CADDOWGAAGA CADDOWGIIS WAA SAXIIBKAA.
TIGREEY OO DAADIYEY DHIIGAYAGA WAXAY WADAAN HADA DANTAYADA SOOMAALIYEED QAARKEED WAXAYNA DAGAAL UGAGA SOO HORJEEDAAN GUMEYSTAHA ITOOBIYA.
Waan wada ognahay markay laba daran mid dooro ay noqoto iney iney mudan tahay in la doorto tan dantu ku jirto waan ognahay tigrey waxba nnlama harin hadaan soomaali nahay waxay xataa gaareen iney anagii isku kaaya laayaan qaarkeed awood hub iyo shilimaad siiyeen intii soo harteyna kab iyo qori afka laga gasho waxaan leeyahay tigeery tagtey dhecyey xukunkeedii itoobiya waxaas emaanta xariga itoobiya qabtey 40 malyan oo wada cawaandi oromo ah ayna amxaaro mindi ahaan u isticmaaleyso kuna gaareyso danteeda soomaali gumeedka qarsoon ah ee ay qarniyada soo wadey.
Amxaaro waa caddowga itoobiya ee ay leedahay soomaali qabiilada kale ee itoobiya waxay maraksta ahayeen mindidii amxaaradu u isticaamaleysey soomaalida waxaa hubaal ah in aysan maxaaradu ogoleyn soomaali xor ah leh dhulkiisa kana kaliya,amxaaru waxay soomaalida ku neceb tahay waa amxaaru waxay xaaraan ku haysataa dad tiradoodu ka badan tahay 70 milyan sidaas darteed waxay amxaaradu hubtaa ineysan soomaalida xukumi karin kuna darsan karin dadkaas loo duleeyey laakiin soomaalidu dooneyso iney amxaarada xukunto inta maxaarada hoostimaadana sii lahaato waxaase ummadda soomaaliyeed ka hiilyiyey ilaahadana ka hiilinaya waa dalal galbeed ah kuna soko marsanaya amxaarada diin ahaan waana danbi dadyoow qarani kala galaan kan ugu xun waayo waxaa haboon dalalka reer galbeedka ahi ineysan u kala eexan dalalka afrika una kala soko marsan diin ummadda soomaaliyeed waxaa laga galey danbi ummaddeed waxaa si cad naloo kaga eexdey itoobiya oo ay hor kacayso amxaaro waana godob dalalkii naga galey ogsoon yihiin maanta afka ka sheeganaya iney caawiyaans oomaaliya iyo dadkeeda waxaan leeyahay qaran waa kufi karaa waxaana tuassle noo wada ah dagaalkii koowaad iyo kii labaad in dalal badani burbureen lagamse eexaan dalalkii burnurey in la caawiyey maahane laakiin afrika ayadoo hore loo bililqeystey ayaan hadana dalal khaasa koley lagu ritey loogana hiiliyey kuwa kale.
Maanta waxaa sida soomaalida doonaya iney iska feydaan gemeysiga dadbadn ee amxaarad qowmiyada tigreyga oo mudo dheer hada ka horb fursad u heshey iney xukunto itoobiya waxase goosteen iney helaan xornimadooda gaarka ah waana mida sababtey dagaalkan oromdau wado amxaaraduna ka feer dagaalameyso.
Tigrey waxay qabsatey doorasho sharci ku sheega itoobiya ayaa ay ku qoran tahay maamulkii rabaa inuu go'o waa qabsan karaa dooro asagoo raacaya si sharciyaysan waana qodob dhiiri galinya in maamulkastaa raacdo jidkii uu kaga badbaadi lahaa halaaga iyo isku kab kabka dadyoowga khasabka laysu keeney ee itoobiya.
Waxaan leeyahay hashu ayadaa geela cunta hadana qaylisa itoobiya waxay tigrey u weerareysaa waa somaalidu haku quus qaateen afka iyo adinkana haka daayeen waan go'aynaa waxaan leeyahay nabbada been beenta ah ee heshiiskeedu uu na dagi karo aanu mar labaad ka fiirsano kana raacno danteena soomaaliyeed oo ah helida xoriyadeena aan gorgortanka laheyn.
Anaga soomaali ah iyo amxaaro kuma wada heshiin karno geeska afrika waxaana dulmigu kasoo firdhanayaa waa amxaarada kuwasoo 1882 dulmi u tagey bariis si ay ummaddaha la dagan bariga afrika loogu cabiidiyo loogagagna eexdo waxaan leeyahay anaga soomaali ahi waxaan waajibaadkayaga soomaaliyeed ee ah helida xornimo ku heli karnaa anagoo garab istaagna yigrey si kasta oo ay dadkeena u xasuuqeen waayo waxaa ku lifaaqan ayaga inaysan itoobiyada qalfoofka ahi fursad noo helin ay nagula dagaalanto milateri ahaan waxaana si fudud meel cidla ah ugaga qaadan karnaa waxaan raadineyno oo ah in dadkeenu iyo dhulkeenuba ka banaanado gumeystaha dibadaha laga bakhti afuufo hadase wakhtigiisii dhamaadey una baahan israacinta iyo ku heesida oo kaliya maanta siaasadii itoobiya faraha ayay ka baxdey ummad na ummad kale ma xukumi karo anagoo soomaali ahna amxaaro isticmaaleysa oromo nama xukumi karto.
Waaxaan leeyahay kuwa hada haya hogaanka shacabka soomaaliyeed ha u dirina dhalinyarada soomaaliyeed dagaal waayo faa'iido nooguma jirto waana ku dhamaanayaan kumana raadsan kartaan waji aad itoobiya kaga xukun bad sataan waxaa ka wayn waxkasta waa jiritaankayaga soomaaliyeed ee muqadaska ah waxaa tusaale idinkugu filan jidka khaldan waa kuwii idinka horeeyay ee ku ooyayey waxaan nahay itoobiyaan maanta sidii eeydii hadba dadka la hor keenayao beri markaay kuwa xukunka itoobiya haya dagaan ay qabato qowm kale waxaad muteysaneysaan idinkuna bahdil waxaanse leeyahay lagacaha aad la gadaal ordeysan itoobiyaanka waxaa leh maatada soomaaliyeed ee siiya waxan ugu qabta mana aha hantidiina dhalinyarada aad u direysaan furimaha dagaalka dhulalka amxaarada waxaa u baahan dhulkoda hooyo iney ilaaliyaan xududihiisa soo xiraan sidaas darteed amxaarfo ha la gadaal ordina soomaali ma ogoline umana talisaan shacabks soomaaliyeed hadaad ka leexataan jidka soomaaliyeed soomaaliya soomaali ayaa leh kana mugweyn wax itoobiyaan lahaado amaba uu qof itoobiyaan ahi qof soomaaliyeed ku xukumo ciidiisa hooyo.
Inaan ahaano soomaalidii laheyd soomaaliya inaan ahaano soomaalidii xaqa u laheyd iney dhulkeeda ku noolaato isku xukunto ku dhalato ku dhaqato ku dhumato ka faa'iideysto uma gadaal fariisaneyno itoobiyaan iyo cid kaloo soo wakiishatey jiritaankayaga soomaaliyeed meel umaga banaana itoobiyaan iyo dalal badaal ka riixaya raban kheyraadkayaga waa ka xaaraan shidaal soomaaliyeed iyoobiya waxaan si cad u leenahay waa inaan ogoleysiinaa itoobiyaanka ku waashey sheegashada dadka iyo dhulka soomaaliyeed qoriga caaradiisna doonaya iney ku gumeystaan soomaali mana aqabaleyno qof iyo koox hadba ku riyooneysa iney itoobiyaanka eey u noqdaan hor kacaan shacabka soomaaliyeed ayagoo ku qancinaya itoobiyaanka si ay u xalaalsadaan kuraasta mala awaalka ah ee amxaaradu ku fariisisey.
AMIN MUSSE.
Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed.
Musharaxa Madaxweynaha.
No comments:
Post a Comment