Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Thursday, June 8, 2017
ummadda soomaaliyeed ha isu gurmato hana isbadbaadiso waa walaalee.
waxaa maanta ummadda soomaaliyeed mareysaa wakhti adag,lana mid ah wakhtigii dagaalkii labaad yuhuudu dadkeeda ka daadgureyneysey goobihii lagu xasuuqayey ee ahaa xeryihii hitler ku xareystey.
dadka soomaaliyeed cidna uma maqna ceelna uma qodna sidaas darteed ayagaa isu ah caawiyaal,dhibta taabata qof soomaali ah waa dhib taabatey ummadda soomaaliyeed oo dhan.shallay waxaan isu xaq xaganeyney qabiil maantase waxaan nahay hal ummadda ALLAH MAHADIIS,
sidaas darteed aanu isu gurmano kenii abaar taabato keenii magafe hayso kenii lagu dulmiyo daafaha adduunka,keenii xabaddi ku dhacdo,keenii u dagaalamaya inuu nabbad wax ka keeno waxna ku noqda.
waxaan halkan ummadda soomaaliyeed ugaga baaqayaa iney wadda raadiyaan nabbad buuxda iswalaalsadaan,waxaan ummadda soomaaliyeed ee lagu haysto liibiya iyo dalalka kale leeyahay magafaha waxaa kasii danbeeya bad liqday dadkeenii doonyuhuna kula dageen marka yaan laysku soo haligin ee dib ugu noqda dalkii hooyo kaasaa lagu bad badbaadayaaye aanuna sameysano dalkeena nabbadeysano dalkeena imaansano dalkeena waayo lama huraan waa ciida hooyo.
ninka xooloobey ee khaamiiska qaba yaanu dadkeena ku daawaan ee aan kawada qayb qaata bad baadintooda.soomaaliyi waa hal qoys.
AMIN MUSSE - Afhayeenka ummadda soomaaliyeed.
Subscribe to:
Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...
-
World like age wars, the wars of the middle centuries. the wars that brought the world fronts in one place which continents cross fought eac...
-
........ INTELLIGENCE ........ For the human faculty of thinking and understanding is called intelligence. Intelligence has been defined i...
