Monday, January 25, 2021

MAGAALAGA BARAKEYSAN EE BELED XAAWO WAXAAY U TAAGAN TAHAY MIDNIMADA UMMADDA SOOMAALIYEED IYO SOOMAALIYA.


 

Dagaalka isku dayga ahee lagula soo qarqarayo shacabka soomaaliyeed ee beled xaawo wuxuu la mid yahay kii alshabaab caruurta ugu daad gureysay suuj iyo bariga puntland soomaaliya wixii ka dhacayna waan ogeyn.waana dagaal looga soo horjeedo ummadda soomaaliyeed oo dhan waa dagaal ficil celintiisa ku haboon yahay inaan mid u ahaano soomaalidoon u ahaano iyo wali isku meel xabbadda ugu wada jawaab ritno mudan.

Waxaa dad khaldani qalaalase ka wadaan soomaaliya ayagoo ka soo xawilaya gadaasha xad beenaadka dhulka soomaaliyeed ee NFD.waxaa hubaal ah in kenya aysan nabbad ku joogi doonin dhul soomaaliyeed waxaa kaloo hubaal ah in qalalaasaha ay kenya garabka kusiineyso soomaalidiidka aysan aheyn wax sii socon doona ayna sababi doonto askarta kenya oo meesha ay seexan karaan nabbad ku dareemi karaan noqon doonto nayroobi waayo halaag ayaa dowlad ku sheega kenya ku falkineysaa gacmaheeda ayadoo qodeysa godkii aasaaskii burburka nabbadda mala awaalka ah ee kenya.

Shacabka soomaaliyeed ee balad xaawo waxaan leeyahay guusha waxaa leh ummadda soomaaliyeed ee aad adinku hada u matashaan deegaanka aad joogaantaan iyo aaga magaalooyinka ku teedsan beled xaawo waana muhiimm inaad hadba qofkii soomaaliyeed ee lasoo khaldo dadkiisana dib ula dagaal layiraahdo oo aad qabataan mar labaad cabsiisaan tahliil soomaaliyeed daawaysaan tustaan wanaaga aanu soomaali ku nahay iyo waxa dadka madaxa ka khaldayay ku dirqinayeen.waa waajib soomaaliyeed inaan iswalaalsano isdifaacno meelkasta dalkeena ilaashano kana wada shaeyno midnimada ummadda soomaaliyeed iyo soomaaliya ma jirto wax xuduud ah oo ummadda soomaaliyeed kala leedahay waase jirtaa xuduud benaad uu gumeysta kenyaanku mala awaasho waxaans leeyahay soomaaliya soomaali ayaa leh kenyana meel ugama banaana hadii ikenyaanku diidan yahay nabbadda ummadda soomaaliyeed anaga soomaali ahna waa nagu waajib inaan diidno nabbadda kenyanka godna ku ridno si ay ayagauba u doonayaan iney soomaaliya jilbaha dhulka ugu dhigaan.

Xuduud beenaadka waxaa xeerkiisa jabiyay waa gumeytsha kenya ayagoo dheeraad ku ah dhulka soomaaliyeed kenya oo duulaan ku koogta NFD kenya oo jabhad ka sameyneysa dhulka soomaaliyeed ee ay gardarada ku joogto ee NFD ayaa hadana jabisey xeerkii xuduud benaadka iyo inaan faraha ka yara laabanao bal inta aanu did soomaali ahaan u sii dhiseyneyno ciidankeena xoogga soomaaliyeed waxaan leeyahay xuduud beenaadku waa furan yahay waxaana furey oo wad halaq mareen ka dhigtey waa kenya oo habda maleeshiyaad dhalinyaro la khaldey kasoo xailyesa sidaas darteed hadii kuwa lasoo khaldey galaan xuduud beenaadku waa furan yahay waana waajib soomaaliyeed inaan diidno waxa kenyanku doonayo waxa uu nagu khasbayo iyo waliba inaan ka dagaalano.

Ma jiro xarig naga xiraya inaan hadba dhankey u cararaaan cayrsano kuwa kenyaanku soo diro qasaya nabbadda ummadda soomaaliyeed wax naga hor istaagayana ma jiro inaan dhankaan doono ugu gooshno ciida soomaaliyeed markaan awood u leenahay hubeysanahayana waa waajib waa soomaalinimo waa xaq waana muqadis inaan kenya loo gadaal fariisan NFD waayo ayaduba waxay waali ku wadaa soomaaliya oo idil waana wax ay kharaarkeeda dhadhamin doonto waayo ummadda soomaaliyeed caruur iyo wayeel rag iyo dumar dhalinyaro iyo askar waa kuwo kawada sopo abaxay dagaalkii qarniga ee sokeeye dibadana naloo kaga soo tuurey na loo kaga soo maleegey sida kubad la ciyaarana naloo kugu daawadey. waana ka so bad baadney halagii soomaaliyeed ee aan loo kala harin shihsieeyehuna soo maleegey,

Maanta waxaan qoryaha u sidanaa waa inaan suganao jiritaankayaga soomaaliyeed oo mar kale la doonayo in giod mugdi ah la galyo waana diidanahay waana ka dagaalamaeynaa waxa so cda waa dagaal soomaalidoon iyo soomaalidiid ah waxaana guusha leh markasta ummadda soomaaliyeed ee soomaalidoonka ah GACANTA BIRT ahna ku dhisaneysa SOOMAALIYADA CUSUB ee aanu leenahay.

Soomaali ma tahay hadii aad xaduud soo hadal qaadid raaci xuduud benaad waayo hadii aad qirtid inery xuduud u dhaxatso dhul iyo ummaad soomaaliyeed waa danbi qaran waana taageerida iyo ogalaanshaha NFD iney kenya leedahay soomaali galbeed na itoobiya iney leedahay iyo qiritaankeeda sidaas darteed afkaaga haka siin kenyan iyo itoobiyaan markasta dhex XUDUUD BEENAADKA waa waajib ayaduna ciida soomaaliyeed waa dhaxalkii awoowgaa hadii labo milyan oo waraaq beeneed lagu qoro sinji waa ma juraan soomaaliya soomaali ayaa leh ee u ahoow soomaaligii lahaa.soomaaliya waa aniga soomaaliya waa adiga soomaaliya waa ummadda soomaliyeed waana soo afjareynaa ssoomaalidiidka iyo waliba dabdhilifka gumeystayaasha.

AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.

WAA IN AMXAARADU KA GUURTAA DHULKA SOOMAALIYEED AMA AHAADAAN ADDOON SHAQAALE U AH SOOMAALIDA.



In badana ayan dulqaadanay in badan ayan ka hadalnay amxaarada in badan ayan ku dulmaneyn gacan amxaaro marna aqbali mayno in qaar ku qal;aadaan waxaan nahay itoobiyaan marna aqbali mayno in qaar yiraahdaan waxay xaq u leedahay amaxaaro iney joogto ciida soomaaliyeed marka hal qof oo soomaaliyeed dhulka amxaarada loogu ugaarsanyo sidii ugaartii.
Waxaa dad horgalayaal sheeganaya iyo gacan ky haynta hogaanka shacabku ku khasbayaan shacabka in amxaar xaq u leeyahay inuu joogo dhulka soomaaliyeed ayagoo ku ilaalshanaya oo kaliya xukunka amxaaradu raaliga ka tahay oo ay shacabka maqaarsaarka ugaga dhigeyso.
Waxaan leeyahay amxaar dabqaad uu wax ku caabudayo ku dhexsidan maayo dhul soomaaliyeed iyo magaalooyinka soomaaidu leedahay hal nin oo soomaaliyeed amaan la'aan ugaga soo carari maayo ciida amxaarada waxaan leeyahay qori iyo qiiiqiis waa laysla tuura qofkii walaal ka dhigta amxaara asaganan raaciya cayriyana wa waajibe.
Amxaaro waa caddow soomaaliyeed raalina kama aha in qof soomaaliyeed noolaado sidaas darteed waa in amxaarada aanu ka rarnaa dhulkayaga si bareer ah waayo waa nagu caddow soo jireen ah inta amxaar dhul soomaaliyeed joogo nabbad heli mayno nolol heli mayno dhexdayadana isku kalsoonaan mayno waana caddow soo jireen ah.
Shacabka soomaaliyeed waxaan leeyahay cayruaya amxaarada hadii ay tagi waayaana ku qoto beeraha kuna shaqeysat laakiin marka horfe siiya fursad ay ku tagaan ku haajiraan ku guuraan noogaga tagaan.
Soomaalidu waa dad nabbdeed laakiin maxaardu waa dad waligood colaad hurin jirey dhibkasta oo qof soomaaliyeed soo gaarey soo gaaridoonana waa mid amxaar soo maleegey.
Shacabka soomaaliyeed dusha lagama saari karo amxaar ciidamada soomaaliyeedna dusha lagama saari kari amxaar.waxaa wali ku dhex jira ciidanka liyuu booliiska amxaaro sida kuwa saadka sida kuwa bixinta mushaaarka sida kuwa tababarka waxaana leeyahay waa ianaan ku badalnaa soomaali waayo waxaan leeyahay khibradeeda.
Itoobiya waa rafaneysaa waana lagu kala tagey sidaas adrteed ummad kasta oo ku hoos jiret talada magaca lasykyu khasbayey ee itoobiya waa tashatey anaga soomaali ahana ma aha inaanmagacan gumeystaha koor ka dhigano hadba kii hogaan loo dhiibana ku qarwi shacabkana ku khasbo iney kula qalaadaan waa khalad waayho kan la qaylinaya amxaaro waa muwaadiniin itoobiyaan ah waxaan leeyahay waa sax laakiin shacabkayaga soomaaliyeed maha itoobiyaan ee waa la gumeysta waxaana lagu haystaa qori caaradiis waase waajib iaan iska xoreyno gumeystha waxaan kaloo leeyhay amxaaradu waa tan magaxa ku isda magacan dhintey ee ay wali bakhti afuufyaan ee itoobiya ah waana kuwa anaga nabbey duliga gumeysiga waxaan maanta cad in aanu wada aragnay dhagarta amxaarada iyo naceybka ay u qabaan soomaali oo dhan guud ahaan waayo ma ogla iney qof soomaaliyeed ku arkaan ciida amxaarada.
Waxaan mar labaad iyo saddexaad leeyahay amxaaradu waa inye goobaheeda cibaadeysiga kala guurtaa aadaana gobolkeeda waa in amxaaradu iska fujisaa goobaha cibaadada ee soomaalida ee ku yaal dhulkeeda waaba hadii ay ku yaalaan kumana yaalaan wxaana caddeyn kuu ah in hal nin oo soomaaliyeed ku dhex noolaan waayey xamaarao sudaas darteed ayagauna kuma dhex noolaanayaan soomaalida amxaaradana sababtaas leh ayagaa dulminayey qarinyo soomaalida ayagaa maanta wali dulminaya soomaalida.
Shallay waxaa shacabka soomaaliyeed soo marey hogaamiye la owyana waxaan ahay amxaar shacabkana ku khasbayey wuxuuna ku danbeeyay bahdil iyo gacan amxaar shacabka soomaaliyeed na wuxuu ku jajuubayay ahaada amxaara iyo waxaysan gayin nasab ahaana aysan sheegan karin waayo ayagoo ah soomaali ka karaamo iyo nasbanimo wayn axmaaro ayuu ku laayay ahaada oo sheegta itoobiyaan waxaase leeyahay maanta waa inuu badi iley sheegtaa soomaali ayadaa lagu badbaadiye.
Kuwa maanta hogaanka ahaya waxaan leeyahay wakhtiga amxaarku soomaalida agteeda wax ka yahay waa mudo kooban shacabka soomaaliyeed ha u cabiidina amxaar waayo itoobiya waa waxaa ka socda dabeyl isbadal waana mid burburineysa hubaal waxaa ku furan dagaal aysan ka soo noqon dooninkasoo badan doonin anaguna waxaan nahay soomaali ahaan kuwo iska ilaalinaya dagaal inaan galno iyo inaan la kala safano amxaar amxaar dilaya waayo meel noogama banaana waana sida kaliya ee aanu kaga fara xalan karto dhubta gumeysiga dagaalka iyo wasakhda amxaaradaba.
Shacabka soomaaliyeed waxaan leeyahay waa iaan iska sifeynaa amxaarada wayo ayaguba nama ogola wana caddow iyo dad iska dhaadhiciyay waxaa soomaalida iyo dhulkeedaba idin siiiyay kuwo aad isku diin tihiin walaalo tihiin runtuse wxay tahay in ta soomaali dhulkisa marti iyo qariib ku ahaado amxaar soo istaagi maayo xudud beenaad iskana dhigi maayo inuu asagu leeyahay ee ku xirta xargo kii idinka tagi waayo kuan fasha beeraha waa ALLAH kusii shaqaale ah.
Soomaaliya soomaali ayaa leh qof soomaaliyeed laguma gumeysan karo ciidiisa hooyo laguma lahaan karo ciidiisa hooyo laguma baqdin galin karo ciidiisa hooyo.
Ummadda soomaaliyeed waa mid soomaaliyana waa mid. sidaas waxaan leeyahay qofaksta oo soomaaliyeedoow haku ahaan marti dhaxalkii awoowgaa waa dhulkaagee ee ku ahoow boqor ama boqorad yaan afrikaan xun kuu kala yeelin xariiq ay arki waayeen soomaalidii kaa horeysay adaigana m,aanta mala awaal laguu tusin.

AMIN MUSSE.

Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.

Sunday, January 24, 2021

Ciidanka xooggga soomaaliyeed waa ilaaliyaha jiritaanka ummadda soomaaliyeed.



Ugu horeyn HAY'ADA NABBAD SUGIDA QARANKA SOOMAALIYEED
(NISA) waa isha ilaalisa ummadda soomaaliyeed iyo qarankeeda marka labaad waxaan leeyahay ciidanka xoogga soomaaliyeed ma dhiman, ma dheeraan.waase kan.
Waxaan nahay qaran mara kale ka ifaya bariga Afrika,waxaanse leenahay caddow riyo iyo mala awaal ku doonaya dhulkayaga soomaaliyeed ahna dhaxalkayagii adduunkan aanu ummad soomaaliyeed ahaan ugu leenahay
Waxaan balan qaadaynaa ummad soomaaliyeed ahaan in caddowga ummadda soomaaliyeed waayi doono dhulka iyo dadka uu guntiga la jecleeystey inuu ugu jiro,waxaan leenahay soomaalidu ma aha dad fulayo ah sida kenyanka iyo itooboyaanka waase dad dulqaad badan sii jiidkooda badan ayaa maanta sababtey in dhul soomaaliiyeed ku dul gaardiyaan kenyan iyo itoobiyaan amaba kenyan adduunka kala calaacalo inuu leenahay maba damac ku raadiyo bad soomaaliyeed qaadashadeed..
Waxaan leeyahay kuwa u uloleynaya kenyanku iney garab istaagaan dhulku waa dhul soomaaliyeed baddu waa bad soomaaliyeed waxaana leh soomaali meelna ugama banaana kenyan amxaar iyo dabadhilif ba.soomaaligii goosta inuu hoos galo kenyan ama itoobiyaan waa inuu naftiisa oo kaliya la hoos galaa waayo gooni uma laha dhulka soomaaliyeed waxaa wada leh soomaali oo idil sidaas darteed malaha go'aankaas.waan wada ognahay nin soori qaadey waa nin seefi qaadey waxaase ka daran nin kursi qaadey waa nin waaliyi qaadey sidaas darteed ummadda soomaaliyeed waxaa xaq u leh iney hogaamiyaan horgalayaasha wadaniyiinta ah ummadda soomaaliyeedna isugu midka tahay aysan u kala sokeyn amaba aan la hoos ordeyn afrikan ka liita.
Ciidanka xooga soomaaliyeed la aha qabiil sidaas darteed kuwa caadeystey iney beel ahaan urur ama guuto isugu lamaaniyaan markii siyaasad qaylo dhaan ahi timaadana nin xigsi bilaabaya sidii ay ayagu leeyahaiian ciidanka qaranka soomaaliyeed waa danbi qaran waana mid maxkamad qaran lau saarayo.
Marna u dulqaadan mayno nin hebel ayaa ciidan kala soo tagey furin heblaayo marna u dulqaadan mayno ciidanka reer hebel ayaa soo galay magaalo madaxda ummadda soomaaliyeed ayagoo nin hebel taageeraya.marna u dul qaadan mayno in shacabka soomaaliyeed ka cararaan qof tuute ciidanka xooga soomaaliyeed aba iney kusoo cararaan mooyee.

- Ciidanka xooga soomaaliyeed xarunta loogaga taliyaa askari kasta oo ka mid ah meeshuu doono haka joogo ciida soomaaliyeed waa xarunta taliska ciida xooga soomaaliyeed ayadoo uu amarku yahay mid loo marayo qaynuunka iyo sharciga u dagan dalkeena waa ciidanka xooga soomaaliyeed oo si toos ah u hoos taga hogaamiyihiisa ugu sareeya kuna sii taxan wasiirka gaashaan dhiga kuna sii taxan ilaa madaxweynaha dalka mana aha in amar taliye qaybeed ama qaliye guuto bixiyay ciidan kaga tagaan ama ku jabiyaan amarkii loo siiyey iney ku fuliyaan waajibaadka ay qaranka soomaaliyeed u hayaan iyo xilkii ahaa ilaalinta jiritaanka ummadda soomaaliyeed ee ay calanka ugu sitaan.
- Waa danbi qaran in magaalo madaxda lagu sito hub siada aanu wada ogsoonahay na NISA oo ah INDHIHII UMMADDA SOOMAALIYEED waana in lala shaqeeyaa ayadoo aan la raaceyn hadalkii khaldanaa ee kasoo yeerey taliyihii hore ee nabbad sugia ummadda soomaaliyeed nisa san baloolshe kasoo ahaa shaqsi aan u qalmin inuu hogaamiyo nabbad sugid qaran waayo aragtidiisa iyo qalbigiisa waxaa ku qufulnaa qabiil uurka u jiifey.qaran iyo qabiil meel mawda galaan.
Si loo sugo amaanka magaalo madaxdeena una yaradaan khatarta uu hubka sharcidarada ahi ku hayo nabbada iyo bilicda magaalo madaxda soomaaliyeed hub shacab sito ama qof lala gadaal oradayo waa ka xaaraan amaanka waxaa qaabilsan waa ciidanka xooga soomaaliyeed qaybihiis kala duwan siiba booliiska sidaas darteed qofkii dareemo amaan darro waa inuu ayaga wacdaa.
Magaalo madaxda ummadda soomaaliyeed mogadishu ma ahaan karto wado amaan darro halaq mareen u ah sidaas darteed waa in shacabka soomaaliyeed iaalshadaa nabaddiisa qofaksta oo soomaaliyeed na la shaqeeyaa hay'adaha amaanka qaabilsan si uu nabbad ugu seexdo una helo nolol horumar leh waayo waxaksta waxaa aasaas u ahi waa nabbadda ummadda soomaaliyeed ahaan waa inaan gacanta bir ah ku suganaa nabbadeena maadama caddowga ummadda soomaaliyeed badan yahay nala ka dhex sameystey dabadhilif badan hud hud badan caade qaate badan iyo caddow jecle badan,

- Nabbada magaalo madaxda ummadda soomaaliyeed mogadishu waa muqadis waxaan danbi qaran af qofkii soomaaliyeed oo afkiisa laga helo amaba ay kasoo badxo wax ayaan dumin wax, ayaan qassi, nabbada ayaan god galin iyo erfeyo kale oo xamaasad leh abuurina kara khalkhal nabbadeed.

- Cid gooni u leh ma jirto magaalo madaxda ummadda soomaaliyeed waxaana leh soomaali lasta xataa kuwa wali gumeysiga ku hoos jira,cid marti loogu yahay ma jiro qofkii soomaaliyeed ee jooga magaalo madaxda soomaaliyeed ee magadishu waa qof hoos jooga XARUNTII TALISKA UMMADDA SOOMAALIYEED waana qof jooga ciidiisa hooyo.waxaan leeyahay kuwa caadeystey iney afka kaga qalaadaan anagaa leh waxaad leedihiin oo kaliya intaad gacaha kaga haysaan waxaa inta kale kula leh soomaali kasta meeshuu doono ha joogee adduunkan.soomaali kaama xigo sidoo kale soomali kale kama xigtid.waase waali hadli kartaa inta dhimirka dhimani waayo soomaaliya soomaali ayaa leh mana kala laha.

- Waxaa wakhtiyadan ummadda soomaaliyeed ee aanu isla raadineyney doonaya iney ka kal dhex macaashaan waa caddowgeeda sida kan kenya oo bilaabey inuu soomaalida kala soko marsado waxaanse leeyahay qofkii soomaaliyeed ee kenya iyo itoobiyaba ka doorta dalkiisa dadkiisa diintiisa iyo jiritaankiisa waa ku kaligii mana matali karo shacab soomaaliyeed mana soo hor kici karo waana inaan iska leexinaa si cad oo aan gabasho laheyn waa yo waa danbiile qaran.

- Waxaa soomaalidii aanu ka dhaxlney dhulkan soomaaliyeed magacanb soomaaliyeed diintan islaamka ah ee aanu hayso iyo waxksta oo aanu nahay waligood yur ureynayeena caddow soo jireen ah walina waa jiraa asagoo waliba ka faa'iideysanaya halka mar ee aanu kufney ummadda soomaaliyeed ahaan sidaas adrteed waa waajib soomaaliyeed inaan is walaalsano inaan ahaano hal ummad oo soomaaliyeed iyo inaan ka dheeranaaba nin xigsi qabiil iyo laaluush waxan wada leeyahay hal jiritaan sidaas darteed hal beel oo soomaaliyeed ma ilaalin karto jiritaankeeda waxaanse ku ilaashan kartaa markaan wada nahay hal qabiil oo soomaaliyeed asagana ayaana na wada deeqa.

- Waxaan leeyahay ummadda soomaaliyeed ayadoo ka dheeraaneysa eex iyo qaabiilkii kii godka noogu ridey caddowgeena waa inaan dooranaa garab istaagnaa hadba kan dantu ugu jirto ummadda soomaaloiyeed una qalma inuu horgalo meel noogama banaana inaan dib ugu noqono hogaan lala kufo inaan hore u socono mooyee.waa caddow kastaa maanta soo eegayaa waa inaan bal mar kale la kufno jiritaan keena soomaaliyeed ee muqadiska ah.waxaksta waxaa ka wayn soomaalinimada taas ayaana sax ah.

- Ummadda soomaaliyeed waxaan mar kale leeyahay anagu yaanu isu arag caddow shallay waxaa ummadda soomaaliyeed isku laayahay caddod waxaana nalaku soo dhex tuurey kaarar badan sida kuwada bal inaan mid qaadano fulino kuna kufno waxaana qaadanay mar ba mid anagoo aksoo biloowney jamhadeyn waxaana ku xjiney mid mid qabiil dagaalan ah waxaan ku xjiney mid diin dagaal ah walina socda waxaana hada wali caddwogii shalay rabaa waa kusoo celintii dagaal beeleedkii ayadoo loo marayo hadba qofkii soomaaliyeed ee laga caqli bato lagu rati kacsan karo amaba loo adeegsan karo ummaddiisa soomaaliyeed.

- Waxaan leeyahay qarankan soomaaliyeed waa mid curdin ah waxaase leh ummad soomaaliyeed tasoo hada u sara kacday jiritaankeeda markii god mogdi ah la damcay in loogaga rido jiritaankeeda muqadiska ah lana hoos geeyo in qaran ahaan laga xukumo qaramada midoobey waa sideey rabeen caddowga harka ah iyo kan muuqda ee ummadda soomaaliyeed bee mae dhicin mana dhici doonto waxaa haraa waa kuwa hadba la damco in lo adeegsado burburinta qarankooda iyo mugdi galinta ummaddooda soomaaliyeed.

Ummadda soomaaliyeed waxaan si toos ah oo dhow u leeyahay u ahaada soomaali jiritaankiina waxaan maanta ku jirnaa waa hayaan dheer cidna aanu ugu gadaal fariisaneyn inaan gacan bir ah ku qabsano jiritaankayaga soomaaliyeed mar kalena aanu qorno taariikhdayada soomaaliyeed oo qurxoon una qalanta jiilka soomaaliyeed ee naga danbeeyaa iney bartaan akhristaan kuna waano qaataan raacaana.soomaaliya soomaali ayaa leh,marlabaad iyo saddexaad kuwa wali wada dagaal diimeedka waxaan leeyahay ka soo mid niqda ummadiina soomaaliyeed waayo ma lihin tun lakala qalo waxaa danta caddowgu tahay in soomaaliyi kala qayb qaybsanaanto markaan islaynana sii wiiqano waxaana hubaal ah soomaaliyi waa idinka badan tahay biyo kaa badan iyo dad kaa badanba waa idin harqin sidaas darteed ka soo mid noqda ummadiina soomaaliyeed si aanu u wada yeelano hal caddow kaasna aula wada dagaalno waan wada leenahay hubaale.

Waxaan shacabka leedahay garab istaaga la shaqeeya ciidanka xooga soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan waa waajib ummaddeede waana wax ka ilaalinta jiritaankaaga soomaaliyeed.

AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.

Friday, January 22, 2021

BIDEN IS OBAMA & OBAMA IS BIDEN.



We all strive hard to achieve something in our lives at the highest place. many other ways some of us serve nations and do it well and maintain working hard to build up better lives for others. some public servers may succeed and others may fail. only that matters is to take part in serving human beings whether under nations or emblem and names ONGs or INGOs. while there are nations leaders will be needed. politicians will maneuver our destiny and leaders will be those who got their hands on the wheel driving the rest to their future better or worse.

We all witnessed the change in history when  America went to the polls some great men fought to lead the nation. the old administration rejected defeat but lately accepted losing the elections. it all looked like a quarrel shrouded in mystery. at last, the new administration came on board by the lead of Biden.
We can all say a new beginning for America because many agreements are re-stated to their original bases and re-invoked again. we all hope that better changes come to our lives for America and the whole world too.

The world was never in such a situation of uncertainty since the second world war by the shaking deep of health systems by the hit of covid19 and the zinking economy. we can all recover by working hard together and having better hope in our hearts. 

winds of change came into this world. winds that brought hope and others that brought misery. as we see our misery indicates that we are still in the eye of the storm. it can take time to recover and see old good times same again. life changes we all changed but also we have learned that we are all human in the end.

Let's hope and endeavour. let's help each other and fight covid19 together and let America and the rest of the world be a better place for us and for the next generation after us.

By way, America got another honest man in the white house. a truly experienced chief who the rest can follow and that is JOE BIDEN.

AMIN MUSSE.
The speaker of the Somali people.
presidential candidate.

WAA LA DAFEY GEED AYAANA LALA KOREY HOGAANKA IYO JIRITAANKA SHACABKA SOOMAALIYEED EE GOBOLADA WAQOOYI WAANA INAAN KASOO DAJINAA.


Waxaan wada ogsoon nahay inaan shacab soomaaliyeed been been iyo magac gorof ah oo aan cidna aqoosaneyn cidna hoodi soo oraneyn inaan lagu marin habaabin karin.shacabka soomaaliyeed ee gobolada waqooyi waxaa ilaa hada dadab guracan ku qoofishey horjoogayaal beri heshiis loogaga soo horjeedey dowladii dhexe ee soomaaliya wai madaxa kaga qufulan yahay iloowsana in xataa kuwii la galay heshiiskaas ee amxaarada ahaa maanta adduunkaba joogin.

Waxaan mudadan danbe si yaab leh u daawanay boor isku qarin hor leh iyo soo bakhti nooleyntii waxaan nahay wadan waan go aynaa waxaan se leeyahay wxaas waxaa ka horeeyay in ummadda soomaaliyeed ALLAH ugu tala galey iney ahaato hal ummad hal xataa inata wali ku jirta gacanta gumeystahana waa og yihiin kuwo magaca waseynaya kuna dadaya magaca qurxoon ee soomaaliyeed kuwo dadkoodu beri boholaha baqdin ugu noolaayeen hadase heley kuwo maxad maran oo caado qaatayaal ah shulimaad yarina deeqo ka dibna kuwa gumeysiga la dul joogaa si been ah qalbiga ugu sababnayaan.

Waxaan leeyahay kuwa horgalyaasha ah ee maanta dafey hogaanka shacabka soomaaliyeed ee gobolda waqooyi waa kuwo doonaya iney god ku ridaan masiirka iyo jiritaanka shacabka soomaaliyeed maranse ogolaan mayno.

Waxaa socota hawshii iyo kuwii badali laha soomaalidiidkan mudan inaan shacbka ka qabano si cad gacan bir ah waayo waa marin habaabis waa kuwo la doon doonaya shacabka soomaaliyeed ummaddo kale oo gumeysta dalal kale oo kjeyraadkooda dhaca kuna sababab waxaa na aqoonsadey taywaan waxaanse leeyahay taywaan waa jasiirad kamid ah jayna ilaa hadana ku hoos nool madaxa nukliyeer waayo lagama yaabo iney dal noqoto iyo iney iskeed u madax banaanaato sidaas oo kale ayaana macquul u ahyen iney kuwo raadinaya wax gumeyst kala goo gooyaan soomaaliyada muqadiska ay tahay midnimadeedu.

Waxaa been riyooda hadba kii jecleysta kursi waxna ka  wax la qaybsan karin kuwa raadinayana hogaanka iyo horgalida masiirka ummadda soomaaliyeed waxaan caado noqotey in qaarba meel isku soo xiraan wayneyaana magac maamul goboleed waxaan leeyahay in soomaali kuwa shacabka horgalaysha u ah ay isu furfiraan waa muqadis iney soomaaliya tahay ahaana doonto dal waa wax aan laga murmeyn.

 Waxaa hubaal ah in kuwa qalbiga ka qaribani oo  afmaalayaal ahi intayinaatn wali alusaga  laysu soo noqon waxay doonaan ku hadlaan kuna riyoodaan waxase imaan mar laga qabanayo shacabka gacan bir ah waaayo waajib qaran.

Waxaa horgalaha shacabka soomaaliyeed ee gonbolada waqooyi xasuuq ka geystey magaalada boorame wuxuuna ku laayay shacab maato ah waxaana leeyahay xaquusa beeleed ee lagu laayay shacab ma aha wax sahlan waxaana wali kasoo firdhaya ee soomaalidiidnimada ah iyo ku qalaadka kala jarjarista soomaaliya waa danbi qaran labaduba awood na uma lihid inaad sameyso waali wax noo dhimeysa anaga soomaali ahina ma ogolin in aanu kala jarjarno dal aanu leeyahay soomaalidiidkuna  gooni uma laha mana aanu fasaxin kala jar jarista soomaaliya cid ogolaatey ogalaan karta iyo cid ogaalaan doontana ma jirto.

 Waxaanse wada ognahay in aysan beeni raad laheyn shacabka soomaaliyeed ma aha wax lala gadaal ordo dal iyo dadyoow wax gumeysta adiga iyo kuwa kula midka ahina sameystaan hortooda kursik caato ah oo lala ilaaliyo waa wax aan suurto gali doonin mar labaad waxaan leeyahay soomaaliya soomaali ayaa leh sidaas darteed isu kaashada iskana hor leexiya kuwa wali in la gumeysto qalbiga kaga qoaran tahay waa waajibe.

AMIN MUSSE.

Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.

Musharaxa Madaxweynaha.


Thursday, January 21, 2021

DOORO HOGAAMIYE U QALMA NAFTAADA DADKAAGA IYO DALKAAGABA.




WAA INAAN XILKA HOGAANKA QABASHADIISA U RAADINAA INAAN U SHAQEYNO UMMADDA SOOMAALIYEED LAAKIIN AANU KA SHAQAYSAN.


Dib uguma noqon karno meeshaan ka nimid halkaan joognana ma sii joogi karno waa inaan hore usii soconaa waxaa noo cad kan maanta wax soo kordhin kara iyo kan nagu ah lugooyada waxaa noo kala cad halkaan rabno inaan gaarno iyo dhibtii uummadda soomaaliyeed soo martye waxaan si cad u leeyahay meel noogama banaana inaan iska burburino waxaan dhibtaa aan wada ognahay kusoo dhisney.soomaaliya markasta ma kufi karto dibna uma noqon karto anaga soomaali ahina hadba inta mid saro kaco inta kursiga ku duul duulo ma dafi karo hogaanka ummadda soomaaliyeed.

Meel noogama banaana inaan mid buubaal ahi dafo hogaanka amaba hore ula kufey waxaan mareynaa wakhti caddowkasta oo aanu leenahay uu indhaha galka kala soo baxay kana xun yahay godkii mugdiga iyo qaran la'aanta ahaa ee aanu kasoo baxney.
Meel na noogama banaana xil la dafo lalana kufo.waxaa qabashada hogaanka sare ee ummadda soomaaliyeed gayaa ama qaban karaa waa kan doonaya inuu u shaqeeyo ummadda soomaaliyeed kana hor marinaya dantiiisa beeshiisa iyo qoyskiisa. qofna laba faras ma wada kori karo mid daneysi iyo u shaqeyn ummaddeed waligeedna meel ma aysan wada galin dan shaqsiyeed iyo qabasho hogaan ummaddeed hadii laysku sidkana waa lagu fashilmaa.
Waxaa fooda nagu soo hayaa waa doorasho waxaa muhiimadu tahay waa inaan ka dheeraano eex qabiil nin jecleysi iyo waxaa hada horgale ah nin reer hebel ah iyo waxaan la rabnaa nin reer hebal ah waxaan leeyahay hadii qof hogaan sare hayaa reer hebel ku hayo ma tali karo qaran haduu ku raadinayna ma matali karo qaran hadaan qof reer hebel ku dooraneynana anaguna ma ahaan karno ummadda nadiifa ah oo soomaaliyeed una qalanta jiritaankeeda.markaan ka dheeraano sifooyinka noocaan ah waxaan GACAN BIR ah ku qabsan karnaa jiritaankayaga soomaaliyeed.
Waxaa nagu wada waajib ah inaanu iska ilaalino, dib u dhac, tafaraaaruq, dagaal,laaluush,xamaasad aburrid shacab laysaga hor keenayo iyo laalida nabbada aanu dhibta geedka ugaga soo degsanay.runtu waxay tahay hogaanka sare ee madaxweynenimo wuxuu deeqaa hal nin ha ahaado madaxweynihii hore amaba mid cusub waxaase waajib ah inaan ka fogaano ficilada ku saleysan MA koraanka waayo waxaa ummadda soomaaliyeed dhexdeeda fool xumo ku ah beel soomaaliyeed oo wada duuban una wada suxul duub ah ama u wada ooyeysa xil hal qof oo soomaaliyeed raadinayo waxaan leeyahay hadii beel wax isku soo jac bursato waxaa kursiga ku fariisanaya waa hal qof mana ah beesha oo dhan waxaana xaqiiq ah in qofkaas xilka hayaa ama qabtey uusan u shaeyn shaeynaynin una shaqeyndoonin hal beel laakiin uu u shaeyn doona ummadda soomaaliyeed oo dhan sidaas darteed wa ceeb ummaddeed in beelo beelo aanu ku raadino hogaanka ugu sareeeya ee ummadda soomaaliyeed.
Waxaan si fogiyo si dhow si cad iyo bareeraba u leeyahay u dooro xilka hogaanka madexweyne qofka u qalma naftaada dadkaaga iyo dalkaagaba inuu matalo.ood qaadis iyo jiidis waa isla guri gayn maanta ummadda soomaaliyeed ma kufi karto umana noqon karto xiliyadii aanu aheyn caruurta beesha caalamka ee waraaqaha wax nalooguku qor qori jirey dhibkayagana ummaddaha kale miisaska adduunkan kaga sheekeysan jireen anaga soomaali ahna qab jab nagu wada ahaa.
Waxaa bariga afrika ka socda dabeylo isbadal wata waana kuwo na wooqaya hadaan kufno wakhtigan waayo dabaylahan siyaasadeed ee bariga afrika ka hugmayaa waxay wataa dagaalo waxay wataa isbadalo siyaasadeed waxay wataan qaylo dhaan ummaddo kale oo fogfog u habar wacana sidaas darteed u ahoow soomaaliya soomaaligii lahaa kana dheeroow nin jecleysi kana fogow kanaa reerka ah iyo ereto afmiishaar bari ku rati kacsan jirey si uu u hanto xilka ummadda soomaaliyeed raadkeeduna ahaa mid god mugdi ah lala galey qabkii karaamadii ummadda soomaaliyeed.
Ummadda soomaaliyeed waxay maanta soo ceshatay karaamdeedii ay ku lahedy ummaddaha hortooda waxaana u wada istaagney dhisida soomaaliya cusub sidaas darteed ha hareer marin hayaanka umaddaada soomaaliyeed hana noqon habqan waxaan qoreynaa taariikhdayada soomaaliyeed oo qurxoon markale ummad soomaaliyeed ahaan.
Ummadda soomaaliyeed waa mid soomaaliya waa mid.qofakasta oo soomaaliyeed wuxuu dhashey asagoo xor ah mitirkasta oo ciida soomaaliyeed waa muqadis iney xor ahaato kana fara marnaato gumeysi waa waajib soo jireen ah.soomaaliya soomaali ayaa leh mama aha in amxaaro ku dhaanto ku tumato jigjiga mana aha in kenyan ayadoo dadkeenii soomaaliyeed ee dhiigoda u horey iney u dagaalamaan xornimadayada soomaaliyeed wali lafahoodii kasii muuqdaan godey iyo ka fogba mana aha in kenyaan aanu kismaayo joogo kaba sii darane nagu haysto baddayadii shidaalku ka buuxey maxkamadna nagulaba kore oo nala istaago dan haag waa kaaf iyo kala dheeri waxaan leeyahay waxaa ii muuqata garissa oo calanka baluuga ahi saaran yahay ka babanayo waa hubaal waayo ninki dhoof ku yimid ayaa geeridu dhibeysaa waxaa fooda nagu soo haya kala adag adag oo ilaa hada ummadda soomaaliyeed dhexdeeda ah kuna saleysan kacdoon soomaalidoon iyo mid soomaalidiid waxaase guusha leh waa wadani dhabta ah ee soomaaliyeed nafgtiisa soomaaliya iyo dadkiisu u huraya u dhimanaya.
Waxaa soomaaliya xaq u leh sheegashadeeda xaq u leh inuu ku noolaado ku dhaqdo ku dhinto waa soomaaliga aaminsan ALLAHIISA waa soomaaliga qabiilkiisu yahay soomaali kana wayn isku lamaaninta isku dhajinta beelo hoose una huraya maalka iyo nafta diidanaya in lagu gumeysto ciida soomaaliyeed mitir ka mid ah diidanaya in lala kufo hogaankeeda amaba ummaddo kale daaha gadaashisha ka hayaan isteerinkeeda.guusha waxaa leh ummadda soomaaliyeed ee soomaalidoonka guusha waxaa leh ummadda soomaaliyeed ee maanta ka soo samata baxdey dabin kasta oo caddow qaran ku dumin karo godna ugu ridi karo jiritaankeeda guusha waxaa leh soomaaliga ilaashanaya soomaaliya u ilaalinaya naftiisa iyo jiilka soomaaliyeed ee asaga ka dhaxli doonaba.
Soomaaliya ha noolaato ummadda soomaaliyeed ha israacdo waxaa noo wada baryey waa cusub ee aanu wada hiigsanyo iftiinka noo baxaya ummad soomaaliyeed ahaan
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
Image may contain: people sitting and text
r
74 Shares
Like
Comment
Share

Wednesday, January 20, 2021

LACAGTA UMMADDA SOOMAALIYEED - BARYO MA AHA ISTICMAALKA SHILIN SOOMAALIGU EE BIXI OO KU IIBSO QAADO KAGA IIBSO UNA UNA HIILI JIRITAANKAAGA.


LACAGTA UMMADDA SOOMAALIYEED.
BARYO MA AHA ISTICMAALKA SHILIN SOOMAALIGU EE BIXI OO KU IIBSO QAADO KAGA IIBSO UNA UNA HIILI JIRITAANKAAGA.
.
Wax lacag ah oo daabacan waraaq ahaan ama shilimaad ahaan waxaa dadkeena u harey oo la isticmaalaa hada waa 1000 shilling soomaaliga ah mana aha wax saxan in ummad inta kuftay hada soo kacdey diido lacag halkii waraaq ee ugu danbeysey lacagtooda soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waa la doogiye yaan la dacaraoon,waxaa osc da soo celintii lacagtii quraxda badneyd qiimaha badneyd ee ummadda soomaaliyeed laheyd waxaase hada na horyaal waa sidee xeero loo xagtaa ilkana ku amaan helaan.waxaa nagu wada waajib ah qaadashada iyo bixinta wax ku iibsiga shilinka soomaaliyeed waayo waxaa daruuf na hor taagan ummad ahaan waxaan leeyahay waani daanacan lacatii aanu laheyn waanu kusoo xardhi halyeeyaydii qiimaha lahaa iyo taariikhdeeniiba waa inaan sii isticmaalnaa lacagtayada soomaaliyeed waa wax mudan inaan ku faano.lacag la daabacaa wax wayn maha qaran ahaan waana sahal waxaase loo maraa jid ay leedahay daabicisteedu.
Waxaa nalaka cafiyey dayntii taas oo aanu dhihi karno waxay qacabad ku aheyd daabic ida lacagta ummadda soomaaliyeed waayo dal ku jira dayn wayn lacagkasta oo uu daanacdo waxay ahaan kartaa xaanshi waxaana kaloo jira in qiimo kayd dahab ah loo dalaku dhigtaan si lacatoodu misaan aan dhaq dhaqaqqin u yeelato suuqayada gudaha iyo kuwa dibadaba waxaanse ummadda soomaaliyeed leedahay kheyraad buuxa walina soo saar u baahan sidaas adrteed lacagta soomaaliyee ee cusubi marna noqon mayso tah dalka finisuwela oo kale ahna dal uu shidaalku biyo ka yahay lacagtuna xaanshiyo tahay waxayse lacagta soomaaliyeed ee cusub noqon mid ka qiimo sareysa dalalka daris ku sheeqa ah ee ka aba sii qaawanaanaya kheyraadkoodii kuna soo dhdhabaya dhulka soomaaliyeed wali darteedna ayba gaarsiisay sheegashadiisa.
Waxaanse leeyahay 100 shilliln soomaaliga ah wuxuu ahaa maate nooleeye waxaana uu gaaraa gacanta ummadda soomaaliyeed, hadii wakhtigan qaarkeen jeebabka buuxsadeen macquul manoqoneyso in ay diidaan shillin soomaaliga waayo waa danta ummadda soomaaliyeed waana qayb ka mid ah jiritaanka magaca soomaaliyeed ee aan wadano lacagta soomaaliyeed,qof na kama carari karo jiritaankiisa mana noqon karo wuxuusan aheyn,
Magaalooyinka qaylodhaanta ka yeereyso ku saleysan isticmaalka lacagaha kale wax dan ah ugama jirto shacabka soomaaliyeed,waana dan lagu manjo xaabinayo geedi socodka iyo hiigsiga ummadda soomaaliyeed.
Ummadda soomaaliyeed ma wada haysato dollar mana wadda haysato dahab waxayse haystaa soomaaliya oo kheyraad ka buuxo una baahan soo saaris lana soo saari karo, daabacaada lacagta cusub ka hor waa muqadis isticmaalka 1000 shilling ee soomaaliyeed.
qofkii diida lacagta soomaaliyeed waa danbi qaran waa u adeegaha cadowga ummaddiisa. waxaad xaq u leedahay inaad dacweyso qofkii kugu diida shilling soomaaliga 1000 shilling.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka ummadda soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...