MAANTA IYO DALKEENA.
SHIRKA MADASHA SOOMAALIYA.
SHIRKA MADASHA SOOMAALIYA.
waxaan qirayaa in qabyaaladii dadkeenu gashey madaxda maamul goboleedyada iyo tan dowlada federalkaba,hadii wax khaldamaan waa la saxaa ilaa hada si qolaac ah qabiilna ku qoofilan yahay wax u socdaan way u cadaatey ummadda soomaliyeed.
waxaan ula jeedaa markay arintu gaarto maamul maamul la safan iyo dowladii federalka oo aan dhexdheaad aheyn waa arin qabiil ayna mudan tahay in laga gudbo.
siyaasada soomaaliya ayaa hada mareysa laba maamul oo isla jira iyo saddex maamul oo isla jira runtuna waxay tahay in maamulada dalkeena qaarkood ay in badan ayay wax kasoo tanaasuleen shacabkii soomaaliyeed ay mataleena kusoo kala dhinteen

laakiin markii miiska laysla soo fariisto waa wax aan soconeyn ah in wixii laysku af gartey la yiraahdo waan badali oo shacabkii aan mataley ayaa sidaan raba halkii kuwa hor fadhiyaa shacabkii ay mataleen hore usoo kala dhinteen danta guud ee soomaalinimo darteed ilaa hada waxaan qirayaa in siyaasada soomaaliya dano khaasa ay ku watan qaybo sad bursi qabiil u isticmaalaya.siay berito hogaanka gacantooda uga bixin maanta arintu qabiil ka mug weyn waxay mareysaa SOOMAALIYA MA AHA CARUURTII BEESHA CAALAMKA ee aan hanano hogaankeena si daacad ahna dowladneedana u maamulano anagoo ka weyn qabiilka kuna kuna weyn soomaalinimada.
waxaan aad uga xumahay in dowlad dhan hogaankeed ay jaah wareeriyaan kuwa gashtey damac qabiil kuwaasoo qabiilna afka ka isticaamala waxna ku soo yeelay qaybo kamida ummadda soomaaliyeed hadaai aanu kala xishoon weyney aanu ka xishoona ummadda adduunka waa nala arkaaye.
beesha caalamku nama hala ee waxay nooyihiin caawiyaal maadama ay dadkeena ka yara dhuntey kal soonidii,
beeshu caalamku nama xukunto namana hagi karto,wayse nacaawisaa
beesha caalamku nooma qorto shaciga aanu samaysaney laakiin laakiin waay nala ilaalisa sharciga aanu qoraney.
mase aha sidii aabe ilmahiisa kala celcelinaya in aanu isku dacweyno iskuna eedeyno.marka arintu mareyso aan isbadbaadino dalkeeanana kasaarno halaaga iyo xasuuqa.
maadama ay madax badan oo horjoogayaal u ah shacabka soomaaliyeed tanaasul soo sameeyeen waay haboon tahay in in ta dhimana ay ayagu markooda tanaasul sameeyaan.
waxaan nahay hal dad waxaana leenahay hal dalwaxaan nahay ma kala guurto maantay waxay mareysa nin iyo xabaashiis loo kala tag WAA ANAGA IYO SOOMAALIYADEENII IYO SIDAAN U HAGAAGSANO.
waxaa mahad leh ALLAH waxaan halkan mahad bini'aadam uga soo jeedin ummadda adduunka kuwii na garab istaagey kuwii dalkeena dhiig joojiyey maatadeenana nafaqeeyay,kuwii jeebkooda naga hagran dowladeenana iyi shacabkeenaba biiley.

waxaan halkan ka dhliilayaa kana cambaareynayaa dalalka gacmaha kala bixi la dalkeena siyaasadiisa jaaniskana nagu helay maadamada aan dagaal adag kula jirno ARAGAGIXISO dalkeenana weli uu ka socdo dagaalo qabiil.
waa muqadis inaan soomaaliya sameysano waana muqdis inaan gaarno rumeyno rabitaankii qofkasta oo soomaaliyeed ka soo ah soomaaliya oo nabad ah soomaaliya oo dhisan.soomaaliya oo mideysan.