Thursday, May 19, 2016

CAMBAREYN - GUMAADKA FOSHA XUN EE LOLA TAGEY SHACABKA SOOMAALIYEED EE LAAS CAANOOD.



waxaan halkan ka camaareynayaa dilka iyo tacadiga loola tagey shacabka soomaaliyeed ee                      LAAS CAANOOD kuawaasoo lagu khabayo in soomaali inteeda kale laga gooyo,sida sharciga dowlada federalka soomaaliya dhigayo waxaa maamul samyesan kara labo gobol iyo intii ka badan laakiin sharciga soomaaliya ee aanu sameysaney ma qorayo gobol ayaa gobolo kale ku khasbaya in dalka iyo dadkaba laga gooyo,

madaxda soomaaliland waxaan us oo jeedin iney faraha kala baxaan gobolada sool sanaag iyo cayn waayo soomaalidu waxay tiraadhaa FIQI TOLKIIS KAMA JANO TAGO taasoo aan ula jeedo soomaalidu ma kala go go i karaan,shacabna soomaaliyeedna shacabka kale kuma khasbi karo wuxuusan rabin.

arintana waaba ka weyn tahay khasab ee waa GUMEYSI SOOMAALI SOOMAALI KALE KU SAMEYNEYSO,arinta soomaaliland waddana waa madax labo af leh oo kala hadlaya hadalkiis waayo WAA NALA DULMIYEY IYO WAXBAAN DULMEYNAA KALA DUWAN,waayo shacabka soomaaliyeed dhibtii taabtey waa mida hada ummadda soomaaliyeed  ay u wadda xeyd xeydatey inuusan soo noqon hal marna aanu iska daaweyno shacabka soomaaliyeedna  qaybtii soo celisaa dulmigaas  iyadu mas'uul ka noqoto dulmigeeda.inta kalena meel uga wadda soo jeestaan.

shacabka soomaaliyeed ee waqooyi galbeed waa soomaali umana qalmaan in lagu khiyaameeyo waxaan sameyn maamul waayo gobolada soomaaliya intii maamul sameysan kartaba waa sameysatey intii aan sameysana waa ku mashquulsan yihiin laakiin waxaay kaloo sameysteen dowlad loo wadda siman yahay loona kala sokeyn tasoo ah DOWLADA FEDERALKA SOOMAALIYA mana aha dowlada shacab soomaaliyeed ka hor istaagi una diido karo shacab kale ee soomaaliyeed iney ka mid noqdaan waayo waxay la mid tahay SHACAB SOOMAALIYEED OO DOONAYA INUU SHACAB KALE OO SOOMAALIYEED XAQIRO JIRITAANKIISA IYO KA MID AHAANSHIHIISA DOWLADII UU SHACABKAASI ISKA LAHAA MANA SUURTO GALEYSO INEY DIB UGA DHACDO DADKEENA DHEXDIISA SHACAB XAQIRA SHACABKA KALE OO SOOMAALIYEED..

waxaan ku boorinayaa shacabka SOOL SANAAG IYO CEYN  iney u istaagaan jiritaankooda sameystaana madaxd nadiif ah ay doorteen kuna kuna hogaamisa  jidkii loo mari lahaa dantooda soomaalinimo taasaa jiritaankoodu ku sugan yahaye kalana xisaabtamaan wax qabadkooda mase aha madax diidey jiritaankoodii soomaalinimo iney amar ka qaataan ayagana matalaan martina uga noqdaan jiritaankooda soomaalinimo.runtu waxay tahay WAA MUQADIS JIRITAANKA SHACABKA SOOL SANAAG IYO CEYN WAANA MUQADIS SHACABKA SOOL SANAAG IYO CEYN OO KA MIDA DOWLADA FEDERALKA SOOMAALIYA.MIDNIMADA SOOMAALIYANA WAA MUQADIS.SHACABKA SOOMAALIYEED OO AYAGU TALLADA DALKOODA GACANTOODA  KU HAYSTANA WAA MUQADIS.

AMIN MUSSE.
musharaxa madaxweynaha.








No comments:

Post a Comment

SCREAM.

SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...