Thursday, June 8, 2017

waxaa bilowdey sifeynta alshabaabta ku dhumaleysaneysa puntland soomaaliya.




waxaan shacabka puntland ee soomaaliyeed ugu baaqayaa iney ka qayb galaan qaybtii labaad ee sifeynta alshabaabta puntland soomaaliya oo hadda bilaabatey socotana,waxaan shacabka puntland leeyahay garab istaaga ciidamada difaaca puntland,

waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan shacabka puntland soomaaliya ciidamadii ku naf waayey dagaalka sifeynta alshabaab ee ciimada difaaca puntland  dagaalkan oo ahaa mid muqadis ah in looga hortago laguna sifeeyo nabbaddiidka ummadda soomaaliyeed.

waxaa socda olole balaaran oo lagu nabbadeynayo dalkeena DHINACKASTA  waana mid keeni kara dhimasho iyo dhaawacba waase lama huraan inaan dhiiga u hurno sidii aanu u heli laheyn nabbad iyo nolol.

sifeyntu alshabaab waa socotaa  puntland - jubbaland - galmudug - hiirshabeele - koonfur galbeed hubkii magaalo madaxda yaaley maanta wuxuu yaala furimaha dagaalka looga soo horjeedo nabbadiidka.waase in la garab istaago ciiadamada.

AMIN MUSSE

No comments:

Post a Comment

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...