Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Friday, July 13, 2018
Wednesday, July 11, 2018
Waa in Ummadda Soomaaliyeed u Midowdaa iska Celinta Xasuuqa Oromada.
WAA IN UMMADDA SOOMAALIYEED U MIDOWDAA ISKA CELINTA XASUUQA OROMADA.
Soomaali ayaa qoti leyneysaa xasuuqeysaa waa kaaf iyo kali dheeri,sababtoo ah qabiilada dega bariga afrika waxaan nahay libaaxoodii,waana mida keentey inaan sida libaaxa u yar nahay,
maanta oromo ka yeeli mayno markay 100 qof oo soomaali ah ku dilaan dhulkooda ayaa 100 qof oo oromo ahi ku qulqulysaa magaalo kasta oo soomaaliyeed.
maanta oromo ka yeeli mayno markay 100 qof oo soomaali ah ku dilaan dhulkooda ayaa 100 qof oo oromo ahi ku qulqulysaa magaalo kasta oo soomaaliyeed.
Dhawaaqa dhiilaada wata ee gaaraya ummadda soomaaliyeed inteeda kale ayaa waxaa ka mid ah 32 qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar maleeshiyaad ka tirsan dowlad degaanka Oramada ee dalka Itoobiya ay ka gaysteen degaanka Hawadaay oo ka tirsan dhulka Oromada Itoobiya.
Dadka Soomaalida ah ee halkaasi lagu dilay ayaa la sheegay inay isugu Jireen dad Ganacsato ah iyo Kuwa degaankaasi kunoolaa sanadyadii lasoo dhaafay, waxaana lagu aasay meydadkooda badankood magaalada Jig-Jiga,
Oramadu waxay xasuuqeysaa ummadda soomaaliyeed ee degta soomaali galbeed ayadoon aysan aheyn in soomaalidu iska celin waydey laakiin ay tahay dowlada itoobiya oo dadka soomaaliyeed gacmaha u qabaneysey.
itoobiya wa qowmiyado laysku kar karey qayb ka mid ah ummadda soomaaliyeedna ahna lagu khasbayo iney ka mid ahaadaan naecyb dadka soomaalida loo qabo darteed ayaa ayaa laysugu dayey in soomaaliya la kala goo gooyo ilaa hadana lala gadaal socdaa in god la galiyo sababtuna ay tahay kheyraadka ka buuxa halka ay soomaaliya kaga taal adduunka oo muhiim u ah milatari ahaan iyo waliba waxaana ummadda soomaaliyeed lagu sii faquuqey looguna heshiiyey waa wixii gumeystuhu ka doonayey ee uu si sahal ah ugaga hely afrika ayuu ka waayey waxaana ummadda soomaaliyeed gaashaan bir ah u noqdey mid ahaanshahooda halka dad,halka af, halka diin,waase kufney hadana kacney isjeclaaney walaaloowney isu damqaney waana wadda mdioobeynaa waayo waa waajibaad soomaalidii hore noogaga dhimatey dan jiritaanna noogu jirto,maadama aanu aragney in bariga afrika qowmamka kale nooagag badan yihiin ayagana nala ku soo hujuumayo naloo isticmaalyo.
Waxaan mudo badan soo socdey xasuuq ay orodamu ku wadey dadka soomaaliyeed ee soomaali galbeed dantooda ugu weyna ay tahay iney helaan hantiyaan dhul baddeedka soomaaliyeed si ay ugaga dhigtaan dekad waxaan dheer dhul balaarsi lagu hir galinayo xasuuq cawaandinimo tasoo ah laynta birma geydada soomaaliyeed iyo qofkasta oo soomaali ah laguna dhex helo dhulka oromada.
Ummadda soomaaliyeed waxaan leeyahay idiin ma hor imaan inaan dhegdheer idiinkaga sheekeeyo waxaanse leeyahay u kaca jiritaankiina muqadiska ah ee soomaalinimo,una midooba iska caabinta xasuuqa ay wado oramadu,ugana soo baxa dhulkooda inta wali ku jirta dhulka oromadana ha loo gurmado waa inta noole.
Ummadda soomaaliyeed maanta waa ku waajib iney difaadaan naftooda,dhulkooda,xoolahooda,kheyraadkooda waana ku waajin iney mid u ahaadan caddwo kasta waayo qofkasta oo soomaaliyeed waa ummadda soomaaliyeed sidaas darteedna ummadda soomaaliyeed waa qofkasta oo soomaaliyeed.
Macquul ma noqoneyso in dhagaha ummadda soomaaliyeed soo gaaraan OOHINTA IYO TOL BEELI WAAYEY YAA SOOMAALI AH ee dadka soomaaliyeed oo ku go'doonsan dhulka oromo hadana aan loo gurman karin walibana lagu xasuuqayo lagana go'doonsey cuntadii biyihii,waa ku habaar adduunyo qofkasta oo soomaaliyeed iskana dhago tiraya dhawaaqaas soomaaliyeed.
Ummadda soomaaliyeed waxaa hada lagu soo weerarayaa dhulkoodii maaalinkasta iyo habeen kastana waxaa la daadinayaa dhiigooda waana mid ay sababtey kala daadsanaanta ,isku xirnaan la'aanta,iyo waliba addeecida kala qoqobka mudan inaan iska feydno.
Waxaan ayadana macquul aheyn in maalinkasta oromadu kus ii qul quleyso dhulka soomaaliyeed si nabbad ah halka soomaaligii ku go'doonsanaa dhulka oromadana ayba xabbad,gaajo,iyo haraad u dhimanayaan.
Waa in dhulka soomaaliyeed gabi ahaanba si nabbad ah loogaga saaraa qofkasta oo OROMO ah waayo waxaa ku jira nabbad ummadda soomaaliyeed waxaana ku jirta danta ummadda soomaaliyeed.waa in laga xirtaa difaac soomaaliyeed ayadoo laysu loo midoobayo laysuna kaashanayo soomaali ahaan,waxaan qirayaa dadka soomaaliyeed uma baahna 40 ka milyan ee oromada ah deriskna la ah waxaase oromadu u baahn tahay ummadda soomaaliyeed.waa in qofkasta oo oromo ah lagu celiyaa xadkiisa uu dhul ahaan u leeyahay ayadoo ay sabab u tahay daadinta dhiiga dadka soomaaliyeed ee ay caadeysteen una soo qaylo dhaansanayaan,kuna dhiiranayaan.
Qowmka oramadu waxay wadaan dagaal xasuuq ah waase in layks caabiyaa loona ahaadaa soomaali,itoobiya maanta waxaa raysal wasaare loogaga dhigey mid ayaga ah waana og yahay xasuuqa ay wadaan dadkiisu sidaas darteed ma aha mid ummadda soomaalida ahi iyo oromadu ku ahaan karaan dal itoobiya la yiraahdo mana aha mi aan daris wanaagsan ku ahaan karno.waana inaan odafada kala jiidanaa.
Dhawaaqa iyo shacabka soomaaliyeed ee lagu laynayo dhulka oromadu waxay horseedeysaa kala duruga labada bulsho waase mid soomaalida faa'iido ugu jirto.
waa waajib saaran qofkasta oo soomaaliyeed inuu u istaago jiritaankiisa kana soo baxo waajibadka ka saaran naftiisa,dadkiisa,dalkiisa.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
Saturday, July 7, 2018
Soomaali Galbeed Soomaaliya.
KACDOONKA XORNIMO DOONKA UMMADDA SOOMAALIYEED EE SOOMAALI GALBEED QARNIYADANA SHIDNEYD MAANTA CADDOWGA ITOOBIYA IYO DABADHILIFKEEDUBA MA DAMIN KARAAN.
Soomaaliyada cusub waxaa wax nagala sameynaayaa waa dalal iyo dadyowga reer galbeedka kuwasoo ka tanaasuley iney qabriyada kala soo baxaan buugaagtii ay ka dhinteen awoowayaashood lalana a xabaaley kuna aaminsanaayeen fikrada ah inuu gumeysashadu tahay sax ama laysu gumeysan karo sida hadba qowm qowm kale uga taag roon yahay amaba u gaadi karo jiritaankiisa una haligi karo sidaas darteed maanta waa xirantey daaqadii tuugsiga adduunka ee itoobiya kuna dulmineysey waxna ku yeeleysey jiritaanka ummadda soomaaliyeed .
Shacabka soomaaliyeed ee soomaali galbeed waxaay ku jiraan gacan gumeysi waana mid aysan waligood ku jiri doonin waayo waxaa naga wadda go'an inaan ka baxno waxaan qornimada ummadda soomaaliyeed u soo hurney naf iyo maal mana aha wax hada bilowdey mana aha wax joogsan doona ilaa aan wadda gaarno jiritaankayaga oo sugan soomaa,liya oo mideysan dadka soomaaliyeed oo aayagu is xukma gacantana ku haysta jiritaankooda xukumana geeska afrika maadama aanu ku dulmanmaneyn naloo kaga hiilyey qoomamka aanu waddao degno geeska afrika.
waxaay waligeed aheyd caddowga ummadda soomaaliyeed runtuna waxay tahay ileen qof itoobiyaan ahi kama adkee qof soomaaliyeede waxay waligood u qaylo dhaaminayeen dadyowga reer galbeedka waxayna dantooda gumeysi ku lifaaqayeen danaha reer galbeedku ka lahaayeen qaarada afrika siiba bariga afrika.
Gumesytaha itoobiyaanka ahi ee taagta,dhaqaalaha iyo maankaba gaabani wuxuu ka faa'iideystey daruufaha jiritaanka mugdiga galey ee ummadda soomaaliyeed waxayna itoobiya ummadda soomaaliyeed ka dhex sameysatey dabadhilif caade qaate ah quuni raac ah una matala jiritaanka,magaca iyo karaamada shacabka soomaaliyeed ee soomaali galbeed.
itoobiya waxay caddaadis weyn ka saartey shacabka soomaaliyeed ee soomaali galbeed dhankasta sida dhaqaalaha war'isgaarsiinta horumarka iyo nolosha dhankastaba.
waxayna itoobiya maskaxda ka badalatey soomaalidiidkasta barteyna cilmigeeda ku saleysan ii shaqee kana shaqeyso kasoo suurto galiyey in shacabkii soomaaliyeed ee soomaali galbeed ayba afka ciida daraan dhankasta caddaadis xukun ku saleysan dil,kufsi,dhac afqabasho,xabsi iyo car hadal,
waxayna itoobiya maskaxda ka badalatey soomaalidiidkasta barteyna cilmigeeda ku saleysan ii shaqee kana shaqeyso kasoo suurto galiyey in shacabkii soomaaliyeed ee soomaali galbeed ayba afka ciida daraan dhankasta caddaadis xukun ku saleysan dil,kufsi,dhac afqabasho,xabsi iyo car hadal,
Waxaa markahaati ma doonto u ah in xataa dhulka soomaaliyeed ee soomaali galbeed looba diidey in dadyowga adduunku booqdaan maadama ay itoobiya ka waddo halaag bini'aadaminada maankeedu uusan qaadan karin.
Waxaa caddowtinimo kuugu daran markii laguu isticmaalo isla dadkaaga waana mida keentey in caddowga itoobiya uu sameyto dad soomaaliyeed oo horjoogaayalaa ah una adeega fuliyana danaha itoobiya kuwaasoo la siiyey darajo madaxtinimo ku sheeg ah loona sameeyay dhalinyaro tuutuesan maanakana ka daroogeysan oo aan caqligooduba waligiis buug arag iskaba daayee iney ogaadaan halkeey ka yimaadeen iyo taariikhdoodiii soomaalinimo iyo dhiiga usoo daatey raadinta xornimadooda.
Waxaa ilaa hada socda waa xoreynta shacabka soomaaliyeed iyo dhulka soomaaliyeed ee soomaali galbeed kasoo lagu haysto qori caaraddiis.
waxaan qiriyaaa in itoobiya marnaba xkumi karin qof soomaaliyeed si kasta oo ay xataa dad ugaga sameysatp ubacda dhulka soomaaliyeed ee xorta ah ciidamana ka joogaan waayo ALLAAH uma abuurtin qof soomaaliyeed na ma ogala in uu ku hoos jiro xukun itoobiyaan inuu calankiisa soomaaliyeed hoos fadhiyo mooyee asaguna is xukumo.
Waxaan wadda qireynaa in halgan kastaa maro daruufo adag laguna waayo naf iyo maal waxaanse leeyahay soomaaliya inta hada xorta ahi waxaa loo soo marey halgan adag walina socda walina u baahan in loo midoobo loona ahaado soomaali.
Shacabka soomaali galbeed waxaan leeyahay waa dhow yahay guushii aanu wadda raadineyney qarniyada iyo iska rogida reeryada guemysiga waase in qalbiga lagu hayaa in itoobiya maanta tahay ilig liiq liiqaanaya una baahan israacin,
Waxaa hubaala ah in itoobiya isku dayyeyso iney dhankasta kaga timaado jiritaanka ummadda soomaaliyeed iyo midnimadoodu naf la caarina tahay aoowda itoobiya waxay ku soo gaba gaboowdey ku qabso ku qadi mayside waxaana taas cadeyn u ah iney itoobiya isku dayeyso iney horseed ka tahay kala googoeynta dhulka iyo dadka soomaaliyeed si aysan qarinayada soo socda u lahaan caddow soomaaliyeed oo ay ayadu gacanteeda ku sameysatey.
Itoobiya waxay markan naf bideeysaa iney dhulka soomaaliyeed ee soomaali galbeed dhinac u qoqobto kana ilaaliso IFTIINKA baxaya ee ummadda soomaaliyeed midnimadeedu ku saleysan yahay.
Qofka soomaaliyeed ayaa ka mudan inuu xukumo kan itoobiyaanka ah qofka soomaaliga ah ayaa mudan xaqna u leh inuu ka taliyo geeska afrika waayo soomaalidu waa dad dhaqan wanaagsan karti leh caqli badan,adduunkana wax la qaybsan kara,
Ummadda soomaaliyeed waa ka weyn tahay in lagu xukumo laguna jajuubo.laguna kala soko marsado dakhli laga soo tiigsadey dalal waligood naas nuujinayey itoobiya ka dib markii qarniyo hore ay itoobiya oohin la hor fariisatey albaabadooda iyo waxaan ahay dal lagu xeeran yahay.
Dhulka iyo dadka soomaali galbeed waxaay wali ka maqan yihiin ummadda soomaaliyeed inteeda kale waxaana wali u dagaalamaya una huraya naf iyo maal waa soomaalidii u dhimatey raadinta xornimada iyo midnimada,dhulka iyo dadka soomaaliyeed ee soomaali galbeed soomaalidii ay dhaleen walina nool hada wada dagaalka afka iyo addinka ah ee xornimo raadiska xaqqa ah ee soomaali galbeed iyo qaybaha kale ee maqan ee dad iyo dhul soomaaliyeed ba ah.
Waxaanse leeyahay dadka lagu soo dhex darsadey ummadda soomaalikyeed ee ka dhigaya in soomaali galbeed dad khaasa oo soomaaliyeed ka maqan tahay waa kuwo aan waligood kala faquuqi karin ummad hal af, hal dhul, hal diin, hal dhaqan,hal jiritaan leh waase in layska ilaaliyo dadka qalbigoodii soomaalin mo,dadkoodii iyo dhulkoodiiba siistey sanuud maalmeed iyo guno yar waana in la raaciyaa caddowga itoobiya waayo qori iyo qiiqiis waa laysla tuuraa.
Raadinta midnimada ummadda soomaaliyeed iyo dhulka soomaaliyeed ma aha riyo ee waa waajib ay noogaga dhinteen soomaalida aanu kasoo jeedno.
Itoobiya inta soo saarato shidaal soomaaliyi leedahay kulan dagaalanto ummadda soomaaliyeed jiritaankooda muqadiska ah ee geeska afrika waa waxaan ku masli karnaa daanyeer iska riyoodey waayo waligeed ma suurto gali doonto inta qof soomaaliyeed nool yahay waayowaa waajib joojinteedu ku saleysan yahay jihaad soomaalinimo fulinteedu.
Qokasta oo u dagaalama xoreynta dadka iyo dhulka soomaaliyeed waa xaq u dirir fulinaya waajibaad soomaaliyeed sida ONLF waxaana gabaad aan laga xigin u ah ciidiisii hooyo uuna wax ka leeyhaya soomaaliya inteeda kale ee xorta ah mana jirto soomaali u diidi kara soomaali kale oo la mid ah fulinayana danta iyo waajibaadka guud ee ummadda soomaaliyeed ka dhaxleeny jiilkii soomaaliyeed ee naga horeeyay aanuna kasoo farcaney.
Ummadda soomaaliyeed waxay u istaagtey jiritaankeeda muqadiska ah waxayna hayaan u tahay jiritaankeedu halkuu ku sugan yahay ee hanaqon habqan una ahoow soomaali.
Qokasta oo u dagaalama xoreynta dadka iyo dhulka soomaaliyeed waa xaq u dirir fulinaya waajibaad soomaaliyeed sida ONLF waxaana gabaad aan laga xigin u ah soomaaliya inteeda kale ee xorta ah mana jirto cid diidi kartaa.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
Subscribe to:
Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
We all strive hard to achieve something in our lives at the highest place. many other ways some of us serve nations and do it well and maint...
-
Dowlada federaalka soomaaliyeed & Maamul goboleedyada waxaa u banaan oo kaliya iney hal jid raacaan.Ilaa hada waxaa soo if baxaya jaah wareer ku saleysan fahamwaa siyaasadeed ku kalana dhex jira dowlada hada xukunka hays...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...