Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Thursday, May 19, 2016
WA KU MUQADIS MAAMULADA GOBOLEDYADA & DOWLADA FEDERALKA GARAB ISTAAGA SOOL SANAAG & CEYN AF & ADINBA.
Waxaan halkan toos uga markhaati nahay qoristii qaybtii ugu danbeeysay ee taariikhda mugdiga ah ee shacabka soomaaliyeed meel uga soo wadda jeesteen iney soo af jaranto.waxaan ummadda soomaaliyeed mar labaad ugu baaqayaa in maamulkasta iyo dowlada soomaaliyaba garab istaagaan shacabka soomaaliyeed ee SOOL SANAAG IYO CEYN si ay u gaaraan rabitaankooda ah iney soomaali wax la qaybsadaan,waxaa kaloo muhiim ah in shacabka gobolada waqooyina laga caawiyo sidii ay u yeelan lahaayeen madax daacad ah wadaniyaal soomaaliyeed ah kuna hagta shacabka waqooyi galbeed jidka soomaali oo dhami raacdey waayo waa la afduubey lana manjo habaabiyey.iyadoo kusri qaab xun la siistey jiritaankoodii gabaadna laga dhitey fulinta danah shisheeye iyo cadowga ummmadda soomaaliyeed.dadkeenu been ma maahmaaho sidaas darteed SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH.
KU WAX GARADKA IYO ODAYAASHA DHAQANKA BANAADIR.MATALANA BEELAHA SOOMAALIYEED QAARKOOD.
A - WAXAA MAAMULKA MAGAALO MADAXDA DALKEENA MOGADISHU TI TOOS AH U HOOS TAGAA DOWLADA FEDERALKA SOOMAALIYA,WAANA WAR CAD WAAYO WAXAA ARINKAAS KU SUGAN HAB SIYAASADEEDKA AANU QAADANEY EE AH FEDERALKA,
MOGADISHU WAA AAS AASKII DALKEENA MAGAALO MADAXDII DALKEENA LOOMANA SAMEYN KARO MAAMUL KHAAS AH WAAYO WAXAY NOQONEYSAA MID AAN MATALI KARIN SOOMAALI OO DHAN LANA HOOS GEYN KARIN JIRITAANKA IYO DOWLADNIMADA SOOMAALIYA.
B - SHACABKA MOGADISHU WAXAAN LEEYAHAY WAXAAD TIHIIN KUWO NASIIB BADAN WAAYO WAXAY ARINTIINA MAAMUL SI TOOS AH U HOOS TAGEYSAA MADAXWEYANAHA SOOMAALIYA RAYSAL WASAARAHA SOOMAALIYA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA,
HALKA SHACABKA SOOMAALIYEED EE KALE AY ARINTOODU SOO MAREYSO MAAMUL GOBOLEDYADA KA DIBNA SOO AGREYSO DOWLADA FEDERALKA QAYBAHEEDA KALA DUWAN SIDA MADAXWEYANAHA RAYSALWASAARAHA BAARLAMAANKA.
HADABA TAAS WAXAAN ULA JEEDAA WAABA HALKII DALKEENA IYO DADKEENABA LAGA HAGAYEY MARKA ODEY DHAQAMEEDKU WAXAYSAN HAFMIN HABKA DOWLIGA AH EE LOO YAQAAN FADERALISIMKA.
C - LAMA AQABALI KARO MAAMUL KHAAS OO XAMAR LEEDAHAY WAAYO WAXAA BUR BURAYA JIRITAANKA DOWLADA FEDERALKA SOOMAALIYA.
WAXAAN ODAYAASHA DHAQANKA BEELAHA RAADINAYA MAAMUL GAARA OO XAMAR USOO JEEDINAYAA INEYSAN DALKA KHALKHAL GALIN LA SHAQEEYAAN DOWLADA MATALEYSA SOOMAALI OO DHAN INTII DHIMAYET,INTA NOOL IYO INTA DHALANDOONTA,WAXAANA ARINKANI KU SUGAN YAHAY INEY U RAADSADA MAAMULADA KALE EE DALKA HOGAAN AAD KU QANCISAAN NAFTIINA KUNA MUUJISAAN WAXQABADKIINA.
D - WAXAAN KU RAACSANAHAY ODAYAASHA DHAQANKA IN SARTA SOOMAALIYA QAYBTA KA HAYSA HOGAANKA UMMADDA SOOMAALIYEED EE VILLA SOOMAALIYA IN AY ISAGA BAXAAN DADYOWGA AY SOO DIRSADEEN DOWLADAHA KALE WAAYO DOONI LABA NAAKHUUDE MA WADA YEELAN KARTO DOONTA SOOMAALI SAARAN TAHAYNA WAXAA HOGAANKEEDA HAYA SOOMAALI OO KALIYA WAANA INEY VILLA SOOMAALIYA ISAGA BAXAAN MUDADAAS IYO KA YARBA,
E - MOGADHISU WAA CAASUMADII DALKEENA WAANA MUQADIS IN LAGU SOO DHAWEEYO QOFKASTA OO AY DOWALADI SOO DIRSATEY AMA ISKIIS SI KHAASA U YIMAADABA.WAANA MUQADIS IN QOFKASTAA AMAAN KU HELO CIDII DOONO HA KA YIMAADEE.
F - EREYADA IYO FALALKA AY WADAAN ODAYAASHA DHAQANKA BEELAHA SOOMAALIYEED QAARKOOD SIDA KUWA MOGADISHU WAA MID AAD U KALA FOGEYNAYA SHACABKA SOOMAALIYEED WAXNA U DHIMAYA SOOMAALIYADA AANU HIIGSANEYNO.MANA AHA HALKA AANU KA RAADINEYNO DAAWADII DALKEENA IN QAAR NAGA MID AHI AAY NALA DABA ORDAAN SUNTII DADKEENA.
G - WAXAN UGU BAAQAYAA ODAYAASHA DHAQANKA BANAADIR INEY KA QAYB QAATAAN MIDNIMADA IYO SULUXEYNTA DIB U HESHIISIINTA SHACABKA SOOMAALIYEED,MAADAAMADA HALAGII UGU WEYNAA EE DAADINTA DHIIGA UMMADDA SOOMAALIYEED KA BILOWDEY MOGADISHU MAANTANA AY FURSAD U HAYSTAAN INEY KA QAYB QAATAAN ISKU SIDKIDA QALBIYADA UMMADDA SOOMAALIYEED.
AMIN MUSSE.
musharaxa madaxweyanaha.
CAMBAREYN - GUMAADKA FOSHA XUN EE LOLA TAGEY SHACABKA SOOMAALIYEED EE LAAS CAANOOD.
waxaan halkan ka camaareynayaa dilka iyo tacadiga loola tagey shacabka soomaaliyeed ee LAAS CAANOOD kuawaasoo lagu khabayo in soomaali inteeda kale laga gooyo,sida sharciga dowlada federalka soomaaliya dhigayo waxaa maamul samyesan kara labo gobol iyo intii ka badan laakiin sharciga soomaaliya ee aanu sameysaney ma qorayo gobol ayaa gobolo kale ku khasbaya in dalka iyo dadkaba laga gooyo,
madaxda soomaaliland waxaan us oo jeedin iney faraha kala baxaan gobolada sool sanaag iyo cayn waayo soomaalidu waxay tiraadhaa FIQI TOLKIIS KAMA JANO TAGO taasoo aan ula jeedo soomaalidu ma kala go go i karaan,shacabna soomaaliyeedna shacabka kale kuma khasbi karo wuxuusan rabin.
arintana waaba ka weyn tahay khasab ee waa GUMEYSI SOOMAALI SOOMAALI KALE KU SAMEYNEYSO,arinta soomaaliland waddana waa madax labo af leh oo kala hadlaya hadalkiis waayo WAA NALA DULMIYEY IYO WAXBAAN DULMEYNAA KALA DUWAN,waayo shacabka soomaaliyeed dhibtii taabtey waa mida hada ummadda soomaaliyeed ay u wadda xeyd xeydatey inuusan soo noqon hal marna aanu iska daaweyno shacabka soomaaliyeedna qaybtii soo celisaa dulmigaas iyadu mas'uul ka noqoto dulmigeeda.inta kalena meel uga wadda soo jeestaan.
shacabka soomaaliyeed ee waqooyi galbeed waa soomaali umana qalmaan in lagu khiyaameeyo waxaan sameyn maamul waayo gobolada soomaaliya intii maamul sameysan kartaba waa sameysatey intii aan sameysana waa ku mashquulsan yihiin laakiin waxaay kaloo sameysteen dowlad loo wadda siman yahay loona kala sokeyn tasoo ah DOWLADA FEDERALKA SOOMAALIYA mana aha dowlada shacab soomaaliyeed ka hor istaagi una diido karo shacab kale ee soomaaliyeed iney ka mid noqdaan waayo waxay la mid tahay SHACAB SOOMAALIYEED OO DOONAYA INUU SHACAB KALE OO SOOMAALIYEED XAQIRO JIRITAANKIISA IYO KA MID AHAANSHIHIISA DOWLADII UU SHACABKAASI ISKA LAHAA MANA SUURTO GALEYSO INEY DIB UGA DHACDO DADKEENA DHEXDIISA SHACAB XAQIRA SHACABKA KALE OO SOOMAALIYEED..
waxaan ku boorinayaa shacabka SOOL SANAAG IYO CEYN iney u istaagaan jiritaankooda sameystaana madaxd nadiif ah ay doorteen kuna kuna hogaamisa jidkii loo mari lahaa dantooda soomaalinimo taasaa jiritaankoodu ku sugan yahaye kalana xisaabtamaan wax qabadkooda mase aha madax diidey jiritaankoodii soomaalinimo iney amar ka qaataan ayagana matalaan martina uga noqdaan jiritaankooda soomaalinimo.runtu waxay tahay WAA MUQADIS JIRITAANKA SHACABKA SOOL SANAAG IYO CEYN WAANA MUQADIS SHACABKA SOOL SANAAG IYO CEYN OO KA MIDA DOWLADA FEDERALKA SOOMAALIYA.MIDNIMADA SOOMAALIYANA WAA MUQADIS.SHACABKA SOOMAALIYEED OO AYAGU TALLADA DALKOODA GACANTOODA KU HAYSTANA WAA MUQADIS.
AMIN MUSSE.
musharaxa madaxweynaha.
WA KU MUQADIS MAAMULADA GOBOLEDYADA & DOWLADA FEDERALKA GARAB ISTAAGA SOOL SANAAG & CEYN AF & ADINBA.
..
Waxaan halkan toos uga markhaati nahay qoristii qaybtii ugu danbeeysay ee taariikhda mugdiga ah ee shacabka soomaaliyeed meel uga soo wadda jeesteen iney soo af jaranto.waxaan ummadda soomaaliyeed mar labaad ugu baaqayaa in maamulkasta iyo dowlada soomaaliyaba garab istaagaan shacabka soomaaliyeed ee SOOL SANAAG IYO CEYN si ay u gaaraan rabitaankooda ah iney soomaali wax la qaybsadaan,waxaa kaloo muhiim ah in shacabka gobolada waqooyina laga caawiyo sidii ay u yeelan lahaayeen madax daacad ah wadaniyaal soomaaliyeed ah kuna hagta shacabka waqooyi galbeed jidka soomaali oo dhami raacdey waayo waa la afduubey lana manjo habaabiyey.iyadoo kusri qaab xun la siistey jiritaankoodii gabaadna laga dhitey fulinta danah shisheeye iyo cadowga ummmadda soomaaliyeed.dadkeenu been ma maahmaaho sidaas darteed SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH.
Waxaan halkan toos uga markhaati nahay qoristii qaybtii ugu danbeeysay ee taariikhda mugdiga ah ee shacabka soomaaliyeed meel uga soo wadda jeesteen iney soo af jaranto.waxaan ummadda soomaaliyeed mar labaad ugu baaqayaa in maamulkasta iyo dowlada soomaaliyaba garab istaagaan shacabka soomaaliyeed ee SOOL SANAAG IYO CEYN si ay u gaaraan rabitaankooda ah iney soomaali wax la qaybsadaan,waxaa kaloo muhiim ah in shacabka gobolada waqooyina laga caawiyo sidii ay u yeelan lahaayeen madax daacad ah wadaniyaal soomaaliyeed ah kuna hagta shacabka waqooyi galbeed jidka soomaali oo dhami raacdey waayo waa la afduubey lana manjo habaabiyey.iyadoo kusri qaab xun la siistey jiritaankoodii gabaadna laga dhitey fulinta danah shisheeye iyo cadowga ummmadda soomaaliyeed.dadkeenu been ma maahmaaho sidaas darteed SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH.
Subscribe to:
Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
We all strive hard to achieve something in our lives at the highest place. many other ways some of us serve nations and do it well and maint...
-
Dowlada federaalka soomaaliyeed & Maamul goboleedyada waxaa u banaan oo kaliya iney hal jid raacaan.Ilaa hada waxaa soo if baxaya jaah wareer ku saleysan fahamwaa siyaasadeed ku kalana dhex jira dowlada hada xukunka hays...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...