Tuesday, April 5, 2016

WAANU ISKA BAD BAADIN KARNAA YOOMUL QIYAAHAMA KHAASKA NOO NOQDEY SOOMAALI AHAAN

MAANTA & DADKEENA 
WAANU ISKA BAD BAADIN KARNAA YOOMUL QIYAAHAMA KHAASKA NOO NOQDEY SOOMAALI AHAAN.
adduun iyo dadba waxkasta ka filo,waxaan mareynaa wakhti dadkeenu igu dhibaato badan yahay adduunkuna noqdey meel hoog,eedan waxaan dusha kaga tuurayaa madaxda soomaaliyeed ee khasabka madaxda ugu noqonaya ama loogaga dhigayo iyagoo dantoodu tahay mid khaas ah ee aysan aheyn wax qabadka dadkeena,
shacabka soomaaliyeedoow waxaan halkan ka qirayaa kana cadeynayaa soomaalidu ma aha caruurtii beesha caalamka ee waxaan nahay dad soo jireena hadana cadow har ahi naga dhex faa iideystey,cadowgaasoo qarniyo nasoo dibin daab yeeynayey hal marna si xun halgaad noola heley
maanta waxaan weli u il daranahay dhibtii gaadmadiii nala gaadey hadii aan soomaali nahay,dadka soomaaliyeed waxaa muqdis ku ah iney doortaan madax ay ka dhab tahay waddaninimadu daacadna u ah dadka iyo dalka toodana ka hor marinaya tan jiritaanka ummadda soomaaliyeed,
hadaba anigu ma qabo in dadka soomaaliyeed ay noqdaan beer hadba dhinac loo rog rogo,loona taliyo,
hadii aan wax yar yara ifiyo beesha caalamka dadka hor boodaya waa dad ay soo direen ummad dalkoodii soo dhistey,waxaase anaga soomaali ahaan nagu khasab ah inaan ka faa iideysano caawintooda kadibna sida ugu dhakhasaha badan dalkeena hanano,iskuna filnaano kana weynaano inaan hadba qaabkii aan u noolaan laheyn ama isu xukumi laheyn warqad nalooku xariiqo,
dhibaatada maanta dadkeena iyo dalkeena uu marayo waa mid aan ka bixi karno runtuna waxay tahay waa inaan hogaanka dalkeena ka soo ceshanaa beesha caalamka dadkeenuna noqdaa kuwo daacad u ah naftooda, dalkooda jiritaankooda waana inaan xurmeynaa kuna kala danbeeynaa sharciga aanu sameysaney,iskana leexinaa hogaamiyihii dantiisa ummmadda u hor kaca.anagoo mideysan kana weyn qabiil,laaluush,eex,
soomaali hadii aan nahay waxaan weli haaysanaa fursad aanu ku noqon karno dadkii iyo dalkii aanu ku riyooneyney ama aanu qalbiga ka jecleyn inaan noqono waxaase kaliya oo naga xiga waa ficil iyo u istaagid ooo kaliya.mana aha inaan indhaha ka daawano madax soomaaliyeed waraaqo dadka lagu hago dibadaha looga heeno iyo shilimaad yar oo guno ah.si dadku isu malayeen in aysan dalkaba laheyn jiritaankooduna hoos yimaado qaramada midoobey iyo kuwa lagu naay naaso beesha caalamka.
waligeey isma oran dadkeenu waxay noqon doonaan spare parts dadka ee adduunka.qoom lama duleeyo ilaa ay iyagu isduleen mooyaane.
mana aanu duleysnin hadii aan soomaali nahay ee waan hurudnaa oo kaliya
adduunkan aan joogno waxaa kaliya oo dag in lahelo waa naf,
sidaas darteed maadaama ay adag taasi ayaa bini*aadamku wuxuu door bidey inuu iska kab kabto jirkiisa iskana badalo hadba xubinta ka jirata,mana aha arin xun hadii qofkaas xubnaha jiddka baahida u qabaa uu helayo xubno jir oo qofkii iska lahaa dadkiisu ku deeqayaan,loona hibaynayo qofkan baahida u qaba maadama qofkii lahaa uusan sii noolaaneyn,
wayna dhacdaa in laga fursan waayo in qof nool oo aan heer dhimasho gaarini uu qof kale xubno u xibiyo badanaabana waa kelyaha sida ingiriiska ka dhacdey macalin asalkiisu ingiriis yahay oo gabar uu macalin u ahaa kali u bixiyey,waana ku deeqid xubno jidh si loo bad baadiyo naf baahi u qabta.
waxaase wax laga walaaco ah marka soomaali dadkeedu noqdaan kiiwii adduunku xubnaha usoo raadsanayey iyagoo xaafimaad qaba xaqna u leh inay noolaadaan sida kuwa xubnaha looga soo raadinayao.
qof nool oo loo dilayo in jidhkiisa laga dhigto spare parts waa arin aad u xun una baahan in wax laga qabto waxayna hada noqotay ganacsi aad u fool xun,
muwaadinka soomaaliyeed ama qofkastoo ku sugan ciida soomaaliya wuxuu xaq iyo xaquuq u leeyahay inuu si buuxda u helo karaamada bini*aadamka ALLAH siiyay,wuxuuna xaq u leeyahay nabad nolol iyo horumar,
shacabka soomaaliyeed waa iney u istaagaan jiritaankooda raadiyaan nabad,horumar,una kacaan sidii ay ula tartami lahaayeen dadyowga adduunka,dhaafana heerkan ah kuwii jidhka loo baahan yahay loo soo raadsanayey,
xalku wuxuu ku jiraa in talaabo adag laga qaado arimahan dadka ku lug yeesha iyo kuwa lamidka ahba,waayo waa dad usoo bareeray inay naf gooyaan.iyogoo lacag raadinaya,ama faa*iido adduun.
maalinkasta dad soomaaliyeed ayaa dagalaada nooga dhinta,maalinkastana dad soomaaliyeed ayaa u dhinta baahida xubnaha jirka.sidaas darteed anagii soomaali aheyn ayaanba ka faa*iideysan ku deeqida xubnaha jirka meelna noogama banaana tuugo qowleysato ah boobayana ruux nool jirkiiis.waayo waa dad u soo jeestay iney xaqiraan jiritaan noole nool.waana in meel looga soo wadda jeesto BURCAD DADDEEDKA loola imaanayo shacabka soomaaliyeed siiba ilmaha aan isdifaaci karin.kuna saleysan dil oo gado xubnihiisa.
AMIN MUSSE.
musharaxa madaxweynaha.
Girl trafficked from Somalia into the UK 'to have her organs harvested'
The case, revealed in a Government report, is believed to be the first of its kind in Britain Getty Surgeons about to perform an operation
Shocking: Traffickers intended to sell the girl's organs on the black market
girl was trafficked from Somalia into the UK to have her organs harvested, it has been revealed.
The case - believed to be the first of its kind in Britain - was revealed in a Government report which found the number of people being smuggled into the UK has risen by more than 50 per cent in the past year.
In total, 371 children were trafficked, including 95 from Vietnam, 67 from Nigeria and 25 from China, according to the review.
The girl's organs were taken with the intention of selling them to someone requiring a transplant.
Child protection charities warned the shocking case is unlikely to be an isolated incident.
Bharti Patel, the chief executive of Ecpat UK, a charity which campaigns against child sexual exploitation and trafficking, told The Daily Telegraph : "Traffickers are exploiting the demand for organs and the vulnerability of children. It's unlikely that a trafficker is going to take this risk and bring just one child into the UK. It is likely there was a group."

No comments:

Post a Comment

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...