Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Tuesday, May 30, 2017
waxan ogeysiinayaa ummadda soomaaliyeed iney iska jiraan weerarada argagixisadda ee bishan ramadaan 2017.
ummadda soomaaliyeed waxaan la socodsiinayaa iney indho u lahaadaan weerarada abaabulan ee ka imaanaya argagixisada ahna ismiidaaminta lala beegsanayo siiba goobaha shacabka bishan ramadaan,sida caadada ah bishan waa bisha ummadda soomaaliyeed ay badanaa ugu badan tahay daadinta dhiigooda,
nabbad diidku waxay caado ka dhigteen iney waxyeeleeyaan ummadda soomaaliyeed daadiyaana dhiigooda ayagoo uga dan leh khalkhal galinta qalbiyada ummadda soomaaliyeed,
bishan waa bil cibaado waxaase jirta iney burcad diimeedku ku fakarayaan iney muujiyaan iney wali jiraan,xoogna ku leeyihiin arimaha ummadda soomaaliyeed,
burcad diimeedku waa naf la caari waayo baddankooda waxaa u wadda go an tikidkii halaaga ee ay uga dhoofi lahaayeen adduunkan,
waxaan shacabka soomaaliyeed siiba kuwa magaalooyinka deggan ugu baaqayaa iney la shaqeeyaan hay adaha ammaanka,kana digtoonaadaan wixii nabbadooda khatar galin kara,
igama aha khalkhal galinta shacabka soomaaliyeed laakiin waa arin ku saleysan aqoon ku saleysan baaritaanka cadooyinka foosha xun ee burcad diimeedka ay ku wajahaan ummadda soomaaliyeed iyo baaritaankeeda, waa inaan iska jirno wixii usoo xeyd xeydta waxyeelada shacabka soomaaliyeed,iyo guud ahaanba ummadda soomaaliyeed.
waa muhiim in la foojignaado siiba meelaha bulshadu isugu imaato sida suuqyada hotelada,guud ahaan baraha kulanka ee dadweynaha.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka ummadda soomaaliyeed.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
We all strive hard to achieve something in our lives at the highest place. many other ways some of us serve nations and do it well and maint...
-
Dowlada federaalka soomaaliyeed & Maamul goboleedyada waxaa u banaan oo kaliya iney hal jid raacaan.Ilaa hada waxaa soo if baxaya jaah wareer ku saleysan fahamwaa siyaasadeed ku kalana dhex jira dowlada hada xukunka hays...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...


No comments:
Post a Comment