Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Thursday, May 19, 2016
WA KU MUQADIS MAAMULADA GOBOLEDYADA & DOWLADA FEDERALKA GARAB ISTAAGA SOOL SANAAG & CEYN AF & ADINBA.
Waxaan halkan toos uga markhaati nahay qoristii qaybtii ugu danbeeysay ee taariikhda mugdiga ah ee shacabka soomaaliyeed meel uga soo wadda jeesteen iney soo af jaranto.waxaan ummadda soomaaliyeed mar labaad ugu baaqayaa in maamulkasta iyo dowlada soomaaliyaba garab istaagaan shacabka soomaaliyeed ee SOOL SANAAG IYO CEYN si ay u gaaraan rabitaankooda ah iney soomaali wax la qaybsadaan,waxaa kaloo muhiim ah in shacabka gobolada waqooyina laga caawiyo sidii ay u yeelan lahaayeen madax daacad ah wadaniyaal soomaaliyeed ah kuna hagta shacabka waqooyi galbeed jidka soomaali oo dhami raacdey waayo waa la afduubey lana manjo habaabiyey.iyadoo kusri qaab xun la siistey jiritaankoodii gabaadna laga dhitey fulinta danah shisheeye iyo cadowga ummmadda soomaaliyeed.dadkeenu been ma maahmaaho sidaas darteed SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...
-
World like age wars, the wars of the middle centuries. the wars that brought the world fronts in one place which continents cross fought eac...
-
........ INTELLIGENCE ........ For the human faculty of thinking and understanding is called intelligence. Intelligence has been defined i...
No comments:
Post a Comment