Amin Musse Afhayeenka Ummadda Soomaaliyeed. Musharaxa Madaxweynaha.
Thursday, June 9, 2016
ISLAMKU WAA QAYB KAMIDA AMERIKA " ISLAM IS PART OF AMERICA"
MAANTA IYO DADKA ADDUUNKA.
dad baadan ayaa moodey in madaxdaa adduunku ka soo horjeedaaan islaamka,madaax badaanaa waa aay khaaldaameen iyaagoo qalbigaa u raaricinayaa dhawaaaqa inyar oo dadka ah jecleystayna in dadka muslimka ah ee ka midka ahi isqaawiyaan sida cadaadada ka ah galbeedka iyo waqooyiga aamerica ama adduunka cusuba.
hadaba sida qofku isu qaawiyo ama isu da'do waa doorasho khaas ah, haa ahaato mid diin iyo mid dhaqan baa.qofna xaq uma laha inuu qof ku khasbo inuu diintiisa ka tago ama in dharka uu qabo lagu takooro.
dad badan ayaa u maleeyeey la dagaalanka argagixisadu iney tahay la dagaalaanka diinta islaamka waase laga daaweeyey,si cad,
xuquuqda qofkaa bini'aadamka ahi waa aasaaska noloshaa maarka ma aha in qofka bini'aadamka ah la duudsiiyo xuquuqdiisa.
AMIN MUSSE
mushaaraxa madaxweynaha.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
SCREAM.
SCREAM. SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM SCREAM. BETWEEN HARD ROCK AND STONE. Many of us we can daily face many difficult roads to follow or just...
-
Dal aan ciidan laheyn waa dal dadkii lahaa laga leeyahay,waxaa taariikhda africa iyo tan adduunkuba qireen in soomaali aheyd libaaxii af...
-
World like age wars, the wars of the middle centuries. the wars that brought the world fronts in one place which continents cross fought eac...
-
........ INTELLIGENCE ........ For the human faculty of thinking and understanding is called intelligence. Intelligence has been defined i...
No comments:
Post a Comment