Saturday, May 21, 2016

AMIN MUSSE- musharaxa madaxweynaha.



Dalkeenu wuxuu soo marey mar xallado kala duwan oo aan lawada socono,wakhti badan ayaa naga lumey kasoo aan wax weyn ku qabsan karney,madax badan oo soomaaliyeed ayaa hogaanka qabatey iskuna dayey iney wax hagaajiyaan ninkastaa taagtii ayuu wax hinjqiyey runtiise ma suurto galin in inaan gaarno soomaaliyada maankayaga ka dhex guuxeysa mana noo rumoobin sidii aanu dooneyney inuu dalkeeni noqdo

markaan wax ka sugey mudo badan riyadii soomaaliyeed  ee hirgali waydey mudo badana dhiraan dhirinayey meesha khaladku ka jiro ayan haleeley tubtii lagu gaari lahaa soomaaliyada aanu dooneyno,iyo sida ugu dhakhsaha badan ee aanu ku bad baadin karno dalkeena iyo dadkeenaba.

maanta waxaa soomaali hortaagan inaan waligeen is eedeyno markastana farta isku fiiqno dhamaanteena adduunku farta nagu soo waadda fiiqo iyo inaan u istaagno jiritaankayaga,lana imaano isbadal cad kasoo ku saleysan nabbad,cadaalad, horumar,wadaninimo, ayna ka hufan tahay qabiil,eex, laaluush,dahc iyo boob,is xaqirid,

hadaba haddaba wax ka hiigso si ay u rumoowdo riyadeenu kuna raac AMIN MUSSE isbadal cad oo tayo leh.

AMIN MUSSE
musharaxa madaxweyanaha .

No comments:

Post a Comment

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...