MAANTA IYO DALKEENA.
JIRITAANKA UMMADDEENA.
jiritaanka ummada soomaaliyeed iyo ciideena markay tagto afka kala xishoon maayo hadalada qaarkood hadii fooli timaado gudo qarsi dhamaa.maanta waa wakhtigii hogaan soomaaliyeed oo sugan iyo soomaali canaqsan oo nolol iyo horumar hiigsaneysa,
ima qanciso waxaan idiin tababareynaa ciidamo soomali hanata dekadahayagana waxaan idinkaga soo dhoofinaynaa haraadiga qashinka nukliyeerka.waa DALALKA AFKA KA SHEEYAGA CAAWINTA DALKEENA.
wararka caalamka iyo wargeysyada madaxa banaan ayaa isla dhex maraya in maafiyada dalal dalkeena gumeystey u suuq geeyaan soomaaliya qashinka khatar ah ee haraadiga nukliyeerka.
wararka caalamka iyo wargeysyada madaxa banaan ayaa isla dhex maraya in maafiyada dalal dalkeena gumeystey u suuq geeyaan soomaaliya qashinka khatar ah ee haraadiga nukliyeerka.
arinta qashinka lagu daadinayo dalkeena waa mid xataa bar kulanka wargeysyada adduunka gaartey.waana mid iyagu afka kaga sheekeysanayaan laakiin qur goyn u ah ummadda soomaaliyeed,waayo xataaa ma lihin hal cisbitaal oo baari kara ama dabiibi kara shacabka soomaaliyeed ee buradu kansarka kawada laa laado jirkooda.
hadaba marka ugu horeysa hadii aan qabto hogaanka dalkeena iyo dadkeenaba waxa ugu horeeya ee aan fulinayaa waa tirtirista alshabaab waayo waxay noqdeen xarigii gacmaha looga xirey l ummadda soomaaliyeed kii nala joogaa alshaabaab ayuu ku andacoon inuu nala dhameynayo kii naga shira ama nala shirana wuxuu miiska soo saarin argagixiso,kii naga soo hoejeedana ayaguu kaalmeyn si uu arimhiisa u gaaro,amaba ama anaguu nala feersafan si uu noo hogo.waxna looga qaban waayo. marka waa muqadis in tallada iyo hogaanka dalkeenu kusoo noqdo ummadda soomaaliyeed.,heer waxaan gaarney xataa dalal dhul iyo dadba naga heystaa ay dalkeena intii soo hartey ciidamo ka joogaan halkii ummadda soomaaliyeed waligood qalbigooda iyo maskaxdoodaba kusoo dhicin.
marka labaad waxaan magdhow miiska u saaraya dalalkii gumeystey dalkeena iyo dadkeena waayo waa danbi weyn lagana galey dadkeena iyo dalkeenaba dhibtii ay nooga tageen ayaa ilaa maanta soomaali la ildaran tahay waxaana ka sii daran waxay noo sii geysteen wakhtigan xaadirka ah waxana cadeyn u ah in adduunka inta kuwooda ku lug leh danbiyada la heshiiyaan ummado kale hadana dhulkii aan adduunkaba ka laheyn ka dhigeen lama dagaan abid'
hadii aan dalkeena xoog lagu qabsadeen maanta soomaaliyi ma kala qayb qaybsanteen,dadka soomaaliyeedna waxay ahaan lahaayeen kuwo mideysan,
hal dal ah,
hadii aan dalkeena xoog lagu qabsadeen maanta soomaaliyi ma kala qayb qaybsanteen,dadka soomaaliyeedna waxay ahaan lahaayeen kuwo mideysan,
hal dal ah,
marka saddexaadna raadinta soomaali mideysan sharcigana u wada siman,ilaa iyo inta ay soo noqotey dowladnimadeena waxaa dadkeena qaarkis afduubeen sharcigii dalkeena iskana sareysiiyeen ummadda inteedii kale.waana mida keentay in dowlada soomaaliya loo arko hadba madaxweynihii kursiga ku fadhiyaa reerkiisu meesha leeyihiin ummadda soomaaliyeed inteeda kalena ku hor baarqabeeyaan.ummadda inteeda soo harteyna wax uga sheegaan hogaanka xukuumadaas markaas jirta.ulana shaqeyn waayaan.
marka afaraad ka ilaalinta ciida iyo dadka soomaaliyeed wixii waxyeelaya sida jiritaankooda sharaftooda iyo waliba habkii dadkeenu u amba qaadi lahaa nolol ay ayagu sameysteen iyo ka weynaanshaha baryada beesha caalamka ileen nin ku quudiyaa kuu taliye.si aan anagu isugu talino.
adduunku wuxuu gaarey meel waxkasta oo qarsoodi lagu wadda shiri jirey ummadda horteeda laga sheego sidaas darteed hore ayaan u iri uma soo hor istaagin umma soomaaliyeed horteeda inaan dhegdheer uga sheekeeyo.ee waxaan usoo hor istaagey inaan ku hago iftiinka horumarka iyo sidii aanu u noqon laheyn ummad jirta hanatana hogaanka dalkooda iyo talada noloshooda.
dadkeenu waxay ,maanta u baahan yihiin hogaan adag madaxweyne fuliya waxna ka qabta si cad qaylo dhaanta shacabka soomaaliyeed ka soo yeeraysa.waayo dalkastaa jiritaankiisu waa dadkiisa hadii aan wax loo qaban waxna laga qaban waxa dadka soomaaliyeed dhibaya lama oran karo dalkeenu wuxuu leeyahay hogaan madaxweyne.iyo madax hoos timaadaba.
markaan eegey dalal badan oo adduunkan ka mid ah dagaalna uu saameeyey waxaa ii cadaatey in dalkeena lagu hayo fara galin qarsoon kuna salaysa arimo badan hawguba horeysee yaysan soomaaliya soo kicin,waana mida aanu dooneyno inaan ka gudubno isku tashano,waxna qabsano,anagoo soomaali ah,cid kalena aan dantooda waddin.saan maba qaadi karnee.

dadka soomaaliyeed waa dad mid ah dagaal sokeeyana lagu khaldey amaba loo isticmaaley dagaal sokeeye iyagoo moodaya inuu midba midka kale neceb yahay indhahooduna wax kale aysan arkeyn isla iyaga mooyee.laakiin markii dhibtii soomaali yar iyo weyn gaartey waxaa soo noqday miyirkii soomaaliyeed arina waxaya gaartey halkii shaqsiga soomaaliyeed ku hadaaqi jirey tolbeeli waayey reer hebeloow maanta tolbeeli waayey soomaaliyeey waana wax lagu farxo waayo waxaan arkaa dadkeenii oo ka kaaftoomey qabiilka iyo dhibtiisa waana mida kaliya oo lagu wadda bad baadi karo.waana mida ay isku raaceen wadarta soomaaliyeed ama inta badan soomaaliyi shalay iyo qabiil maanta iyo soomaali mideysan..
hadaba dooro madaxweyne u qalma hogaanka dadkeena iyo dalkeena.
AMIN MUSSE.
musharaxa madaxweynaha.
musharaxa madaxweynaha.
No comments:
Post a Comment