Halganka iyo doonitaanka midnimada ummadda soomaaliyeed iyo soomaaliya waa mid aysan waxba af iyo waraaq kaga badali karin hadba kii xil haya ee qalbiga ugaga burura caddowga soomaaliyeed ee soo jireenka ah naguna haysta jiritaanakayaga soomaaliyeed ayadoo qaarado kale ay qowmam kale ugaga soo hiilinayaan.
Si aanu u soo afjano halgankayaga soomaaliyeed ee qarniyada aanu soo wadney waxaanu u raaceynaa wado balaaran tasoo ah waxaan burburka itoobiya iyo kenya u mareynaa wado sax ah jid iyo inaan si cad u garab istaagno qofaksta koox kasta ururkasta dalkasta oo ka soo hor jeedsada itoobiya iyo kenya waayo waxaay si acd loogu garab istaagey iney qalbiga ka jecleystaan iney sheegtaan iney gumeystaan dad iyo dhul soomaaliyeed sidaas darteed anaguna waan mudanahay inaan ficilkeeda muujino maanta waxaan garab taagannahay tigreyga raba in ey go'aan waxaan garab taaganahay sudaanta diidan xirista wagiba waxaan garab taaganahay dalka Masar ee keentey ciidmada suudan diidna in dadka masra lagu kalifo biyo la'aan sababi karta cunta la'aanta ay u dhuman karaan malaaiyiinta masaarida ah waxaan diidanahay waxka badalista biayaha wagiba niil ee waligiisba cidna aysan xirna maantana mudan inaan la xirin si ay u manaafacaadsadaan dadyoowgii uu mari jirey wabigaas.
Hadaba dantayada soomaaliyeed waa itoobiya oo kala dhil dhil qata waxaan aad usoo dhaweyneynaa inaan mareykan iyo ruush usoo kala ordeyn itoobiya waa yo waxaa feeraha ka dilaacey dulmigii lagu garab taagnaa waxaa maanta baxayaa waa kaafa ittiinka jiritaanka ummadda soomaaliyeed ee bariga afrika waxaan leen ahay kheyraad dabiici ah dalkasta oo adduunkan joogaana rabo aardinayo aanuna kula saaxiibeyno mase ogolin itoobiyaan iyo kenyan noo gacan dhaafa sheegta qaato isku nafaqeeya anagii soomaali aheyna nala ku qabsado waxaan ka doorbideynaa halgaan wali sii qoto dheeraada waxaan ka door bideynaa dagaal aan joogsan kuan soo afjarno caddowga ummadda soomaaliyeed maanta adduunka ummad ummad kale ma duleyn karto mana gumeysan karto waxaa dagaalada bilowdey hada ugu danbeeya waa dagaal isxoreynta qowmka tigeyga iyo kan u dhaxeeya armaniya iyo asarbajan dagaaladaas oo oo salka ku haya sugiga xaqa dadyoow laga gardaran yahay.
Waxaan qirayaa ineysan jirin beel soomaaliyeed oo ansab dhiman ah laakiinse ay jiraan shaqsiyaad soomaaliyeed oo ansab dhiman ah waxaan marnaba u dul qaadneyn waa in ragga itoobiyaanka ahi hub u qaataan iney ka dagaalamaan kala qoqobka dhulkooda dagaal na ugugu soo lugeeyaan furimaha dagaalka ayagoo u huraya naftooda soona dayacay nolol maalmeedkoodii ayagoo waliba iney afka ka sheegtaan dhulkayagii hooyo qaarkeena u naacamleeyeen si ay u tusaan ineyba saxan yihiin itoobiyaanku.
Waxaan leeyahay soomaalidii naga horeysey waxay diideen waa in nala ku dulgumeyste ciidayada hooyo waxay diideen in qofka soomaaliyeed waligiis ku dul ooyo ciidiisa waxay diieen in qofka soomaaliyeed haamo ugu qaado duudka qof kaloo gumeysanaya maantana anagoo wali nool aqabali mayno inaan afka ka siino dad iyo dhul soomaaliyeed itoobiyaan buun buuninana midnimad beeneed aan waxba ka jirin ee ay igtoob iya leedahay.
Itoobya waa burburtey waana weyraxeysaa maantana cid badbaadin kartana ma jirto oo aysan ka aheyn soomaali laakiin waa hadii itoobiyaanku faraha kala baxaan dadka iyo dhulka soomaaliyeed nina nin kale kuma lahaan karo dhulkiisa hooyho sidaas darteed nin itoobiyaan ahi nin kale oo soomaaliyeed kuma lahaan karo dhulkiisa kama badali karo wixii awoowayaashiis aminsanaayeen oo ah in qofka soomaaliyeed uu kaseero caddowgiisa waa kan soo damca kan soo weerara waa kan isku daya inuu ku gumeysto cqofka soomaaliyeed ciidiisa.
Waxaan leenayahay mar naba aqabali mayno inaan itoobiyaan lagu qanciyo boos iyo xukun ilaashi ma ogolin in wax ummadda soomaaliyeed diideen aysan qalbiga,afka iyo adinkaba ka ogoleyn kuwo naga mid ahi la qalaadaan waa sax iyo itoobiyaa saxan waxaan leenahay faanoole wali far kama qodna waa in qofka markasta haya gohaan ummad soomaaliyeed leeyahay maaqaamkuu doono ha ahadee afka ka qiri karaa waxa danta ugu jirto ummadda soomaaliyeed guud ahaan iiyo soomaaliyaba.
Waxaan leeyahay tigrey waa diideen iney ka mid ahaadaan itoobiya ayada ayaana mudan in aanu garab istaagno waayo itoobiya waa qabiilo laysku ka kabay lana hoos geeyay amxaaro si eex diimeed ah hadii ay kala tagaana xaq ayay u leeyihiin waayo waxaa mesha ka baxay awoodii dadkii bakhti afuufi jirey qarniyada itoobiya anaga soomaali ahise waxaan nahay hal qabiil olo soomaaliyeed isku af ah isku diin ah isku dan ah isku ummad ah halka itoobiya ay wax kasta ku kala duwan yihiin dad ahaan ummad ahaan ayna ku darsadeen diidida midnimada ummadda soomaaliyeed waxaan leeyahay soomaaligii midnimada ummadda soomaaliyeed ka hor mariya xaqira lacag ka doorta ka doorta xukun waa is dhaafin waxaana ka wadaa waa danbi qaran waana dil si cad.
Hadaba ka gacan mayno inaan qori u qaadanao inaan faka ka sheegno inaan dhiig naf iyo maal u hurno jiritiaanka midnimada ummadda soomaaliyeed iyo soomaaliyaba kuwa ku qaladaaya hada ayay noogu dhowdahayaqoon hargeysa ee nin kale ilaahiis la caabudaya waxaan leeyahay waxyeeladiinu waa ka hareysaa ummadda soomaaliyeed iyo soomaaliyaba waxaana hubaal ah in qaarkiin ubadkiinii raadinayay ummad muslim ah mideysan kuna mideysan diin ahaan kana dagaalamayeen siiriya halka aad anaga nala solo hortaagan tihiin diidida midnimadayhada waxaan leeyahay waxaad gasheen danbi qaran waxaad mudan tiihiin in la idin dhaafiyo dadka iyo dadka soomaaliyeed waayo waxaad dabadhilif kaba qaad u tihiin gumeyste dhintey wiilkiisii oo nool maanta gumeystahaas oo dhibtiisiise wali dhafoorkayaga ka sii muuqato anagoo soomaali ah waana midka aaydin ku muteysateen dilka uu sababye danbiga qaran.
Jiritaanakayaga solomaaliyeed sugitaankiisa la sugi mayno ilaa yoowmal qiyaamaha ee waa inaan anagu gacan bir ah ku raadinaa kuna suganaa cidna aanu u gadaal farikisan waxaan leeyahay soomaali kastaa waa inuu ka soo baxo xilka uu u hayo ummaddaiisa soomaaliyeed gaboshao la'aan baqdin la'aan waliba asagoon ku raali galineyn caddowga ummadda soomaaliyeed waxaan leeyahay intiina xilka haysaa idinma dooran itoobiyaan iyo baiye waxaase idin dioortey soomaali kama qancin kartaan caddow soomaaliyeed.
Ummadda soomaaliyeed waxaan leeyahay wa dhamaadey wakhtigii aanu ka baqi jirney wax aanu aqoon iyo caddow aan muuqan maanta waxaa na hortaagani waa caddowgii harka ahaa ee qarniyada godka doonayey inaan ku danbeyno ee u ahaada soomaali naftiina dadkiina dalkiina iyo diintiina.
Dalalka reer galbeedka dani uguma jirto iney diin islaam ku faafto sidaasoo kale ummadda soomaaliyeed dani ugama jirto iney diimo kale lagu faafiyo.
waxaan halkan wada qireynaa iney khaldan yihiin kuwa diimaha kale kula soo oradaya iney soomaaliya ka unkaan ka faafiyaan waxaan leeyahay marnaba macquul noqon mayso inaan ogolaano in ummadda soomaaliyeed l;agu faafiyo diin kale lagana sameeyo meelo lagu caabudo ALLAHA ummadda soomaaliyeed caabudo mid aaan ahayn waayo waa halaag ummaddeed waa kala qayb qaybin ummaddeed waa aasaasida soomaali looga kala taliyo meelo kala duwan waa taladii ummadda soomaaliyeed ee geedka hoostiisa lagu gorfeyn jirey oo laga soo go'aamiyo dalal kale sidaas adrteed waan diidney in kaniisad ku taalo ciida soomaaliyeed waan diidney in laga dhiso mid cusub waan diidney diin ku kala qayb qaybinta ummadda soomaaliyeed.kuwa diidan dhibsanaya waxaan leeyahay iska burburiya masaajidyada ku yaala dhulalkiina waan ogolnahaye waayo isku ikisaan ma aha mana aqbaleyno si cad ninkastaa diintiisu haku ekaato dadkiisa dalkiisa soomaaliya meel ugama banaan kaniisad mar kale ayaan ku celin mana aha dagaal aan ku qaadayho diinta masiixiga laakiin waxaa ku jirta danta waxaa ku sugan jiritaanka ummadda soomaaliyeed.
Soomaalida noqdey masiixiga waxaan leeyahay waxaad joogtaan dibadaha waxaana ka dhisan kaniisado sidaas dargteed ayaga ku cibaadeysta kuna ekaada kana daaya shilimaadka aad lasoo aadeysan soomaaliya idinkoo faafinaya diin masiixi waxaa ummadda soomaaliyeed khaati ka taagan tahay dad soomaaliyeed xagjirna ku noqdey diinta islaamka walina dhibaato qarax iyo dagaal ku wada shacabka soomaaliyeed caadeyhsteyna daadinta dhiiga maatada soomaalikyeed.
Waxaan leeyahay soomaaliya iyo ummadda soomaaliyeed waa diidan tahay in lagu soo dhextuuro dagaal diimeed kale oo ah muslim iyo masiixi sidaas darteed waa danbi qaran qofkii soomaaliyeed diin aan islaam aheyna ku faafiya ummadda sloomaaliyeed dhexdeeda iyo ciida soomaaliyeed waayo halaaga ka imaan akara iyo cawaaqibka ay reebeyso mustaqbalka ayaa ummadda soomaaliyeed ku noqon boog halaag oo aan la daaweyn karin waxaan mar kale leeyahay waa mamnuuc in kasisad lagu kala geeyo qalbiyada shacabka soomaaliyeed ayadoo maskaxdooda laga dhaadhicinayo in ey caabudaan ilaah kale ayadoo lolo soo marayo looguna soo dhuuumanayo dhaqaale xumo amaba daruufo nololeed.
Meel noogama banaana anaga soomaali ah inaan ummaddayada ku kala geyno diin iyo wax la mid aha aqabalno ama u riyaaqno midnimada caddowga soomaalliyeed ee soo jireenka ah waxaan leeyahay caddowgaa caddowgiis waa saxiibkaa sidaas darteed anagoo og waxa aanu u galney tigreyga oo ah inaan dajiney soomaaliya inaan u tababarney ciidamo inaan siiney dhaqaale inaan u sameyn ey mustaqbal dheer oo ay ku hanteen xukunka itoobiya abaalkoodiina noqdey iney gumeeyaan shacabka soomaaliyeed ee soomaali galbeed noogagana baxeen balantii iney ka qayb qaadanayaan xoreynta dadkayaga dhulkayaga soomaaliyeed ee soomaali galbeed hadana maanta waan garab taagan nahay waayo waxaa midida xukunka itoobiya daabkeeda haya waa oromo diidan waxaan dooneyno hadii aanu soomaali nahay tigreyguna waan garab taagan nahay waayo waxay dhiig u daadinayaan jiritaankooda iney go'aana waxaa noogu jirta dantayada soomaaliyeed waayo waxaa si sahal ah aanu uga xoreyn dhulkayaga soomaaliyeed itoobiyaanka soo hara si khasab ahna aanu ku ogoleysiin waxaa maanta god galey itoobiyadii hore taas oo aheyd walina ah caddowga soomaaligii dhintey soomaaliga nool soomaaliga dhalan doona.
Umma hor imaan ummadda soomaaliyeed eiyo inaan aaashuun ku adimo sida kuwa caadeystey baqdinta qalbiga kaga qufulan iney wax aan u qalmin masiirka ummadda soomaaliyeed ku qanciyaan dayoow kale ummaddao kale dalal kale ee waxaan u soo hor istgaatey ummadda soomaaliyeed inaan ku hago jidka saxda ah ee uu ku sugan yahay jiritaankeeda muqadiska ah iyo inaan ku hadlo kuna qufulo qalbiga qofkasta oo soomaaliyeed waxa ay qiri wayeen kuwa dafey hogaankooda ama marin hababin u hortaagan.
Soomaali hadii aad tahay waxaa la joogaa wakhtigii ummdda soomaaliyeed ka talin laheyd bariga afrika waxna laga waydiin lahaa ee u ahoow jiritaankaaga soomaali adigoo ALLAHAA tallo saarayana walaaleysanaya soomaaliga kale waxna ka ilaashanaya dhaxalka woowgaas ee ah dhulkaaga soomaaliyeed kana shaqee midnimada dadkaaga iyo dadkaaga far kaliya fool ma dhaqdee iskana hor leexi qofaksta kooxkasta oo diidan waxaa saxda ah ee ummadda soomaaliyeed antu ugu jirto.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.






