Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Sunday, May 29, 2016
somalia oo guul ka gaartay muranka dhinca bada ee kenya kaladhaxeeya iy...
MAANTA IYO DALKEENA.
BADDA SOOMAALIYA.
NIN DHULKIIS IYO BADDIIS NIN NA NIN KALE MA SIIN KARO.
waxaan aaminsanahay afrikoo mida adduunkoo mida,laakin ma aqbalayo dhulkayaga in dalalkale nala soo hor fariistaan miiska adduunka iyo bar kulanka Adduunka ayagoo sheeganaya iney iska leeyihiin dhulkayaga,anaguna aan gabida hoos u rogono.mana aha mid aanu aqbaleyno hadii aan soomaali nahay mana uu aqbalayo soomali kasta oo nool mana aha mid uu aqbalay soomaali kasta oo maanta naga hooseeya.sidaas darteed waxaan soomaali ugu baaqayaa midnimo nabad iyo horumar.
AMIN MUSSE.
musharaxa madaxweynaha.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...
-
World like age wars, the wars of the middle centuries. the wars that brought the world fronts in one place which continents cross fought eac...
-
........ INTELLIGENCE ........ For the human faculty of thinking and understanding is called intelligence. Intelligence has been defined i...
No comments:
Post a Comment