suurta galinaya jiritaanka ummaddaeena iyo dalkeena.

dadka adduunku waa wadda ordayaa wuxuuna waddana  cayrsanayaa horumarka hadii aad ku dhex kuftidna waa lagu wadda jiirayaa ilaa meesha lagaaga tago sidaasna ugaba hartid jiritaankaagii iskaba daayee hiigsi horumar iyo nololba.dalkeenuna ku dhex kufay adduunkan.ayaan ku dhawaaqayaa aan u istaagno jiritaankayaga soomaaliyeed.

waxaan maamul goboleedyada dalkeena iyo dowlada federalka soomaaliyaba ugu baaqayaa in wax laga qabto qashinka sumeysan ee ummadda soomaaliyeed wax yeeli karaa saacad kasta oo uu na agyaalo ilaa boqoalaal sanoo,

waxaan ugu baaqaya dadkeena iney iska fogeeyaan sidii loogu soo fogeeyaya,taasna waxaan ula jeedaa waan ku khasbanahay inaan inta darisno halka ay dabayshu u sosocto ama maayada badda u jiidno hab cilmiyayasan waa sahale geyno badda kawada dahaxaysa dadyowga adduunkan ka dib qaaylo ay uun ka soo yeeri meeshay atgtaba,waayo bini aadamku wuxuu xaq iyo xaquuq u leeyahay inuu sameeyo wixii lagu sameeyay markay arintu tagto jiritaankiisa iyo ciribtirkiisa.

angu sidaan aaminsanahay waxay u tagi meel kale kuwaasoo nagu dhaama  waxna  ka qaban kara haystana qalabkii lagu keydin lahaa awoodana sidii loo kontorooli lahaa  qashinkan haraadiga nukliyeerka.

arintana waxaa ka masuul noqonaya lagana sugayaa wax ka qabadkeeda waa meelaha haamahan kusoo caariyeen maamul goboleedyada ka jira madaxdooda iyo dowlada federalka soomaaliya qaybaheeda qaabilsan ilaalinta deegaanka dalkeena.

hadii aysan waxba ka qaban ma matali karaan jiritaanka ummadda ay hor fadhiyaan ee soomaaliyeed.soomaalidu waxay ku maah maahdaa hadii fooli timaado gudo qarsi dhamaa sidaas darteed hadii qashinka qaraadiga nukliyeerku nalaku soo qobo dhamaatey,adduunkow eega iyo yaa naga qaadi sababtoo ah dalna malakumowd uma geynayo dadkiisa.kanina kaba siiba adaran malakumowd waayo wuxuu dadka iyo duunyadaba laynayaa boqolaalka sano ee soocota intaaas uu wax laynayao waxaa tir tirmaya jiritaanka ummadda soomaaaliyeed ee uu agyaal,waxaana sii dheer dadkeena oo uu shucaaciisu waxyeelo ka soo saaro burooyin,ayna u dhintaan raxan raxan iyo noocyo kala duwan oo cansar ah.

jiiditaankiisu waa sahal waayo waa iyadoo loo sameeyo sagxad laguna saaro wiish dabadeed,loo jiido dhanka biyaha badda iyadoo la raacayo habka loo kontoroolo qashinka khatarta ah ee nukliyeerka,laguna sii daro jaanta dhulka ay haaantu ku fadhidey iyadoo loo qodayo lana hubinayo inta weli uu raaadiyo aktifku gaarsiisan yahay,waxaas oo dhana waxaaa ka horeeya in dadka qabanayaa howshaaan ay qabaan qalabka yareeya   falaaraha shucaaca radiiyo aktifka.waana muhiim in dadka samaynayaa is badbadalaaan si muwaadinka soomaaliyeed aysan jirkiisa u qaadan  falaaro ama shucaac cadadkiisu badan yahay.cilmina u leeyihiin kontoroolka khatarka qarsoon.

hadaba qalbiga ummadda soomaaliyeed qaadan kari maayo haan baa timid hadanaa haan kaalaa timid iyo waligeedba ha inoo taalo meesha.

soomaaliya soomaali ayaa leh nolol iyo geeriba.cidna marti ugama nihin inaan ku noolaano inaan maamulano inaan dhisano ilaashanana.

HA XAQIRIN NATFAAD EE  DOORO HOGAAMIYE U QALMA HOGAANKA   JIRITAANKA NAFTAADA,DADKAAGA IYO DALKAAGABA.



AMIN MUSSE
musharaxa madaaxwdeynaha.

SOOMAALIYA MA AHA QASHIN QUBKII HARAADIGA NUKLIYEERKA.



MAANTA IYO DALKEENA.

SOOMAALIYA MA AHA QASHIN QUBKII HARAADIGA NUKLIYEERKA.

markaan eegey cadaalad darada ka jirta adduunkan kuna saleysan aan noolaadee adigu dhimo,markaan eegay ku xad gudubka cad ee loola tagey balankii dadyowga adduunku isku raaceen ee ku aadanaa adduunkoo mida,deegaanka koonkan lagu wadda nool yahay oo lawada ilaashado,markaan  arkay  dadyowgu adduunkan iney kala hor mareen ayna qaarkood samaeysteen waxay u baahi qabeen qaarna wali qaawan yihiin laysuna naxeyn laysuna xaqirayo sida loo kala cudud wayn yahay.markaan eegay dalkeena iyo dadkeenaba,waxaa  MUQADIS  noqoneysa  inaanu sameyno waxkasta oo suurta galinaya jiritaanka ummaddeena iyo dalkeena.

dadka adduunku waa wadda ordayaa wuxuuna waddana  cayrsanayaa horumarka hadii aad ku dhex kuftidna waa lagu wadda jiirayaa ilaa meesha lagaaga tago sidaasna ugaba hartid jiritaankaagii iskaba daayee hiigsi horumar iyo nololba.dalkeenuna ku dhex kufay adduunkan.ayaan ku dhawaaqayaa aan u istaagno jiritaankayaga soomaaliyeed.

waxaan maamul goboleedyada dalkeena iyo dowlada federalka soomaaliyaba ugu baaqayaa in wax laga qabto qashinka sumeysan ee ummadda soomaaliyeed wax yeeli karaa saacad kasta oo uu na agyaalo ilaa boqoalaal sanoo,

waxaan ugu baaqaya dadkeena iney iska fogeeyaan sidii loogu soo fogeeyaya,taasna waxaan ula jeedaa waan ku khasbanahay inaan inta darisno halka ay dabayshu u sosocto ama maayada badda u jiidno hab cilmiyayasan waa sahale geyno badda kawada dhaxaysa dadyowga adduunkan ka dib qaaylo ay uun ka soo yeeri meeshay atgataba,waayo bini aadamku wuxuu xaq iyo xaquuq u leeyahay inuu sameeyo wixii lagu sameeyay markay arintu tagto jiritaankiisa iyo ciribtirkiisa.

angu sidaan aaminsanahay waxay u tagi meel kale kuwaasoo nagu dhaama  waxna  ka qaban kara haystana qalabkii lagu keydin lahaa awoodana sidii loo kontorooli lahaa  qashinkan haraadiga nukliyeerka.

arintana waxaa ka masuul noqonaya lagana sugayaa wax ka qabadkeeda waa meelaha haamahan kusoo caariyeen maamul goboleedyada ka jira madaxdooda iyo dowlada federalka soomaaliya qaybaheeda qaabilsan ilaalinta deegaanka dalkeena.

hadii aysan waxba ka qaban ma matali karaan jiritaanka ummadda ay hor fadhiyaan ee soomaaliyeed.soomaalidu waxay ku maah maahdaa hadii fooli timaado gudo qarsi dhamaa sidaas darteed hadii qashinka qaraadiga nukliyeerku nalaku soo qobo dhamaatey,adduunkow eega iyo yaa naga qaadi sababtoo ah dalna malakumowd uma geynayo dadkiisa.kanina kaba siiba adaran malakumowd waayo wuxuu dadka iyo duunyadaba laynayaa boqolaalka sano ee soocota intaaas uu wax laynayao waxaa tir tirmaya jiritaanka ummadda soomaaaliyeed ee uu agyaal,waxaana sii dheer dadkeena oo uu shucaaciisu waxyeelo ka soo saaro burooyin,ayna u dhintaan raxan raxan iyo noocyo kala duwan oo kansar ah.

haamaha jiiditaankoodu waa sahal waayo waa iyadoo loo sameeyo sagxad laguna saaro wiish dabadeed,loo jiido dhanka biyaha badda iyadoo la raacayo habka loo kontoroolo qashinka khatarta ah ee nukliyeerka,laguna sii daro jaanta dhulka ay haaantu ku fadhidey iyadoo loo qodayo lana hubinayo inta weli uu raaadiyo aktifku gaarsiisan yahay,waxaas oo dhana waxaaa ka horeeya in dadka qabanayaa howshaaan ay qabaan qalabka yareeya   falaaraha shucaaca radiiyo aktifka.waana muhiim in dadka samaynayaa is badbadalaaan si muwaadinka soomaaliyeed aysan jirkiisa u qaadan  falaaro ama shucaac cadadkiisu badan yahay.cilmina u leeyihiin kontoroolka khatarka qarsoon.

hadaba qalbiga ummadda soomaaliyeed qaadan kari maayo haan baa timid hadanaa haan kaalaa timid iyo waligeedba ha inoo taalo meesha.

soomaaliya soomaali ayaa leh nolol iyo geeriba.cidna marti ugama nihin inaan ku noolaano inaan maamulano inaan dhisano ilaashanana.

HA XAQIRIN NATFAAD EE  DOORO HOGAAMIYE U QALMA HOGAANKA   JIRITAANKA NAFTAADA,DADKAAGA IYO DALKAAGABA.


AMIN MUSSE
musharaxa madaaxwdeynaha.

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...