Friday, February 21, 2020

JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED WAA MUQADIS GORGORTANA MA LAHA.





JIRITAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED WAA MUQADIS GORGORTANA MA LAHA.
ITOOBIYA-nabbad iyo jiritaan ku heli mayso mana aha dal daris wanaagsan la ah soomaaliya itoobiya waxay miiska soo saaratey iney hantido dhulka iyo ummadda soomaaliyeed qaybta soomaali galbeed ayadoo ummadda soomaaliyeed kula gorgortameysa iney alshabaab nala soo afjareyso,iney wax ka raadineyso suluxa maamul goboleedyada soomaaliyeed iyo dowlada federaalka soomaaliyeed sida maamula soomaaliyeed ee soomaaliland ee geedka korey horgalayaasha horkacayaana hayso waalidii koofil u dhintey
KENYA-malaha sidoo kale NFD xalaaleysiga dhulka iyo dadka soomaaliyeed ee NFD kuma helso kumanaqaadan karto ku rati kacsiga waxaan soo afjaierynaa alshabaab waayo waxaa alshabaab sameyyay waa burburkii soomaaliya loo burburiyey kenya iyo itoobiya dartood si soomaaliya loo ogoleysiiyo ka aamuska iyo aqabalida dhulka iyo dadka ka maqan sidaas darteed kenya waxaaay ageed saartey nabbadeedii waxaana dan ugu jirtaa iney arimaha soomaaliya faraha kala baxdo dhul iyo dad iyo siyaasadba qalbigana ku xirato ineysan laheyn dhulka soomaaliyeed ee NFD aysana ku xukumi karin kuna lahaan karin dhowr qof ooay sameysatey kuna hageyso habka kontoroolka maskaxda bini aadamka ee loo yaqaan KM-ULTRA.
Waa inaan ka fujinaa anagooo adeegsaneyna af iyo adinba shacabka soomaaliyeed ee gobolada waqooyi horgalaaysha qariban ee dafey hogaankooda walina gadaal socdana gumeyste wakhtigu uu laaley ama soo afjarey awoodiisii ummadda soomaaliyeedna tustey iney yihiin keenadiid iyo kuwo aan la hoaagmin karin lana gumeysan karin lagu bahdili katin laguna jajuubi karin dhulkeeda
MAAALMUL GOBOLEEDYADA SOOMAALIYEED.
Waxaad tihiin dowladii federaalka soomaaliyeed soomaaliyana waa mid ummadda soomaaliyeed na waa mid waxaana hab dowladceedka federaalka loo qaatey waa in dowlada federaalka soomaaliyeedx gaarto qofkasta oo soomaaliyeed mitir kasta oo ciida soomaaliyeed ah sidaas darteed waa waajib inaad geedi socodka ummadda soomaaliyeed hayhaanka ugu tahay jiritaakeeda ula socotaan dhanka ummadda soomaaliyeed dooneyso rabto faa'iidadu noogu wada jirto kuwada badbaadi karno oo ah inaan waxkasta ka sareysiino soomaalinimada iyo jiritaankayaga muqadiska ah.
meel ugama banaan ummadda soomaaliyeed maamul goboleed la xiniftameysa dowlada fedraalka soomaaliyeed waayo dadka hogaamiya dowlada federaalka soomaaliyeed wa shaqaale u shaqeeya ummadda soomaaliyeed sida ay horgalayaasha maamul goboleedyaduba ugu shaeeyaan shacabka soomaaliyeed qaybaha ay masuulka ka yihiin.
Sidaas darteed dowlada federaalka soomaaliyeed iskama laha horgalaaysha hogaamiya ee waxaa iska leh soomaali kasta oo nool kan dhalan doona iyio intii dhimatey oo ay karaamadooda ku sugeyso kuna ilaalineyso qabriyadooda.horgale kasta oo haya hogaanka shacabka soomaaliyeed ee maamul goboleed wuxuxaq u leeyahay inuu hogaan ka qabto dowlada federaalka soomaaliyeed sidaas darteed ood jiidis iyo qaadis waa isla aqal geyn dowlada fedraalka soomaaliyeed waa maamul goboleedyada soomaaliyeed sidoo kale maamul gonboleedyada soomaaliyeed waa dowlada fedraalka soomaaliyeed marka laysku darana waa qaranka ummadda soomaaliyeed waxaana leh qofkasta oo soomaaliyeed waana jiritaanka ummadda soomaaliyeed.
Marna lama aqbali karo in koox isa siiso dowlada federaalak soomaaliyeed sidoo kalena lama aqabali karo in hogaamiye maamul gonboleed ka dhigo dowlada federaalka soomaaliyeed dowad shisheeye ama caddow ku ah qayb ama maamul goboleed soomaaliyeed.
Waa waajibs saaran qofkasta oo soomaaliyeed iyo maamul gonoleedkasta oo soomaaliyeed inuu wax ka ilaashado dowlada federaalka soomaaliyeed waa waajib saaran qofkasta iyo maamul goboleedkasta oo soomaaliyeed inuu garab istaago hadba xukuumada haysa xilka iyo hogaanka dowlada federaalka ee ummadda soomaaliyeed.
Waa in shacabka soomaaliyeed ilaaliyaan xurmeeyaan sharafta iyo haybada ay leeyihiin kuna sidaan maatkida magaca ummadda soomaaliyeed waa waajib xaq ah si ay u gutaan xilka ay u sidaan fulintiisa ama ay u dhibyaraatioshaqada ay u hayaan ummadda soomaaliyeed maadaba ay u shaqynayaan ummaddooda.
ALSHBAAB.
waxaa hubaala in ummadda somaaliyeed jaanta saartey hal jid kasoo ah soomaalinimo iyo iyo ummadda soomaaliyeed mardanbe loogugu talin cidooda hooyuo gayigeeda soomaaliyeed waxkastana ay ka weyntahays oomaalinimada sidaas darteed waxaa waajib ah inaad jooojisaan daadinta dhiiga shacabkam soomaaliyeed hal jahana ula lugeeysaan dadkiina soomaaliyeed kana soo mid noqotaan ummadiina soomaaliyeed ee maanta u istaagtey jiritaankeeda muqadiska ah saxda waajibka ah waayo biyo kaa badan iyo dad kaabadanba waa ku har qiyaan.
Inaad joojisaan dagaalka guracan dhinac kasoo raacdaan ummaddiina soomaaliyeed waxay horseedaysaa soomaaliya oo aanu dib u wada dhisano soomaaliya oo aanu nabad kuwada helno soomaaliya oo ka weyn gacmo gacmeynta shisheeyaha soomaaliya oo aanu ka sarno ciidamada shisheeye ee la dhex joaga maskxada maran caqliga qoofilan qoriga qariban iyo cisilka qaawan ee na lala soo aadey ayadoo idika naloo kugu marmarsiiyoonayo afkana loogaga qalaadayo waxaan idkla sifeyneynaa alshabaab.
Hadaba waxaa maanta socdaa waa soo afajristiinii waaxaana dhinac kasta daadanaya waa dhiig soomaaliyeed wxaana dhinac kasta baxayaa waa naf soomaaliyeed siddaas adrteed qaata nabbada dhiga qoryaha noqdana soomaali saafiya sax ah ahna kuwii si annab ah ugu noolaan lahaa dhulkooda hooyo ee soomaaliya qaybna ka ahaan lahaa ummadda soomaaliyeed ee u sara kac dey ka talinta bariga afrika gabi ahaan ba ayadoo mideysdan wada jirta ka weyn qabiil xagjirnimo kala qoqob.
MAAMUL GOBOLEEDKA JUBALAND EE SOOAMAALIYEED Waxan leeyahay kenya meel ugama banaan soomaaliya dowlada federaalka soomaaliyeed waa jubaland waxaan marksta wan aagsan in maamul gonoleedkataa ahaato garbihii dowlada federaalka soomaaliyeed sidey tahayba waxaan maanta mugdi weyn ku jiraa hogaanka maamul goboleedka jubaland oo ay ku furan tahay furin dagaal iyo soo sifeyn dhulka ku jira gacanta alshabaab sidaas darteed wxaa arini mareysaa sidee xeero loo xagtaa ilakana ku badbaadaan waxaan muhiimadu tahay caano daadtey salkaa la qabtaa in horgalaaysha jubaland si cad oo muutaada u acd meel wax ula dhigaan dowlada federaala soomaaliyeed ayagoo aan ka eegeyn sad bursi nin jecleysi qabiiil iyo wax kaloo lagu maldahay,
Jubaland kuma jiro karto iska qoofilada ama ka,leexashada jidka ummadda soomaaliyeed ku socoto oo ah soomaaliya oo
mid ah ummadda soomaaliyeed oo mid lehna karaamo sugan dunidan guudkeeda maadama jiritaanka ummadda soomaaliyeed god lagu ridey aanunan ka wada soo saaraney walina uu taagan yahaya caddowgii shallay mugdigab galiyey soomaaliya iyo dadkeedaba walina uu sii dheer yahay caddowgii wax soo abaabuley ee wali harka aan muuqan ah si cadse u arkaan kuwa u istaagey horgalida ummaddaooda soomaaliyeed horgalaaysha hada gacanta ku haya hogaanka maamulka soomaaliyeed ee jubaland waa in miiska ummadda soomaaliyeed lagu dhameeya isfanwaa kasta oo soo kala dhex gala maamul goboleed iyo dowlada federaalaks soomaaliyeed amaba maamul gonoleed iyo maamul goboleed kale oo soomaaliyeed waayo waxksta waxaa ka weyn sugida jiritaanka ummadda soomaaliyeed kasaana nawada xukuma loona kala sokeyn waajibna ay tahay in qofkastaa u ahaado soomaali.
MAAMUL GOBOLEEDKA SOOMAALILAND EE SOOMAALIYEED.
Ugu horeyn hargeysa waa magaalo madaxdii labaad ee ummadda soomaaliyeed qof soomaaliyeed qof soomaaliyeed uma diido karo mana aha magaalo si gooniya beel soomaaliyeed dhaxal ugu heshay ee waa magaalo soomaali kastaa dhaxal u leeyihiin sida shacabka soomaaliyeed ee dagan hat]rgeysa wax uga leeyiihn soomaaliya oo idil shidaalkeeda baddedda magalooyinkeeda wabiyadeeda ayna u dagi karaan meelkasta oo ay ka helayaan nabad iyo nolol waxaan marna loo dulqaadan karin ereayada qalafsan ee ka soo burqanaya afka afduubayaasha hogaanka shaacabka soomaaliyeed ee gobolada waqooyi ayagoo ku ilaashanaya jagoojinkooda amaba kuraasta ay ku fadhiyaan looguna baalan qaadey nolol iyo taajirnimo qarsoo hadii ay ku guuleystaan ka jariska maamulka soomaaliland ee soomaaliyeed soomaaliya intyeeda kale waana riyo daanyeer meelna aan gaareyn laguna guuleysan karin iska mala awaal ah.
Waxaa caado noqotey in horgalayaasha maamulka soomaaliland ee soomaaliyeed shacabka ku qalbi dilaan kuna bajiyaan kuna baqdin galiyaan murugo khaasana ugaga dhigaan iney hadba soo xasuusiyaan halaagii ka dhacay soomaaliya guud ahaan ayagoo dhagaha ka laabanaya waxa ayagu gacantooda kaga geysanayaan gobolada ay dulsaarka ku yihiin qorigana ku haystaan ee sool sanaag iyo cayn waxaa wax aan isqaban in shacabna la baqdin galiyo laga murugeysiiyo ayadoo lala ooynayo waxaa nala ku sameeyey shacabka kale oo isla soomaali ahna qori iyo haysasho lagu gumeeyo waa wax aan meel isla galin.
Waxaa hubaal ah in aan ninna dowladna soomaaliya kala goyn karin waajibna ay tahay midnimada ummadda soomaaliyeed xataa dhulka iyo dadka wali ku jira gacabnta gumeystaha itoobiya iyo kenya.
Waxaan marna dabiib noqoneyn in loo ooyo qayn ka mid ah shacabka soomaaliyeed waayo wixii hargeysa ka dhacay waxay ka dhaceen mogadishu wixii mogadishu ka dhaxay waxay ka dhaceen laas canood wixii soomaaliya ka dhacayna waa wax nagu wada dhacay shacabkam soomaaliyeed galagii taabetyu rafaadiyey wuxuu ahaa halaag qarsoon qarniyo laga wada soo shaqeeyay lana ku soo dhextuurey lana doonayey in lagu xalaa sado dhulka soomaaliyeed ee NFD iyo soomaali hgalbeed ayadoo loo marayey ku qbsada ku qadi maysaan wado ah lana kala faquuqayo soomaaliya nala kala fopgeynayo shacabka soomaaliyeed ugu danbeyna caddowgii ummadda soomaaliyeed isaga dhigo mid walaal la ah soomaalida waxna ka raadimaya danahooda iyo nabbadooda sidaas darteed aanu u wada nqoqno af wax cuney xishoo kadib markii anagoo walaalo soomaali wada ah shisheeyaha itoobiya iyo kenya isku kaaya keenaan isku kaaya sidkaan sidaas darteed afkayaga ugaga dhowrano dhulka iyo dadka maqan ee soomaaliyeed.
Waa ku khasab horgalaaysha maamulkam soomaaliyeed ee soomaaliland iney ka mid ahaadaan noqdaan wax ka hagaan dowlada federaalka soomaaliyeed mana laha gorgortan qofna dal kama jarim karo qayb ka mid ah shacabkiisa iyo mgaalo madaxdiisii labaad waana riyo mala awaal ah waana riyo daanyeer oo aan ka imaan maskax qof soomaaliyeed waa caqli dahsoon oo lagu soo hawl galiyey dad soomaalidiid ah dafeyna hogaanka shacabka soomaaliyeed ee gobolada waqooyi.
Waxaan leeyahay fikradan khaldan ee ah soomaaliya aanu kala jarjarno waxay ku saleysan tahay mabda ah soomaali naceyb waxaan maanta haysta ingoriiska faransiiska iyo talyaaniga waa cuqubo ay ka galeen dalal ay ka cudud roonaayeen kuna muquuniyeen qori waxayse maanta oogtu ka shidan tahay wa agtooda waxayna arintoodu mareysaa soo rogaal celi karkii uu sibixin wayey kheyraadkii dhulalkoodii ayna ka waayeen wax soo saar meeshana ay ka baxdey biliqadii dalaka addunka saddexaad waxay maanta dalalkii dulmey dalalka dunida saddexaad marayaa soo rogaal celin boob dhaqaale iyo ka sameysiga dalkasta oo damacsan yihiin iney qabsadaan dabdhilifyo oofinya dantooda ayagoo kumilaalinaya kursi kuna maal galinaya.
NGO yada
Ma aanu ilaawin NGO yadii ay horkacayeen dadkii adduunka ugu soo gurmadey maatadii soomaaliyeed ee ay haleeshey macaluushii dagaalkii sokeeye ee qalbiga bini'aadamka ah ugu soo gurmadey naftoodana ku soo haligey dal uu ka socdo halaag dagaal sokeeye waxyaran laga ogsoon yahay xalaadiisa
waana u mahad celineynaa qofkii dalkii hay'adii NGO gii wax ka badbaadiyey shacabka soomaaliyeed dal iyo dibadba waana kuwo waligood ku qoran qalbiyada ummadda soomaaloiyeed ee saliimka ah waa kuwo nafaha shacabka soomaaliyeed ogsoon yihiin waa kuwii wax ka badbaadiyhey maalintii shacabka soomaaliyeed bowdada ka jabey waa kuwii naftooda usoo hurey joojinta ka hor taga dhimashada shacabkam soomaaliyeed waa kuwo aan waligood la ilaawi doonin muadana in mar uun ummadda soomaaliyeed u gudo abaalkooda taagan.
Maanta waxaa badaley NGO yadii wanaagsanaa qaaliga ahaa NGOyo lacag doon ah kuwo gadanaya xubnaha jirka dadka soomaaliyeed una iib gaynaya adduunka xubno bini'aadam kuwo xadaya ilamaha soomaaliyeed kuwo lugeynaya dowlada federaalka soomaaliyeed iyo maamul goboleed soomaaliyeed qofkasta soomaaliyeed na oo halaag iyo halis ku ah shacabka soomaaliyeedna jiritaankiisa cirib tiraya waliba jiilka soomaaliyeed ee naga danbeeya jid xun usii gogol xaarraya waxaana hor kacaya dabdhilif soomaaliyeed waxaan hore ugumaahmaahney gudineey ima gooyseen lakiin geedkaay ayaa kugu jira ama aba daab kuu ah waxaa shacabka soomaaliyeed usoo horkacaya caddwoga muud=qda iyo kan qarsoon ee harka ah waa dadadhilif caado caatayaal ah iimaankodii iyo nsabnimadoodii soomaaliyeed dhaafsadey sunuud maalmo yar ah iyo jeeb galis waana in layska qabtaa halaagooda qarsoon ee ay ku wadaan kula dhex jiraan shacabka soomaaliyeed.
waxaan leeyahay waa dhamaadey wakhtigii wax lagu cuni jireyu maatada iyo birmageydada soomaaliyeed waa dhamaadey markii cuduro beena wax loogaga cuni kirey dalalka bixiya deeqaha la siiyo dalalka loo bixiyey adduunka saddxeaad cay darteed.
Waa dhamaatey wakhtigii aad khalkahlka ku hayn jireen dhaqanka diinta iyo jiritaanka iyo taranka ummadda soomaaliyeed waana dhamaatey in aad noqotaan masiibo qarsoon halka aad wax ku raadiseena ma aha mid dani ugugu jirto ummadda soomaaliyeed ee ah lacag ka hor marinta waxkasta oo saameeya nolosha qofka soomaaliyeed.
Waa in soomaaliyada cusub aad ka daysaan wirwierka khalkhalka ah ee aad wax ku yeeleysaan dadaalka iyo oraalka shacabka soomaaliyeedna ka daysaan borobogaandada cudrada beenta ah sida adhiska iyo shucaacinta hadba magaalo iyo qoy loola tagyo waxla lagu yeelayo tsuaalana loogu soo qaadanayo in wax lagaga cuno hay'ada caafimaadka adduunka waxlalagula qaysado kambaniyada ku caan baxay ka ganacsiga daawooyinka beenta ah ee loogaga hekayolacagta bilayniska ah ayadoo loo marayo wado qariban dadka soomaaliyueed waa dad caafimaad qaba cudurada ku dhacana waa kuwo lokal ah ama aan halis aheyn waxaana ku saleysan deegaankooda cuntadooda cimiladooda waxaa dheeraad ku ah caafimaadka shacabka soomaaliyeed waa shucaaca aan jirkoodu aqoonta u laheyn kuna cusub haka yimaado aald talefoona mid lsatelet mid milatari oo kas loogugu talagley iyo kid raajo militari ah waxna lagu baaro ama waxlagu dhageysanayo ha noqdeen ayadoo lagu marmarsiiyoonayo ladagaalka argagixisada
Hadii aanu aragano qof soomaaliyeed oo kansar qaba waa mid lagu dabiibey qaadistiisa hadii aanu aragno qof soomaaliyeed oo lagu sheegay adhis waa mid la shucaaciyey waxna loo dhimey unaugyada difaaca jirkiisa waana qof wax lagu yeeley qalab ama aalad milatari waxaanse leeyahay cida dooneysa ieny wax ka faa'iido masiinbo kasta oo ku timaada qof soomaaliyeed ama shacab soomaaliyeed waa NGO wadata magax hay'adeed samafal ama ka socota dowlad dano ka wadata soomaaliya iyo dadkeedaba dano fog oo doqon magarato ah.
Hadaba NGO yada ku hawllan faa'iiideysiga iyo lacag ka sameynta shacabka soomaaliyeed waa iney joojiyaan kana daayaan HAGARDAAMADA shacabka soomaaliyeed ee uu soo daashadey dagaalka sokeeye walina ku jira kasoo kabshada burburka dhulkooda.
Waa wax layskula xisaab tami doono qofkasta oo soomaaliyeed kana shaeeya waxyeelada dadkiisa soomaaliyeed asagoo dan bidey lacag kjeeb galis ah iyo balan qaad nolol sare.
Hadaba NGO xaaraan walaaqaya meel ugama banaan ummadda soomaaliyeed dhecxdeeda iyo soomaaliyaba sida ku caan baxay kala gyenta qoysaska soomaaliyeed ayagoo lacag ku bixinaya marwado kastaa hadii lasoo furo ayagoo kumaldahaya caawinta dumarka danta ku qarsoonse caawintaas ay tahay qoys burbura iyo ubad baylaha si mustaqbalka loo helo soomaali ka fog diintooda dhaqankooda kuna soo korey qoysas la dumiyey iyo aabe iyo hooyo isfurey soona saarey ubad aqoon la'aan ah edeb la'aan ah dayacan diin la'aan ah dhinacna marsan akhlaaqda iyo dhaqanka suuban ee soomaaliyeed meelna kaga qorneyn diinta soomaaliyeed.
Hadaba soomaaliya waxaa leh soomaali ummadda soomaaliyeed na waa mid ee hadii aad soomaali tahay ha hareer marin ummaddaada soomaaliyeed hana noqon habqan una ahoow soomaali jiritaankaaga muqadiska ah ee soomaaliyeed maanta IFTIINKA baxayaa waa jiritaanka ummadda soomaaliyeed kuna saleysan soomaaliya oo mideysan ummadda soomaaliyeed oo mideysan dhul iyo dadba barwaaqo ah qayb sarena kaga jirta liiska horumarka adduunka.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...