Saturday, April 22, 2023

KACDONKA BADBADINTA UMMADDA SOOMAALIYEED KA GILGILO KANA DAGALAN XASUQA ...

BADBAADINTA UMMADDA SOOMAALIYEED KA GILGILO KANA DAGAALAN XASUUQA SHACABKA SOOMAALIYEED EE SITTI.

UMMADDA SOOMAALIYEED WAA ONLF SIDOO KALE ONLF WAA UMMADDA SOOMAALIYEED.
Ummadda soomaaliyeed waa mid soomaaliyana waa mid waa in qofkasta oo soomaaliyeed si buuxda baqdin la'aan ah uga qayb qaataa kacdoonka badbaadinta ummadda soomaaliyeed qofkasta oo soomaaliyeed waa ummadda soomaaliyeed ummadda soomaaliyeedna waa qofkasta oo soomaaliyeed qabiilkiisu waa soomaali fiqina tolkiis kama janno tagayo. waxaa ummadda soomaaliyeed ku socdo dagaalo kala duwan sida Dagaal dhulboob Dagaal badbboob Dagaal lagu boobayo kheyraadkooda Dagaal lagu tirtiaryo diintooda Dagaal lagu badalayo magacooda soomaaliyeed Dagaal loogaga soo horjeedo midnimadooda Dagaal la kala soko marsanayo laysagana dhigayo caddow Dagaal ummaddo kale loo soo kaxeystey si loo tirtiro Dagaal soo jireen ah uuna wado caddow soo jireen ah sida itoobiya iyo kenya oo ay dalal kale bakhti afuufayaan kuna taageerayaan si cad iyo si qarsoodi ah bareera ah dhaqaale -hub iyo sirba ku siinayaan sidaas darteed waxaa ummadda soomaaliyeed ku waajib ah muqadis ah iney u istaagto una dagaalanto jiritaankeeda muqadiska ah ee bariga afrika . Hadaba soomaali hadaad tahay ha hareer marin ummadda soomaaliyeed ee hayaanka u ah jiritaankeeda hana noqon habqan kana qayn qaado KACDOONKA BADBAADINTA UMMADDA SOOMAALIYEED.

Waxaan leeyahay waxaan nahay soomaali anagaa dhulka anagaa leh masiirkayaga soomaaliyeed dhulkana uma hayno amxaaro nalaku dul gumeysan maayo kumana ahaaneyno marti dhulayaga hooyo qofkasta soomaaliyeed ee jeclaada amxaaro ama oromo ama kuwooda kale waa inuu u guuraa laakiin uusan iska dhigan inuu asagu goyn karo inaan ahaano kuwo la gumeysto.
Waxaansu si cad u leenahay hor gale lama gadaal ordi karo dhul iyo dad soomaaliyeed amxaar iyo wax la mid ahba.itoobiya dadkii lahaa nama waydiin inaan ka mid noqono nala waydiin inaan rabno iyo in kale waxaan leeyahay nabbadda bariga afrika waxay ku jirtaa ummadda soomaaliyeed oo loo daayo dhulkeeda lagana daayo damaca ku saleysan isku haleynta dalalka qaaradaha kaled kaga duulaya afrika.
Afrika waa loo kala eexday beri horre maantase waxtigaas wuxuu ahaa wakhti dalba dal ku tumanayyey kuna dul soconayey baahiyo jira awgood iyo ilbaxnimo fargag jirey maantsase shallay ma aha.
Waxaan leeyahay shallay wuxuu ahaa abdi iley kii tigreey hogaan uu hayo shacabka solomaaliyeed la gadaal ordayay asagoo ilaashaneyey kursi maantana ma aqbali karno in horgale kale nala gadaal ordo mid oromo ah waxaan leeyahay hogaanka itoonbiya waxaa si hoose ama si cadba u haya una hagaya waa amxaaro ayadoo afka iyo addinkaba ka dayneyn dadka iyo dhulka soomaaliyeed hadii qof soomaaliyeed tago dhulka amxaaradana waa dilayaan waxaana markhaati ma doonto u ah waa soomaalidii shaqada u tagay lana afduubay laguna soo gumeystey sidaas darteed amxaaro inta la kala baxayayo haku ekaato dhulkeeda waa u dan.
Waxaan leeyahay itoobiya kuma sii niri karto iney khasab isugu dhajiso soomaali aan dooneyn mana aha federaal itoobiya ee waa dowlad diin ku saleysan jiritaankeedu laguna caawiyo waxayna hada si cad u raacdey wado khaldan ahna mid ku saleysan xasuuqa shacabkeeda sida tigreyga.
Waxaa horgalaha itoobiya ku qaylo dhaaminayay in ciidanka amxaarada la geyn karo meel kasta waana khalad waayo anaga soomaali ahi ma arbno dhul amxaaro mana tageyno sidaas darteed yaysan noo imaan waa noo caddow walina waxaa nagu yaal soomaali ahdii aan nahay daqaro naga soo gaaray amxaaro ay noogaga eexdeen dalal badan oo reer galbeed ahaa maantaaee anaga soomaali ah ayaa ah reer galbeed.
Waxaan leeyahay horgalhii qabta hogaanka shacabka soomaaliyeed hadii uu cabo taliil itoobiyaan jago ku ilaasasho ah waa inaan iska hor leexinaa waa dhamaadey wakhtigii amxaar uu qof soomaaliyeed waraaq wax ugu qori jirey waxaana ugu danbeeyey gabre sidaas darteed kii anaga soomaali ah noona haya hogaan ee u raxmooda amxaar gumeyste ah waa inaan iska hor leexinaa uuna ayaga u qaxaa.
Shidaalka amxaarku qalbiga ka xisaabsadey faa' iidadiisa waxaanu leenahay anaga soomaali ah ayaa leh waxaana wali ka baahan hooyooyinkayo ilmahayagii waxaana walina kama aanu dhisan dhulkayagii oo wali burbursan sidaas darteed ma ogolin hal litir in laga qaato lamana qayb saneyno dal iyo ummad kale waxaan marna macquul noqoneyn in dadkayagii waayaan biyo ay cabaan,cunto ay cunaan istbitaal la geeyo kii korona ku dhaco dumarkayagii meel ay ku dhalaan ilmahii wado la'aana ay usii dheer tahay iyo baqdin galin askari amxaara oo qori wata ama soomaali caade qaate ah cabsana tahliil amxaar nana hor boodaya isaga kaaya dhigayana in intayada kale uu masuul noogaga yahay malaa'ig mad madow samadana naloo kaga soo dajiyey hadaan soomaali nahay si ay noogu xukumaan ciidadayada hooyo ama noogu bahdilaan.
Anaga soomaali ah ayaa leh ciida soomaaliyeed itoobiyana waa burburtey waxaana hada dhulkeedii ka ceshanayaa wa sudaan anaga soomaali ahina waxaan fadhinaan qaybta gadaale ee ku dhaaqista fikilyaga soomaaliyeed noona gaarka ah.
Waxaan nahay soomaali mana qaadi karno amxaaro iyo oromo mana aqabali karno in qaybo dhulkeena ah anagoo nool la hoos geeyo canfar mana aqbali karno in dhagahayagu maqalaan hanjabaad ah maleeshiyaadka amxaarada ee ku duuley tigrey waa la keeni karaa soomaali state hadii la doono mana ogalaan karno in anagoo nool soomaali ah horgale orom ahi amxaarana xarig surka ugaga xirani isaga kaayo dhiho inuu leeyahay dhulkayaga soomaaliyeed masiirkiisuan asaga ka go'o anaguna aanu ula kenaano kuwo uu leeyahay.
WEERARKA CANFARTA KU WADO SOOMAALIDA
WEERARKA OROMADA KU WADO SOOMAALIDA
WEERARADA CIIDAMADA WAYAANAHA KU WADO SOOMAALIDA
WAXAA UMMADDA SOOMAALIYEED WALI KAGA FURAN DHANKA ITOOBIYA DAGAALO DHULBALAARSI AH.
Furintii saddexaad ee noogaga furan Itoobiya ayaa waxaa lagu xasuuqey shacab soomaaliyeed magaalooyinka badan ee gobolka sitti haba ugu darnaatee danlaheley.
Waxaa furin kale oo dagaal ummadda soomaaliyeed ugaga furan tahay dhanka Oramada oo ay markay doonaan dagaal kasoo qaadaan shacab soomaaliyeed oo badana waa u xasuuqeen gaaraya ilaa 32 kun waxaana ugu wardanbeeyay 6 kun ee go'doonka ku ahaa dhulka oromada.
Waxaa furin maalinkasta taagan oo joggto ka furan gabi ahaanba dhulka soomaaliyeed halkasoo itoobiyaanku ku laynayaan kuna dhacayaan ku xirayaan shacabka soomaaliyeed ciidamadooduna ku handadyaan qofkasta oo soomaaliyeed walina ku jiro qab soomaaliyeed hagoogana karaamo soomaalyeed.
Waxaana ugu danbeeyay dhacii iyo boobkii ciidamada wayaanahu ka wadeen magaalada wajeele halkaas oo ay ku dhacayeen shacabka soomaaliyeed waxaana ciidamada itoobiyaanka loogu soo direy magaaladaas iney mushaar ka raadsadaan jeebabka shacabka soomaaliyeed.
Dhulka soomaaliyeed ma aha mid ay canfar iyo oromo iska qaadan karaan manaha mid oromo canfar dhul kale kaga badalan karto.ummadda soomaaliyeed waa ummad nabbada jecel laakiin lagu dulmayhey dhulkooda hooyo mar gumeyste qaarado kale ka soo duuley dulmiyaan mar kuwo afrikaan ah oo daris ku sheeg ah lagu sidko mar laguba soo duulo loona diido iney salka dhigaan helaan nabbad kana faa'iideystaan khyerdaaka dabiiciga ah ee dhulkooda hooyo.
Waxaan wada qireynaa in ummadda soomaaliyeed loo nicib yahay si cad iyo si qarsoonba mana aha naceyb ay kasbadeen waa ee waa naceyb ah maxaad soomaali u tihiin maxaad hal ummad u tihiin maxaad hak af u leedihiin iyo maxaad isu jeceshihiin una leedihiin soomaaliyada wayn idinkoo hal ummad ah.
Waxaan leeyahay itoobiya hadii aysan maqal dhageysan aqbalin waxa ummadda doonayaan tasoo ah midnimadeeda mquadiska ah iyo jiritaankeeda oo ay suganeyso waxaan itoobiya qabaneynaa dhuunta waana ka odofeyneynaa halka irsaaqadu usoo marto.waana wada ognahay itoonbiya waa dal aan laheyn bad waana dal dadkiisu ku tiirsan yahay waxa baddaha uga soo dega baddana waxaa iska leh soomaali iyo dekadaha wax kasoo degaanba sidaas darteed itoobiya waxaa dani ugu jirtaa iney fara galin MIDNIMADA CURDINKA AH EE UMMADDA SOOMAALIYEED MUQADISKANA AH.
Waxaan ummadda soomaaliyeed leeyahay midnimadayada soomaaliyeed ma aha mid aanu itoobiyaan iyo kenyan ka tuugsaneyno ee waa mid nagu xiran anaga.waayo soomaalinaimada ayaa wax kasta ka weyn tuulo kasta magaalo kasta oo soomaaliyi leedahay xukunkeeda gacan ku haynteeda ma aha mid ummaddo kale loo gadaal fariisanyo ee waa mid anaga noo taal nabbadeynteeda ku noolaan shaheeda,difaacideeda.
Candhufa cadeytu iyo garbo ciise waa magaalooyin ay iska leeyihiin soomaali oo dhan xataa soomaalida dhalan doonta sidaas darteed soomaalida degan magaalooyinkaas waxaay wax ka leeyihiin soomaalia oo dhan waana muqadis iney ahaadaan magaalooyin soomaaliyeed.
Ma joogno soomaali hadii aan nahay wakhti aanu ka hoos ooyno canfar iyo oromo waayo waa inaan ayaga ugu talinaa bariga afrika maadama ay noola yimaadeen dulmi dil dhulboob.
Waxaan shacabka soomaaliyeed ee cadaydtu candhufa iyo garbo xciise leeyahay waxaad tiihiin soomaali waxkstana waxaa ka weyn soomaalinimada sidaas darteed yaan la iidnku talin dhulka hooyo la idinku gumeysan dhulka hooyo iska saara canfarta iska saara oromada xadka ummadda soomaaliyeed waa mid la yaqaan waana mid calaameysan kan la kala dhex dhigey soomaaliya dhulkeedu waa mid mala awaal ah mana ah mid soconaya ama wax ka jiraan mana ah mid aanu aqoonsanahey sida oromadu u diidan tahay in dhulkooda lakala jar jaro sida kenayanku u diidan yahay in dhulkooda lakala jar jaro ayaan anaga soomaali ahina u diidanahey.
Shallay dhulka soomaaliyeed dadkii hoos geeyey itoobiya iyo kenya maanta ma joogaan oo waxaa kusoo wajahan dagaalkii saddexaad ee addunka waxa na xag xaganaya walina damaca dawacada lana daba socdaa waa itoobiyaan iyo kenyan gun ah waana ka adagnahay kana nasab sareynaa maadama ay nagu damceen nagu hunguriyeeyeen dhulkayaga soomaaliyeed.
Ummadda soomaaliyeed waxaa nsaba dhiman ah qofkii ogolaada inciidiisa hooyo itoobiyaan iyo kenyan oromo iyo canfari ku xukunto ku gumeysato lana daba orda asagoo dabadhulif ah.
SOOMAALIYA WAA MID UMMADDA SOOMAALIYEED NA WAA MID sidaas darteed waa inaan iska leexinaa caddowga doonaya inuu waligiis kala qoqobo kala qaybqaybiyo kala didiyo isu diido kala ilaaliyo ummadda soomaaliyeed iyo soomaaliyaba.
Waa inaan gacan bir ah ku qabsanaa jiritaankayaga soomaaliyeed waa inaan u wada ahaana soomaali jiritaankayagamuqaduiska ah mana ah inaan sugno in malaa'ig cirka noogaga soo degto naga faydo dulmiga oromada iyo canfarta haysata awooda xukummda mala awaalka ah ee itoobiya iyo kiikuyada haysata awooda danbas la moodka ah ee kenya.
UMMADDA SOOMAALIYEED WAXAY XAQ IYO XAQUUQ U LEEDAHAY INEY YADU LAHAATO DHULKEEDA VCALANKEEDA MAGACEEDA AFKEEDA DIINTEEDA DHULKEEDA IYO KARAAMADEEDABA.
Waa dhamaadey wakhtigii ummmadda soomaaliyeed lagu gumeysan jirey dhulkeeda hooyo laguna maamuli jirey itoobiyaanka iyo kenyanku waa iney kala laabtaan qalbigooda iyo sheegashada ay afka ka leeyihiin anagaa keh.
Ummadda soomaaliyeed sheegan mayso dhul itoobiyaan iyo mid kenyan sidaas adrteed ma aqabali karno dhulkayaga in la sheegto laku xukumo nalaka bara kiciyo hadana nalaku xasuuqo
SHACABKA SOOMAALIYEED EE DAGAN MAGALOOYINKA DHACA XUDUUDA UMMADDA SOOMAALIYEED IYO OROMADA TAN CANFARTA.
U ISTAAGA JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED ISKANA DIFAACA CADDOWGA DHULBOOBKA AH WAXNA KU QORTA FARTIINA SOOMAALIYEED EE AAD LEEDIHIIN waayo waa inaan ka xoroownaa dhankasta af iyo adinba.
Sidoo kale shacabka soomaaliyeed ee NFD waxaan ayagana leeyahay jiritaanka ummadda soomaaliyeed ma aha mid uu bakhti afuufan karo kenyan sidaas darteed jiritaanka ummadda soomaaliyeed waa mid ka karaamo wayn maskax fuufu ka curatey waana mid uusan kenyan guemsyan karin dadi karin laheyn kenya kuma haysano nayroobi sidaas darteedna itoobiya kuma ahysano addis ababa ayagauna naguma haysan karaan magaalo iyo dhul soomaaliyeed oo aan anagu leenahay.
Waxaan ummadda soomaaliyeed leeyahay suga jiritaankiina baqdin la'aan iskana cayriyo kuwa la idiin soo diro iney idinku xukumaan ciida soomaaliyeed.
Maanta waa cusub ayaa ummadda soomaaliyeed u baryey waxaana IFAYA JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED MANA AHA MID ITOOBIYAAN IYO KENYAN DADI KARAAN AMABA CADDOWGA HARKA AH EE NECEB UMMADDA SOOMAALIYEED IYO JIRITAANKEEDABA.
Soomaaliya waa mid ummadda soomaaliyeed waa mid ee u ahoow soomaali cidna kaama karaamo badna adduunkane.NAF IYO MAAL U HUR UGUNA DAGAAL AF IYO ADIN SOOMAAII HADII AAD TAHAY JIRITAANKAAGA.
Waxaan oqoreynaa taairrkhdayada oo cusub hadii aan soomaali nahay waxaan mideynaynaa dadkayaga waxaan dhisanynaa dhulkayaga waxaan soo saaraneynaa kheyraadkayaga waxaana isku xukumeynaa soomaaliya waxaan ku nioolaynaa soomaaliya waxaan ku dhaqaneynaa soomaaliya waxaana ku dhumaneynaa soomaaliya waxaana dhaxal ahaan ugaga tageynaa soomaaliya oo qurxoon barwaaqo ah jiilka soomaaliyeed ee naga danbeeya.waxayna akhrin doonaan taariikhda qurxoon ee ay dhaxlka nooagga dhaxleen waxaana sii wada doonaan jiritaanka ummadda soomaaliyeed ee geeska afrika muqadiskana ah gorgortana aan laheyn cuidna aan loo gadaal fariisaneyn.
Waa dhamaadey wakhtigii iyoobiya iyio kenya usoo tuugsan jireen adduunka si ay ummadda soomaaliyeed ugu gumeystaan ciida dhulkooda.waana dhamaadey wakhtigii naloogaga hiilin jirey caddowgayaga waa dhamaadey wakhtigii ummadda soomaaliyeed laga dhigi jirey quruumaha baddan laysagana dhigi jirey caddow ayagoo hadba horgalayaal caado qaatayaal ahloo doorayo laguna sii kumayo.
SHACABKA SOOMAALIYEED EE GARBO CIISE EE SOOMAALI GALBEED SOOMAALIYA IYO MAGAALOOYINKKA KU TAXAN NAWAAXIGAAS WAXAY U BAAHAN YIHIIN GURMAD NOLOL BADBAADIN AH.
HA LOO GURMADA SHACABKA SOOMAALIYEED EE AY SOO BARA KICISEY CANFARTU WAXAA ISUGU DARSAMEY XABBAD HARAAD GAAJO DIL MASIIBO ADDUUN.
Marka ugu horeysa waa inaan gurmad naf iyo maal ah la gaarnaa shacabkeena canfartu ku xasuuqeyso dhulkeena soomaaliyeed waa inaan ka muuqanaa furimaha dagaalka ee ay noogaga soo qadayaan waa waajib soomaaliyeed.
Shacabkeena la barakiciyay aanu u fidino gurmad deg deg ah lana gaarno cunto daawo biyo iyo iyo ciidan gurmad ahba waa qofkastoo soomaaliyeed awooda ilaa heer xukuuma
Marka labaad ma aqbalyno mana yeeleyso inaan kala dirno ciidankayaga soomaaliyeed ee gacanta birta ah ku haya dhulka soomaaliyeed ee soomaali galbeed soomaaliya,mana aqabalayno inaan dhigno hubka waayo waa jiritaankayaga mana aqbaleyno in ciidanka soomaali galbeed ee mideysan ee ONLF iyo LIYUU BOOLIISKA AH lagu kala daro kan itoobiya waayo dani nooguma jirto kuna ilaanshan karno jiritaankayaga soomaaliyeed.
Waxaa ciidamo hor leh sameysta oromada amxaarada iyo canfarta hada xasuuqa ku biloowdey shacabkeena soomaaliyeed naguna haysata dhulkayaga soomaaliyeed sidaas darteed waa nagu waajib soomaaliyeed inaan askar u ahaano jiritaankyaga soomaaliyeed iyo inaan ummaddayada si cad ugaga dhaadhicino in itoobiyaa maanta tahasy qowmiyad qowmiyad ummad kastaana soo xiaratey xeradeedii nala dhex gali karin lala degi karin qof soomaaliyeed na naftiisa ku amaan helryn sidaas darteed waxaanu qaadan waxa dantu noogugu jirto ee ah inaan ahaano soomaali inaan ilaashano maatayada inaan inaan ilaashana dhulkyaga hooyo iyo inaan qufulano shidaalkayaga waayo anaga soomaali ah ayaa leh.
Waa noo wada nasiib, waana wanaag waana ALLAH mahadiis inaan mideyney ciidamdeenii ONLF IYO LIYUU BOOLIISKA waxaanse leeyahay fari kama qodna wali faanoole waayo soomaali ayaan nahay cid na jecelna ma jirto waxaan waligeen ku dulmayen bariga afrika anagoo aan cidna duulaan ku qaadin ayaa ummadda solomaaliyeed dulaan lagu soo qaadayey waxaanse u aheyn hal ummad oo soomaaliyeed walina waan nahay waxaase noo dhiman in yar iyo haraati aanu isku dhinac xabada u ridno waayo qaarkeen ayaa wali jeefa halka qaarkeen hadba qaruun kale ku soo duuleyso layneyso xasuuqeyso dhacayso hadana inatayada kale isha ka daawaneyso waa nagu wada waajib inaan daafacano mitir kasta oo dhuleekana ah iyo litir kasta oo shidaalkeena iyo garaamkasta oo macdanteena ah.
Waxaa weerar wayn oo qorsheysan ayna isla wada og yihiin wada beesha canfarta ee itoobiyaanku naas nuujinayo.
Magaalooyinka
CADEYLE
SANKA CAS
AFKA
DHAMXALI
HARJIN-BOODA
AGA GAARKA BARBO CIISE
IYO IN KALOO BADAN EE SOOMAALI GALBEED SOOMAALIYA AYAA NOQDEY FRUIMAHA AY CANFARTU KU XASUUQDO SHACABKA SOOMAALIYEED.
Magaalooyiinkan iyo dhulkan soomaaliyeed ayaa hada noqdey furin lagu xasuuqo shacabka soomaaliyeed waana wax aanu indhaha ka daawaneyno ogeyn kuna baraarugsaneyn.
Mudo dheer ayaa qaylo dhaan kasoo yeeraysay shacabkeena soomaaliyeed waxaan dhacdey in la xasuuqey in la dhacay in la barakiciyey waxaana markasta soo dhex galayay ciidanka ku sheega itoobita munaasub na naguma aha waayo dadku waa soomaali wana maatadeenii.
Waxaan leeyahay itoobiyadii burburtey qalfoofkeedu wuxuu si mala awaal ah madhow u aadi dooeasho waxaase nagu waajib ah anaga soomali ahi inaan iska ilaalino in laysku kaaya dhufto laysku kaaya laayo iyo in awooda aanu hada haysano dib ugu noqoto gacan amxaar.
Waxaan wada daawaneynaa itoobiya oo sii dameysa waxaan kaloo aanu iska dhaga tireynaa in qaarkeen wada qalbiga kaga qufulan tahay wir wir iyo war tagey oo itoobiyadii hore ah waxaana marna wax aan anaga soomaali ah noo qalmin ah waa inaan anaga qaarkeen itoobiyada sida silada u kala furfurantey la dagaal socono alxan iyo isku dhadhajin ama soo bakhti afuufid macno daro ah waxna aysan noogaga soo kordheyn oo aysan ka aheyn in xukuumada hada xukunka talada haysaa sii jirto ayadoo isku lamaaninseysa itoobiyada xarunteedii noqotey habalo galeen iyo magaalo madax magaciiba laga badaley ahyed addis ababa hadase oramadu ula baxdey fini fini iyo wax aal la gareyneyn.
Waxaa xogo hoose sheegayaan in intaan la weerarin tieyga ay axmaaradu soo dhaweysatey ummadda soomaaliyeed kana dhiganayesey wlaal beenaad ayadoo siyaasadeedu aheyd mid ba mar qalo hana ku jabin laba furimood siadii dagaalkii labaad jarmalku ugu jabey labada fuimood ee dagaal tan galbeed iyo tii kale ee uu ku darey markuu isku rarye ruushka waxaanse leeyahay axmaaro waxay rabtaa iney qabriga ka soo saarto itoobiyadii lagu daadiyey dhiigayaga soomaaliyeed lagu kufsadey dumarkayaga raggayada soomaaliyeedna duur galka ku noqdey dalkasroo reer galbeed ahina lacag deeq diimeed ku siinayey.
Waxaan leeyahay kooaha diimaha kale u sacab tumaya isku dayaya iney ummadda szoomaaliyeed waligeed ku sidkinaato itoobiyaanka wa wax aan soconeyn waayo isma lihin anaga soomaali ahi iyo itoobiyaanka waxaana kaloo idin leeyahay hadii aad diin badalateen waa yeelkiin lase aada kuwa aad dooneysaan inaad ummad dhan oo soomaaliyeed hoos geysaan amaba gacanta u galisaan.idinkaa fudud masiirka soomaali lala gadaal socon maayo itoobiyaan waa habeenkii xalay ahaa oo tagey.
Waxaan haysanaa shidaal waxaan haysanaa bad waxaan haysana beero wax aan uga baahanahay itoobiya ma jirto sidaas darteedna itoobiyaanku anaga soomaali ah nama laha mana lihin ummad kastaa waxay aysatio haku qanacdo hana iimaansato.
Danta iyoobiya waa shidaal ay dhurato ka dibna nagu sameysato ciidan awood leh ayadoo naga ilaalineysa shidaalkayaga kuna maal gashaneysa dhulkeeda ciidankeeda dadkeeda hadii aanu simanahay dhulkayaga soomaaliyeed ee soomaali galbeed sidan uma sdib dhacaan halka dhulka iyo magaalooyinka kale ee itoobiyaa dhismeen waa xaq daro.
Waxaan itoobiya soo saari doonaa maxkada soomaaliyeed oo eedeynteedu tahay gumeysti shacab dhaq dhaqaale xasuuq xabsiyeyn sanduleyn shacab kala dagaalamid ddiimeed been ka sheegid afduub hugaan ummadeed iyo waliba ka qarinta adduunka si aan ba loo ogaan waxa socda waxa dhaacaya.
Shallay maanta ma aha waxaan leeyahay ummadda soomaaliyeed waa mid amana aha mid masiirkeeda kox ama qof amaba urur hoos geyn karo amaba la gadaal faranduleyn karo itoobiyada lagu kala tagey.waxaa na deeqa xoriyad midnimo iyo walaalnimo soomaaliyeed.
Xasuuqa sjacabkayaga waa id soo jireen ah kana soo bilowdey boqorku sheegii itoobiya ee mililik waana mid soo socdey qarniyo waxaana ku waynney maato dad halyeeyo duwmar caruur rag iyo maal ba wamana aha wax aanu qalbigayaga ka tirtiri karno laakiin waa wax aanu iskuulada ku bari doono maadada barashada soomaaliya iyo ummadda soomaaliyeed.
Waxaan leeyahay xukuumada hada hogaanka haysaa waa in aanu ciidamo u dirno shacabka soomaaliyeed ee canfartu ku xasuuqeyso dhulakayaga soomaaliyeed anagoo aan kaba amar qaadaneyn amxaar iyo cid kale waayho waxaad hada haysaan waa masuuliyada shacabka soomaaliyeed.waana inaad kasoo baxdaan waana mid wadata waajibaadkeeda iyo fulintiisaba.
Waxaan mar kale leeyahay waa xaaraan hub kadhis ciidan waayo waa nala gumeynayaa waxaan halkan si cad mar kale uga leeyahay yaan qof soomaaliyeed xabadiisu dilin qof kale oo soomaaliyeed waxaan leenahay hal caddow waxaan nahay hal ummad.
Shacabka soomaaliyeed ee garbo ciise waxaan leeyahay u istaaga naftiina iyo niritaankiina soomaaliyeed waxaan nahay ummad kaliya oo soomaaliyeed waxaana leenahaya cadow nagu hareereysan kasoo la doonayo in hal magac nala wada huwiyo magacasoo iyoobiya la yirtaahdo mana ogolin inaan sidano laguna dado magacayaga soomaaliyeed sidaas darteed aanu iska caabino iska celino la dagaalano canfarta nagu haysata dhulkeena ah dhaxalkeena waxaa hubaal ah inaan ummadi inta waraaq qorto ummad kale dhulkeed siin karin ummaddii laheyd dhulkaas sidaa sidarteed magaalooyin candhufa cadeyti garbo ciise sanka cad harjin iyo inta kaleba waa dhul soomaaliyeed mana laha canfartu ee aan u hurno dhiigeena inaan difaanao.
Waxaan ninkasta oo qori qaad soomaaliyeed ah leeyahay wax ka difaacio dhulkaaga soomaaliyeed adduunka waxa ugu qalisan maanta waa dhulka waayo waa nolol dadkii dhul haysataa waxay heli kartaa nolol iyo meel ay ku dhaqato ku dhumato kana dheefto oo oo qutulyoon ka raadsato.
Waxaa ummadda soomaaliyeed balan u ah midnimo walaalnimo iyo iney ayadu kala amarv qaadato una kala ordin kala soko marsan darajana ka kala raadin caddowgeeda soo jireenka ah ee itoobiya iyo waliba kuwa la mkid ah ee kenya.
Ummadda soomaaliyeed waa mid soomaaliyana wa mid sidaas adrteed ahdii itoobiyaan kenyan iyo caddow na naceb oo la mid ahi doonayo inuu af ku kala goo gooyo ummad soomaaliyeed magacyo ugu kala bix bxiyo dhul soomaaliyeed waxaan isugu kab kabi xabbad waayo waxaa waxa kaliya ee caddow ummadda soomaaliyeed amqali karo dhagao u yeelan karo dili karta bajina karta.
Waxaan nahay soomaali sidaas darteed qabiilkayagu waa SOOMAALI sida oroamada iyo amxaarada tigreyga iyo kuukuuyada ayaan nahay hal qabiil hal ummad oo soomaaliyeed.
Waxaan hayaan u wada nahay anagoo soomaali ah halkuu jiritaankayagu ku sugan yahay ee ha noqon habqan hadii aad soomaali tahay hana hareer marin ummaddaada soomaaliyeed waayo fiqi tolkiis kama jano tagee waa kugu khasab inaad ka mid ahaato ka mid noqoto naftana ku ilaashato ummaddaada soomaaliyeed waxaad wada leedihiin hal jirititaan oo soomaaliyeed.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
See less

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...