KHEYRAADKA UMMADDA SOOMAALIYEED SHIDAALKA,GAASKA,MACDANTA,BADDA,BEERAHA WAA KA XAARAAN ITOOBIYAAN IYO KENYAN HADEY DAMCAANA WAA INEY RUUXDA U WAAYAAN.
SOOMAALIYA WAA MID UMMADDA SOOMAALIYEED WAA MID.
Midnimada soomaaliya iyo ummadda soomaaliyeed waa muqadis waana waajib aanu ka dhaxalney jiilkii soomaaliyeed ee naga horeeyey mana aha mid aanu cid ugaga gabaneyno kasoo bixitaanka waajibkaas.waxkasta waxaa ka weyn waa soomaalinimada.waxkasta waxaa ka weyn danta iyo jiritaanka ummadda soomaaliyeed.
Ummadda soomaaliyeed ma aha kuwo ALLAH xagiisa ugaga qorey in loogu taliyo ciidooda hooyo in ay ku hoos ooyaan calan itoobiyaan iyo mid keenyaanba.
Ummadda soomaaliyeed kheyraadkeeda ayadaa iska leh waana dhaxal awoowe kana weyn in nin itoobiyaan ahi usoo raaco diyaarad halka kii la dhashey baxad ku wado qayb soomaaliyeed oo kale sida tuliguleed mooyaale.
Sidoo kale kale marnaba aqbali mayno in shacabka soomaaliyeed ee dhadhaab iyo kuwa la midka ahi ee ku jira xeryaha qaxootiga ciidooda hooyo ee NFD kenyanqalbigooda ku masawiro iney ciidooda hooyo ka yihiin shisheeye,
Aqbali mayno in in itoobiya damacdo shidaalka soomaali galbeed kenyan NFD ka qodoto shidaal iyo gaas hooyo soomaaliyeedna miis qorax ah berbera shanta subbaxnimo soo fariisato ayadoo ka afduuban kheyrdaakii dhulkeeda kana qatan in hooyo soomaaliyeed lagu weeraro tuliguuleed mooyaalana lagu go'doomiyo 6 biloodna loo diido wax cunto ah aqbali mayno inta dhalinyaradii soomaaliyeed inta wax la'aan ugaga cararayaan dhulkooda hooyo hadana itoobiyaan damco kheyraadkoodii aqbali mayno in itoobiyaan iyo kenyan litir shidaal ah ama waqcad kheyraad kale ah ka qaadaan ciida soomaaliyeed ayadoo wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed ee waxbarashda soo dhameystey puntland, soomaali galbeed galmudug,koonfur galbeed hiirshabeele,jubaland NFD waxay qabtaan la yihiin iyo waxay cunaanba iyo kuna aradan yihiin dhulkoodii hooyo ku dayacan yihiin dhulkoodii hooyo indhahana kama dayeyeno itoobiyaan iyo kenyan dulaan ku ah dhaxalkii kheyaadkooda.
Aqbali mayno in hogaamiye itoobiyaan ahi inta afar xaraf oo afsoomaali ah ku hadaaqo ku ganuunuco soomaaliya qaybteed ayaa itoobiyaan ah iyo wax la mid ah,aqbali mayno in halgankii xoreynta soomaali galbeed been been lagu damiyo iyo soo gala iskana fariista,aqbali mayno in itoobiyaanku usoo xeydxeydtaan kheyraadkayaga kana taliyaan sheegtaan,suuq geystaan halka mabda'ayagu yahay midnimada soomaaliya iyo ummadda soomaaliyeed oo qani ah kana weyn gaajo,fakhri tuugsi caawimo shisheeye,iyo soomaaliya oo ka mug weyn nin shisheeye oo qori ku wata danta lagu lifaaqayo la qarinayna tahay sii nab yaysan soo kicine,sii haya yaysan soo baraarugine,sii kala qayb qaybiya inta danta qarsooni fuleyso.
Waxaa geeridu dhibeysaa waa ninkii dhoof ku yimid soomaaliya waa mid kana weyn sheegashada itoobiya iyo kenya waxaa la joogaa wakhtigii soomaalidu guud ahaanba ka talin laheyd dhulkooda hooyo waxaa la joogaa wakhtigii ninka itoobiyaanka ah iyo kan kenyaanka ahba ka niyada ka goyn lahaayeen sheegashada,ku hamiga,u hanqaltaaga,ku riyoonta,DADKA & DHULKA SOOMAALIYEED.
Marnaba macquul ma aha in dadka soomaaliyeed dadyoowga adduunku baryo ku caawiyaan quudiyaan,kheyraadkoodana dadyoow kale la sheegtaan,u hor ordaan la qoondeeyaan,la qotaan,ku maamulaan,suuq geystaan,ku faanaan,hadana kala sasabtaan ayagoo qaarkood madax ugaga dhigaya si inta kalena loogu sanduleeyo sida ay doonaayaan ee ah horjooge usameeyoo shacabka sandulee.
Waa ka xaaraan kheyrdaaka soomaaliya afartiisa dacal itoobiyaan iyo kenyan ummadda soomaaliyeed ma sheeganeyso dacal dhul itoobiyaan ah iyo mid kenyan ahba shallay dadkii qalbiga u gashey itoobiyaanka iyo kenyanka dhulka soomaaliyeed maanta uma hayn karaan mana siin karaan sidaas darteed qofkasta oo soomaaliyueed waa inuu qalbiga gahstaa niyada ka dhaadhiciyaa inuu leeyahay soomaaliya guud ahaan.
Marnaba aqbali mayno soomaaliya ayaa dacal nala leeyihiin itoobiyaan iyo kenyan.marnaba aqbali mayno inta hooyada soomaaliyeed geed ku hnioos dhaleyso daawo la'aan ilmo soomaaliyeed waxaa kheyrdaakiina gacmo gacmaynaya itoobiyaan iyo kenyanba.
Waa ku waajib saaran soomaali kasta in maskaxda itoobiyaanka iyo kenyankaba laga tirtiro sheegashada dhul iyo dad soomaaliyeed,waa waajib saaran soomaali kasta inaan ka talino soomaaliya kuna darsano bariga afrika maadaama aanu qarniyo ku dulmaneyn dadyoow badanina noogaga eexdeen caddowgayaga igtoobiya iyo kenya.
marnaba u gadfaal fariisan mayno hadii aanu soomaali nahay cidna lahaanshaha ku noolaanshaha isku xukumida,soomaaliya iyo kheyraadkeedaba.cidna ummadda soomaaliyeed uma matasho qowmiyadaha adduunka isla anaga soomaali ah mooyee.
KHEYRAADKA SOOMAALIYA SHIDAAL GAAS BAD BARI MACDAN ITOOBIYAANKA IYO KENYANKA HAWYESTA DAMCA ISKU DAYA WAA INUUSAN RUUX KALA TAGIN ISKA DAAYEE INUU ISKU NAFAQEEYEE.keyraadka ummadda soomaaliyeed waa iska leh soomaali kasta waana ka xaaraan itoobiyaan iyo kenyan.soomaaliya waa mid ummadda soomaaliyeed na waa mid.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha